Top secret Meeting Between Kulmiye and Qaran !!!!!!!!!!!!!!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Top secret Meeting Between Kulmiye and Qaran !!!!!!!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

hadhwanaag 2007-07-21 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Hogaanada Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE iyo Urur Siyaasadeedka Qaran ayaa maanta shir-albaabadu u xidh-naayeen ku yeeshay Xarunta Xisbiga Kulmiye ee Magaalada Hargeysa.
Sida waxa shabakada Hadhwanaag u xaqiijiyey ilo u dhuun-daloola Xisbiga Kulmiye, waxaana la sheegay inay shirkaas kaga wadahadleen sadex qodob oo ay kaga tashanayeen aayahooda Siyaasadeed ee wakhtigan iyo kan fog-ba.
Kulankaa ay labada dhinac yeesheen Waxa Xisbiga Mucaaarid ah ee KULMIYE goob-joog ka ahaa Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo], oo ay wehelinayeen Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Xisbiga oo uu ka mid yahay Mohamed Cabdi Adan [Iskeerse, Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, Xaaji Cali Cabdi Saayiq, Mohamoud Dhool Dahable, Cismaan Cabdilaahi Cigaal iyo Mohamed Kaahin Ahmed.
Dhinaca Urur Siyaasadeedka Qaran waxa Shir-kaa albaabadu u xidhnaayeen madasha fadhiyey Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Qaranka Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, oo ay wehelinayaan Gudoomiye ku-xigeenka kowaad Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, iyo Gudoomiye kuxigeenka labaad Jamaal Caydiid.
Waxaana la sheegay in shirkaas albaabadu u xidhnaayeen ay labada dhinac is-la soo qaadeen sadex qodob oo la sheegay inay kala yihiin:-

1. In danta Xisbiga iyo danta Shakhsiga ah mar-walba laga horaysiiyo tan guud.
2. In marka hore Mucaaridku is-weydiiyo, kana baraan dego in Doorashooyinka soo socdaa ku qabsoomayaan xiliyadoodii.
3. Sidii ay Mucaaridku iskugu duubnaan lahaayeen, maadaama Mucaaridku dhamaantii doonaayo is-bedel maamul oo kan hadda jira ka wanaagsan.
Sida ay tibaxayaan warar lagu kal-soon yahay inuu qorshuhu ahaa inay shirkaas mucaaridku u siman yihiin, oo labada Xisbi Mucaarid KULMIYE,UCID iyo Urur siyaasadeedka Qaran,laakin nasiib-daro waxa kulankaas ka soo xaadirin ayaa la sheegay Xisbiga Mucaaridka ee UCID lama sheegin sababta ay shirkaas uga baaqdeen.
Dhinaca kale, warar aan lagu kal-soonayn ayaa sheegaya sababta uu shirkaas uga baaq-day Xisbiga Mucaaridka ee UCID ay tahay iyaga oo aan isku wanaag-sanayn Urur Siyaasadeedka Qaraan maadama uu kulankaas qeyb ka yahay.
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Top secret Meeting Between Kulmiye and Qaran !!!!!!!!!!!!!!!

Post by Karbaash_killa »

aryee, ... ardee kaagan siyaasada waqooyi ilaa iyo saakayba nagula soo kalahay.. miyaad yaro nagala beedhid qudhunkaan miidhan... yaah?
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Top secret Meeting Between Kulmiye and Qaran !!!!!!!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Aboowe fiiri kaagan reer Burco Laughing beryahan xagga siyaasada wan ka dhacsana oo shaqo iyan busy ku aha... laakin se hadda of iyaan ahay, siyaasada somaliland not Waqooyi will be posted alot on here...

Kaalay saxib... Im hearing the TFG aka Puntland goveremnt is getting terrorised in Xamar Laughing five killed today alone....
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Top secret Meeting Between Kulmiye and Qaran !!!!!!!!!!!!!!!

Post by Karbaash_killa »

war ninyahow..filinka wey is badashay.. nimankaa puntalnd.. ninka ey ku tashanayaan xataa la lama tashado ee wa la dulmaraa.. odeyga talo ma hayo.. ee hadda waxaa isku taagan The Harti abgaal moryaans who where chased out by HG ...are now in xamar with the ethios carrying out dac and sh!t.. even the other abgaals are starting to take part in the karbaashment of The M,dheere moryaans and the Ethiopinas... but the sad thing is in every bump heads ... innocent people are killed in their dozens...

This will be costly.. but sure will succed.. odeyga biijo and gheedi are tryng to get rich from forren AID,, but filinka waalala fahmay and the west is responding in slow motion!
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Top secret Meeting Between Kulmiye and Qaran !!!!!!!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

I heard Casho Bijos wants sack the prime Minister Geedi Laughing there is big khilaaf between them, and i guess they couldnt agree on the money they have been given by the Donors Laughing
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Top secret Meeting Between Kulmiye and Qaran !!!!!!!!!!!!!!!

Post by Karbaash_killa »

Gheedi had a plan to assinate him if everything became a success.

The Point is sxb.. Gheedi and biijo ..are both confused.... M.dhere has more power then both of them... he speaks to them like kids... ..look at suuqa bakaaraha... Cabdi qeybdid fell out with M,dheere already over who will protect it... cabdi made a force to protect it... M.dhere sent moryaan to robb it.. making more it difficult for this goverment to ever be accepted but Gheedi is silent and scared to tell him off... while Biijo is powerless but clueless... people not concerned about biijo because it all backfired on him and abgaal warlords are streering this thing to hell!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”