well known Dhullo Man gets Kidnapped in YEYLE !
Posted: Mon Jul 23, 2007 5:47 am
Yeyle(Jidbaale.com):-Maamulka Falaagada Ah ee isku magacaabay Somaliland ayaa wararka naga soo gaadhay magaalada Yeyle sheegyaan in uu halkaas ka kaxaystay odayaal tiradooda dhan tahay 5 oday oo uu ka mid yahay odayga ugu caan san ragga ka soo horjeeda maamulka Falaagada ah ee deegaankaasi muddooyinkan danbe ku soo siqayey, odaygaas oo lagu magacaabo Dirir Samatar.
Malayshida ka xaysatay Odayasha ayaa waxa horkacayey ninka lagu Magacaabo Mahad Canbaashe Cilmi Xiir oo dhawaan loo magacaabay hogaanka malayshiyada Riyaale ee deegaanka Yagoori, odayaashan ayuu ina canbaashe waxa uu u afduubay dhinaca Caynaba halkaas oo ay ku sugan yihiin hogaanka Malayshiyada maalmulka Hargeysa.
Odayaasha deegaanka ayaa is hortaagay in uu maamulka Hargeysa joogaa ku soo fido dhulka Daraawishta, waxayan odayaashani hore isu hortaageen baraago laga qoday duleedka yeyle, ilaa iyo haatan lama oga xaalada odayaasha la qafaashay sida ay tahay