Page 1 of 1

TFG Troops Arrest Two Men For Using Cell Phones!

Posted: Thu Jul 26, 2007 9:33 am
by Biif Baaf
Ciidamada dowladda oo xabsiga dhigay labo nin oo ganacsato ah iyo shaqaalo la socday

Mogadishu 25, July 07 ( Sh.M.Network) Ciidamada booliska dowladda ee ku sugan dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa waxa ay xabsiga u taxaabeen labo min oo ganacsato ah oo badeecooyin kala soo dagay dekeddaasi iyo 3 nin oo shaqaale u ahaa, inkastoo raggaasi markii dambe la sii daayay.


Ibraahim Macalin Axmed oo ka mid ah ganacsatada gobolka Banadir ayaa shabelle u xaqiijiyay xarigga loo geystay raggaasi oo uu sheegay in maanta galinkii dambe uu dhacay.

Waxa uu sheegay in sababaha loo xirey raggaasi ay aheyd mobile ay ku isticmalayeen gudaha dekedda meelo aan loo ogoleyn in lagu hadlo.

Waxa uu sheegay in raggaasi la sii daayay goor dambe oo galabta ah ka dib markii ganacsato kale ay xiriiro la sameeyeen maareeyaha dekedda.

Waxa uu sheegay in ciidamada booliska ay dalbadeen lacago lagu sii daayo, laakiin aysan dhicin.

Arimahaan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xilli kulamo xasaasi ay ku leeyihiin Muqdisho ganacsatada suuqa Bakaaraha iyo saraakiisha ciidamada amaanka.

Dhinaca kale howlo amaanka lagu sugayo laguna furayo wadooyin ku yaala suuqa Bakaaraha ayay maanta si wada jir ah u sameeyeen ciidamada booliska iyo ganacsatada suuqa bakaaraha, Sida uu shabelle u sheegay Ganacsade Cali Dheere.


Shabelle Media Network Somalia
E-mail us: info@shabelle.net

Re: TFG Troops Arrest Two Men For Using Cell Phones!

Posted: Thu Jul 26, 2007 9:39 am
by gurey25
biif Baaf by using TFG you are accepting and acknowledging the mistaken idea that there really is a TFG.

you should use only Embagathi Faction, or Punthopian

Re: TFG Troops Arrest Two Men For Using Cell Phones!

Posted: Thu Jul 26, 2007 9:41 am
by Biif Baaf
The Screw is on my nuts about that...he says "No Qabiil" blah, blah, blah...I want to see if he'll delete my posts eventhough it mentions no qabiil.

The assholes who call themselves "TFG" are nothing more than a bunch of blood thirsty criminals...they are not a government in anyway!

Re: TFG Troops Arrest Two Men For Using Cell Phones!

Posted: Thu Jul 26, 2007 9:45 am
by gurey25
no need to mention qabiil, if you think Punthopian empire is too fancy,
stick with embagathi faction.

it is a faction and not a government, and they will be "taken care of"

when the ethiopians leave.

Re: TFG Troops Arrest Two Men For Using Cell Phones!

Posted: Thu Jul 26, 2007 9:48 am
by Biif Baaf
^Agreed, Gurey. I will continue to call them the Mbagathi regime/faction, will wait to see what Mr. Screw does this time!