Heshiiskii beelaha Galbeedka magaalada Kismaayo oo burbur qarka u saaran
Heshiiskii dhowaan ay kala saxiixdeen beelo wada dega galbeedka magaalada Kismaayo kuna dagaallamay deegaanka Beerxaani ayaa u muuqda in uu burburayo kadib markii ay dhaceen falal dilal ah oo ay geysteen dad ka tirsan beelahaas.
Dilal dhawr ah ayaa dhacay 24-kii saacadood ee la soo dhaafay iyadoo dilalkaas kii ugu dambeeyey uu ka dhacay deegaanka Buur Gaabo, waxana dilkaasi geystey mid kamid ah beelaha ku dagaallay dhulkaas.
Heshiis dhowaan la dhex dhigay beelahaasi ayaa lagu dhammeeyey colaad muddo dheer soo socotey oo ay dad fara badani ku dhinteen hase yeeshee dhacdooyinkii ugu dambeeyey ayaa shaki gelinaya sii socoshada heshiiskaas.
Leyla Shiikh Aadan
SBC Kismaayo
Talhes kill more gaaljehels in Buur Gaabo
Moderator: Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 497
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Carriga Ingiriisiga
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 45 Replies
- 3885 Views
-
Last post by DayaxJeclee
-
- 22 Replies
- 2699 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 10 Replies
- 1377 Views
-
Last post by smooth
-
- 0 Replies
- 428 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 6 Replies
- 1797 Views
-
Last post by Grant
-
- 1 Replies
- 1466 Views
-
Last post by Garaad_LQ
-
- 20 Replies
- 2479 Views
-
Last post by OjOO
-
- 21 Replies
- 2780 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 1 Replies
- 809 Views
-
Last post by Basra-