Eritrea: Ethiopian soldiers infecting somali women with AIDS

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
adanboy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1184
Joined: Thu Mar 22, 2007 12:28 pm
Location: Struggle

Eritrea: Ethiopian soldiers infecting somali women with AIDS

Post by adanboy »

said the information minister on Al-Jazeera TV..Most of the ethiopian soldiers in Somalia were carrying the disease he told the TV.....atleast 3 somali women are infected with the deadly virus daily, he added..

Eretria oo Itoobiya ku eedaysay in ay ku xad gudubtay qaranimada Somalia isla markaana cuduro ku abuurtay haweenka Muqdisho

Wasaarada Warfaafinta ee wadanka Eretria ayaa shaaca ka qaaday in Somalia ay ka jiraan xadgudubyo xoogan oo ay wadaan ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha dalka Somalia.

Wasiirka warfaafinta ee dalka Eretria oo lagu magacaabo Cali Cabdoow Axmed ayaa sheegay in ciidamda Itoobiya ee howl-galada ka wado gudaha magaalada Muqdisho ay ku xad gudbaan muwaadiniinta Somalia, isla markaana ay dhacaan hantidooda.

Cali Cabdoow Axmed oo waraysi dheer siiyay TV-ga Aljazeera ayaa beeniyay warbixin ay dhawaan ay soo saartay Qaramada Midoobay oo sheegaysay in Eretria ay hub iyo waxyaabaha qarxa ku daabushay Somalia bilooyinkii ugu danbeeyay ayuu ku tilmaamay warbixinta QM mid been ah oo aan sal iyo baar lahayn oo ay soo aruuriyeen Maraykanka iyo Itoobiya oo diidan xasiloonida Geeska Africa,

Cali Cabdoow ayaa si dookale markii ugu horaysay soo ban dhigay warar sir ah oo sheegayo in ciidamada Itoobiya ay xad gudub u gaysteen muwaadiniin Somaliyeed gaar ahaan Haween ay ciidamada kuf sadeen sida uu sheegay Cali Cabdoow Axmed oo ah Wasiirka Warfaafinta Eretria,uu caddeeyay in Ccidamada Itoobiya ay maalintiiba qaadsiiyaan cudurka HIV-ga ilaa iyo saddex haween oo ku sugan magaalada Muqdsiho.

Dhinaca kale, Cali Cabdoow ayaa soo hadal qaaday kooxaha Mucaardaka ku ah Dowlada Federaalka Somalia ee ku sugan gudaha dalkiisa oo ah buu yiri kooxo xaq u dirar oo doonayo in ay Somalia ka xureeyaan cadawga ku soo duulay dalkooda Somalia sida uu hadalka udhigay, waxa uuna bogaadiyay Maxkamadihii Islaamka oo soo celiyay qaranimadii Somalia ee burburtay mudadii 17-sanno aheyd balse ay markii ay hanteen taageerada shacabka ay ku soo duuleen dowladaha Maraykanka iyo Itoobiya.



Abdifitahaam Ahmed

http://waagacusub.com/28.07.07.10.htm
Email:
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Eritrea: Ethiopian soldiers infecting somali women with AIDS

Post by galia »

Walahi this is sad, what happening to us somalia's?

We need to organise ourseleves to resust the ethiopians and free ourselves
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Eritrea: Ethiopian soldiers infecting somali women with AIDS

Post by galia »

Walahi this is sad, what happening to us somalia's?

We need to organise ourseleves to resust the ethiopians and free ourselves
*Arabman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2297
Joined: Fri May 04, 2007 2:17 pm

Re: Eritrea: Ethiopian soldiers infecting somali women with AIDS

Post by *Arabman »

[We need to organise ourseleves to resust the ethiopians and free ourselves]

Agreed.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”