Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Beesha SADE Oo Lagu Xirxiray Magaalada Nairobi?. Sirdoonka Dowladda FKMG Oo Lagu Eedeeyey Inay Ka Dambeeyeen Falkaasi?
Jul 30,2007
by Nairobi-GEDO-NN
Siyaasiin, ganacsto iyo waxgarad ka soo jeeda beesha SADE ayaa maanta lagu xirxiray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kadib markii ay dhowaahaan ay wareegtooyin joogto ah ay ku hayeen qaar ka tirsan maleeshiyada ciidanka sirdoonka ee dowladda federaalka ku meel gaarka ah oo ku sugan magaalada Nairobi sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay oo qaraabo la ah masuuliyiintii la xirxiray.
Masuuliyiinta la xirxiray ayaa waxaa ay tiradoodu gaareysaa 11 qof oo isugu jira siyaasiin, waxgarad iyo ganacsato ku sugnaa magaalada Nairobi. Xarigga loogeystay masuuliyiintaasi ayaa booliska Kenya ay ka soo qabqabteen Hoteel ka mid ah hoteelada magaalada Nairobi oo mulkiilahaa uu ka mid ahaa dadkii la soo xirxiray ayaa waxaa ay intoodii badneyd ay ku sugan yihiin Madaarka magaalada Nairobi, iyada la filayo tan iyo berri in loo dhoofiyo magaalada Muqdisho sida ay sheegeen ciidanka Booliska oo la xiriiray.
Ciidanka Booliska ee wadanka Kenya ayaa sheegay inay dadkaasi loo xirxiray codsi ugu yimid dowladda federaalka ku meel gaarka ah oo waxgaradkaasi si gooni u raadinayey, ayna u dhoofin doonaan kuwa aan haysan dhalashada wadamada kale magaalada Muqdisho ee caasimadda wadanka Soomaliya.
Mid ka mid ah ehelada masuuliyiintii la xirxiray ayaa Gedonet u sheegay in arrintaani ay la yaab ay ku noqotay in dad kooban oo hal beel ka soo jeeda oo dhalashooyin kale duwan wata si gooni ah loo ugaarsado, ariintaasi ay tahay arrin cawaaqib xumadii ka timaada ay qaadi doonaan kooxahii falkaan ka dambeeyey ayuu masuuku sheegay. Isagoo hadalkiisii watana waxaa uu yiri "Niman Soomali ayaa in muddo ah ku agwareegayey hoteelka laga soo qabqabtay waxgaradkaasi oo qaar ka mid ahi ay la socdeen ciidanka Booliska kenya markii ay hoteelka kale soo baxeen dadkaasi.
Siyaasiintaasi iyo waxgaradkaasi ayaa waxaa loo kale bixiyey labo qeybdood, iyadoo kuwa wata dhalashada wadamada kale meel gooni ah lagu hayo oo laga yaabo in loo dhoofiyo dalkii ay dhalashooda heystaan. Dadkaasi ayaa waxaa ay muddo dheer ay deganaayeen wadanka Kenya, haystana sharci rasmi ah, ganacsi balaaran ku lahaa.
Waxii ka soo kordha xarriga loo geystay Waxgaradkaasi kale soco Gedonet
Maxamuud Ali Dhurwaa-GEDO-NN-Nairobi
DEG DEG Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Beesha SADE Oo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 497
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Carriga Ingiriisiga
Re: DEG DEG Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Beesha SADE Oo
Waryaa I don't know about this new one but I heard last week...ina khalif shire the brother of ibrahiim khalif shire [the leader]...the reer-dalal guy axmed jalato...I also heard all except two were reer-siyaad....
But I will call my dad in kenya right now....

But I will call my dad in kenya right now....
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: DEG DEG Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Beesha SADE Oo
Sadeboi, keep us posted 

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: DEG DEG Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Beesha SADE Oo
Waa wada reer Siyaad except for two, i heard it couple days ago lakin i was busy studying when ppl were talking about it and i thought it was rumours
majeerteen baa dacweeyaa la yiri, waa argagaxiso bay yiraahdeen including the hotel owner

majeerteen baa dacweeyaa la yiri, waa argagaxiso bay yiraahdeen including the hotel owner
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 345 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 532 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 1 Replies
- 489 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 5 Replies
- 571 Views
-
Last post by EastAfrica
-
- 3 Replies
- 591 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 5 Replies
- 978 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 69 Replies
- 13310 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 3 Replies
- 27 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 13 Replies
- 1059 Views
-
Last post by Shankaroon_614