Hawiye iyo Itoobiyaan oo u baahan in laga badbaadsho Dalka Soomaaliya
Magaalada Mugdisho Ayaa Bilooyinkaan ugu danbeeyay waxaa isku Hayo Qabiilka Hawiye Iyo Xoogaga Ciidamada Itoobiyanka Ah ,Hawiya oo Soomaaliya gaarsiiyey maanta meyshey mareysa iyo Itoobiyaanka oo sii baabiyey intiiyareed ee ilaahay uu ka badbaashay Hawiya ay bur burisay shacbkii dhibka ku qabayna Hawiya ay ugu sii dartay
Magaalada Mugdisho oo aheyd meel iska baaba,san 17 sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa ugu siidaray Xoogaga ciidamada Itoobiyaanka ah maalin Iyo habeen Ku wada Duqeen aan kala Joogsi laheen Oo aan Loo Meel Dayin , duqeentaas ayaa Muddo 10 maalin ah waxaa Ku dhintay in ka badan 1000 qof oo Soomaali ah oo u badan Caruur iyo haween iyo Duqoowsho kuwaas oo qaarkood Yaalay Meedkooda Wadooyina uu dagaalka ka socday oo lawaayay awood Lagu soo qaado arima Laxariira Dagaalka oo aad iyo aad u xun oo Labada dhinac Isku Riddaayeen Hubka nuucyadiisa kala duwan , waxana Markaas Ka Bara Kacay Magaalada Muqdishi in Ka badan 1.5 Milyan oo ku dhibaateesnaa Hareeraha Magaalada Kuwaas aan heysan wax Cuntaa Ah iyo meel ay ka galaan qoraxda iyo qaboobga iyadoona Lawaayay Hay,ado Caawiya dadkaasi qaxootiga ah oo kasoo Barakacay Guryahooda Sababo laxariira Habeen iyo Maalin duqeeska Ay kawadaan Ciidamada Itoobiyaanka ah oo aan u naxariisanayn Shacabka maatida ah ay daqiiqad kasta ku Rida hubka Loo Yaqaan BM
Qabiilka Hawiya ah ayaa 17 Sano Ku hayay Umada Soomaaliyeed Dowladda la,aan Iyo Kala Danbeen La,aan, Qabiilkaas Oo ah Qabiilka ugu awooda sareeya Ee Maanta Ka Jira Dalka soomaaliya , qabiilkas oo loo waayay Awood Lagu qabto ama Loogu Taliyo aaya waxaa loo soo waday Xoogaga Ciidanka Itoobiyaanka ah Kuwaas oo ka siidaray xaalka Soomaaliya meesha uu Marayay , kuwaas Oo isku dagaalay shacabka dhaxdiisa oo Maati u badan ku xasuuqay Gudaha Soomaaliya ayagoo Isku heesta dano Gaar ah iyo Mid siyaasadeedba taasoo Soomaaliya ka dhigtay meel cabsi iyo mugdi badan
Qabilka Hawiye ayaa Ku andacoonaya in xoogaga Ciidamada Dalka Itoobiya ay Xoog ku soo galeen Dalka Soomaaliya Kuwaas oo Raba in ay Gumeysi ku Reebaan Soomaaliya , xoogaga ciidamada Ee dalka Itoobiya oo wadanka ku soo galay In ay ka Taqalusaan waxa loogu yeeray Ladagaalanka argagixisada ayagoo Gacan siinaya Dowlada Soomaaliya ayaa iyaguna ah kuwa rabsa in ay gumeystaan Soomaaliya
Hadaba Maanta waa arkaan Caalamka waxa ay isku Hayaan qabiilka Hawiye Iyo Xogaga ciidanka Itoobiya , sida Muuqatana Caalamka oo dhan waa iska indha Tirayaan Wax waliba oo ka dhacay Soomaaliya ayagoo Had Iyo Jeer ku andacooda in ay Soomaaliya Ay Tahay Goob Magan Galiso Argagixisada.
Soomaali badan ayaa isweydisa sababta ay ugu aamusan yihiin Caalamka xaaladda jahwareersan Ee Soomaaliya iyo Xogaga Isku Haya Magaalada Mugdisho Kuwaas oo ku Dhaxtagaalamaya Maatida Soomaaliyeed dhaxdooda kuwaas oo aan Awooda u laheen in ay Soomaaliya isga cararaan ama Meelo Kale ay Ku bad baadiyaa Noloshooda aan Haysan
Hadaba caalamka waxaa laga fadhiyaa In Laga Badbaadsho Dalka Soomalaiya Qabiilka Hawiye iyo Itoobiyaanka Kuwaasi oo aan dan u heynin shacabka Soomaaliyeed in ay sii bur buriyaan maahinee.
Hawiyaha ooo wali iska rabo in uu ku sii jira Isbaaradii iyo biliqadii aan xadka laheyn iyagoona ka doorbiday Qaranimadii Soomaaliya isbaaro iyo dhac iyo kufsi aan lagu gaarreynin wax horumar ah
Halku dhiga Beelaha Hawiye oo ah is xukumi mayno nala xukumimaayo waxna ma xukumeen
Waxaa isweydiin mudan maxuu Hawiyahu dhamaa Itoobiyaanka wadanka waa bur buriyey Soomaali oo mid ahna wuu kala racadeeyey mana doonaayo hawiyaha in mar kale la helo qaranimo Soomaaliyeed intaasna waa inta ay rabta Itoobiyaanka marka soo ma ah hawiyaha itoobiyaanka Isma dhaanto iyo dhashood
http://dayniile.com/agoosto/1agoosto11.htm
Hawiye iyo Itoobiyaan oo u baahan in laga badbaadsho Dalka S
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 497
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Carriga Ingiriisiga
- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Hawiye iyo Itoobiyaan oo u baahan in laga badbaadsho Dalka S
Hawiye ===NO BRAIN AT ALL
Amhaar ===DONT CARE ABOUT SOMALIA AND SOMALIS
Amhaar ===DONT CARE ABOUT SOMALIA AND SOMALIS
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Hawiye iyo Itoobiyaan oo u baahan in laga badbaadsho Dalka S
costa how bout darood mj
- kkk47
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2261
- Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
- Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
- Contact:
Re: Hawiye iyo Itoobiyaan oo u baahan in laga badbaadsho Dalka S
Costa
ar'nt you Amxaar?
ar'nt you Amxaar?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 1059 Views
-
Last post by Alphanumeric
-
- 159 Replies
- 5853 Views
-
Last post by skywalker25
-
- 1 Replies
- 545 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 3 Replies
- 548 Views
-
Last post by Alphamale1
-
- 4 Replies
- 1111 Views
-
Last post by DarthSomali
-
- 10 Replies
- 854 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 1 Replies
- 387 Views
-
Last post by CaliBurco
-
- 9 Replies
- 1007 Views
-
Last post by The-Screw