Kililka 6aad oo ay ku soo badanayaan beryahan

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Kililka 6aad oo ay ku soo badanayaan beryahan

Post by Sir-Luggoyo »

Kililka 6aad aka former Somalia oo ay ku soo badanayaan iskuulada lagu barto Afka Amxaarada.

Labadii bilood ee la soo dhaafay Isguulada gaarka loo leeyahay ee Muqdisho waxay luqadahii laga baran jiray ee Somali,English iyo Carabiga ku biiriyeen barashada luqada Af Xabashiga taas oo ay isu diiwaangeliyeen boqolaal dadweyne ah oo isugu jira ganacsato iyo dhalinyaro xaafadeedyo.

Maamulaha Machadka Al Imra ee Muqdisho Cabdi Macalin Xuseen ayaa sheegay inay luqada Xabashiga ku kordhiyeen luqadaha ay dhigaan,wuxuuna sheegay inay boqolaal dadweyne ah isu diiwaangeliyeen oo bartaan.

" Af Xabashiga dadka barta ayaan ka mid ahay,maxaa yeelay hadii ay I qabtaan ama si kedisa aan ula kulmo iyagoo baaris ku jiraa waa igu qasab inaan helaa erayo aan isaga difaaco"sidaas waxaa Waagacusub ugu waramay Maxamed Cali Sheekh oo ka mida ganacsatada Suuqa Bakaaro.

Khaliif Cumar oo ah Gudoomiye ku xigeenka Dallada Isguulada Private-ka loo yaqaan ayaa Waagacusub u sheegay in labadii bilood ee la soo dhaafay Muqdisho laga furay sedex Isguul oo ku kala yaalo,Shibis,Lafwayn iyo KM4,kuwaas oo ay dhigayaan Macalimiin Itoobiyaana balse dhalashadoodu tahay Soomaali.

Mr Khaliif wuxuu sheegay inay Machadyada qaar ku adkaatay sidii ay ku heli lahaayeen Macalimiin Itoobiyaana oo luqadaas dhigo.

"Soomaalida waxaa ku adag fahamka dhigaal erayeedka af xabashiga laakiin way fahmi karayaan ku dhawaaqista,sidaana waxaan ku ogaanay daraasad aanu ku sameeynay"ayuu yiri Gudoomiye ku xigeenka.

Taariikh ahaan waa markii ugu horeysay ee Muqdisho laga hergeliyo Machadyo lagu baranayo Itoobiyaan Language.

------------------------------------------------------------------------------------------

And the first lessons are "Guul wadow Meles Zenawi, Aabihii garashada"
1_londoner
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8904
Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am

Re: Kililka 6aad oo ay ku soo badanayaan beryahan

Post by 1_londoner »

wale?
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Kililka 6aad oo ay ku soo badanayaan beryahan

Post by COSTA »

Thats good news

Danaanish silki allaa?

intaasaa ka akhaanaa 8)
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Kililka 6aad oo ay ku soo badanayaan beryahan

Post by LiQaaye_TDH »

Zone 6 :lol: :lol: :lol: :lol:
1_londoner
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8904
Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am

Re: Kililka 6aad oo ay ku soo badanayaan beryahan

Post by 1_londoner »

:lol: :lol:
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Kililka 6aad oo ay ku soo badanayaan beryahan

Post by COSTA »

Waryaada Somaliland is part of the zone 6 so what are you laughing at :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Kililka 6aad oo ay ku soo badanayaan beryahan

Post by LiQaaye_TDH »

No its not :lol:

Zone 6 wtf, is this london or something :lol:
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Re: Kililka 6aad oo ay ku soo badanayaan beryahan

Post by Sir-Luggoyo »

[quote="LiQaaye_TDH"]No its not :lol:

Zone 6 wtf, is this london or something :lol:

[/quote]


:lol: :lol: :lol: :lol:

Well, if Ogadenia is Zone 5, then who is there to say Somalia ain't Zone 6? Since we started taking classes in Amharic, it may well be our official language
talyaaniman
Posts: 88
Joined: Mon Apr 23, 2007 4:02 am
Location: geela ayaan la joogaa dhulkana waa keymo badan dhexdood

Re: Kililka 6aad oo ay ku soo badanayaan beryahan

Post by talyaaniman »

somalidu waxay tidhaadaa nin losoo socdoow maxaad sugtaaba .

war hawiye ama xabashi ha barto ama ksiwahili cida loo socdaa waa iyaga meel kasta oo ay joogaana qoortaa loo dheeraynayaa
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”