Ciidamada Ethiopia oo lagu eedeeyay gabood fallo ay ka geysteen Kalinka 5aad
Click here to find shabelle news in English
Caabudwaaq 03, August 07 ( Sh.M.Network) Ciidamada Ethiopia ayaa lagu eedeeyay in ay xoolo ku laayeen dabna ay qabad siiyeen ku dhowaad 20 tuulo oo ku yaala kalinka 5aad ee dhulka ismaamulka Somalida Ethiopia.
Tuulooyinkaan ay gubeen ciidamada Ethiopia ayaa waxa ay hoosyimaadaan deegaanada Shilaabo iyo Wardheer, iyadoo halkaasi ay ku barakaceen boqolaal qoys sida uu shabelle u sheegay Cabdi Ibraahim oo ka mid ah qoysaskii laga gubay tuulooyinkaasi.
Waxa uu sheegay in ilaa 45 tuulo oo ku yaala halkaasi ay gubeen, isla markaana ay laayeen dhamaan xoolihii dadka ay ku dhaqanayeen.
Inta badan ciidamada Ethiopia ayaa waxa ay gaboodfaladaan ay geystaan marka ay dagaal kula jiraan jabhadaha ONLF iyo OLF ee Mucaaradka ku ah dowladda Ethiopia.
Ma ahan markii ugu horreysay oo ciidamada Ethiopia lagu eedeeyo falal la xiriira dhac iyo waliba dab ay qabadsiiyaan tuulooyin.
Click here to find shabelle news in English
C/kariim Bulxan
Shabelle Media Network Somalia
E-mail us: info@shabelle.net
Ciidamada Ethiopia oo lagu eedeeyay gabood fallo ay ka geyst
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
- Brav3Heart
- SomaliNetizen
- Posts: 668
- Joined: Sat Jul 14, 2007 10:30 pm
Re: Ciidamada Ethiopia oo lagu eedeeyay gabood fallo ay ka geyst
Ethiopia is trying to cut ONLF's food, thats all this is about. Since ONLF cant come in the cities or the bigger towns, they live on what the country people (reer badiye) give them. So killing all the herds and burning the villeges is like cutting the supplies from ONLF.
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ciidamada Ethiopia oo lagu eedeeyay gabood fallo ay ka geyst
[quote="Brav3Heart"]Ethiopia is trying to cut ONLF's food, thats all this is about. Since ONLF cant come in the cities or the bigger towns, they live on what the country people (reer badiye) give them. So killing all the herds and burning the villeges is like cutting the supplies from ONLF.[/quote]
from shilaabo to wardheer is mareexaan land lakin, ogaadeenka na dhex dago are the makaahiil and bah-geri..warkaan caabudwaaq baa laga soo diray
from shilaabo to wardheer is mareexaan land lakin, ogaadeenka na dhex dago are the makaahiil and bah-geri..warkaan caabudwaaq baa laga soo diray

- Brav3Heart
- SomaliNetizen
- Posts: 668
- Joined: Sat Jul 14, 2007 10:30 pm
Re: Ciidamada Ethiopia oo lagu eedeeyay gabood fallo ay ka geyst
[quote="DawladSade"][quote="Brav3Heart"]Ethiopia is trying to cut ONLF's food, thats all this is about. Since ONLF cant come in the cities or the bigger towns, they live on what the country people (reer badiye) give them. So killing all the herds and burning the villeges is like cutting the supplies from ONLF.[/quote]
from shilaabo to wardheer is mareexaan land lakin, ogaadeenka na dhex dago are the makaahiil and bah-geri..warkaan caabudwaaq baa laga soo diray
[/quote]
I understand, but those are the people were talking about the Makahiils and Bahgari, which makes sense that they flee to Wardheer city and Shilabo. anyways this didnt start right now. Its been going for a month, they've already done the same to Qorahay and Fiiq.

- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Ciidamada Ethiopia oo lagu eedeeyay gabood fallo ay ka geyst
Its wrong what they doing in kilinka 5aad
But i totally support what they doing in Mogadishu
its called operation cleaning donkeys

But i totally support what they doing in Mogadishu
its called operation cleaning donkeys

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ciidamada Ethiopia oo lagu eedeeyay gabood fallo ay ka geyst
war costa, shuban kugu dilaac niyo
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 283 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 0 Replies
- 600 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 5 Replies
- 421 Views
-
Last post by kaliil
-
- 14 Replies
- 1014 Views
-
Last post by Jeffrey Dahmer
-
- 0 Replies
- 451 Views
-
Last post by Adan*5
-
- 0 Replies
- 541 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 8 Replies
- 815 Views
-
Last post by incognito1
-
- 1 Replies
- 628 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 3 Replies
- 904 Views
-
Last post by kkk47