SDWO (Hargeisa 05/08/07) Maxamed Aar oo ka tirsan Qurbojooga Somaliland ee degan dalka Ingiriiska ayaa dalka yimid markii ugu horeysay tan iyo dagaaladii 88kii.
Maxamed Aar waxa uu ka tirsanaa mujaahidiintii xaq u dirirkii SNM. Maxamed Cabdillahi – Maxamed Aar Wuxuu ahaa gudooomiyahii hore ee Xisbiga Kulmiye ee UK.
Munaasibad xus Taallo loogu samaynayey Mujaahid Xasan Saleeban oo ahaa korneylkii u horeeyay ee u shihiiday xaq u dirirkii SNM ee dib u xoreyntii Somaliland 28kii May 1983 ayaa waxa soo agaasimay Mujaahid Maxamed Aar. Alla ha u naxariistee Mujaahid Xasan Saleebaan waxa uu ku shahiiday goobta taalada laga dhisay oo ah Bali-Cabane.
Munaasibadan taallada loogu dhisayey Mujaahid Xasan Saleebaan waxa dadka ka soo qaybgalay ka mid ahaa, Mujaahid Ibraahim Cabdilaahi Xuseen - Ibraahin Dhegoweyne, Muj. Cabdiraxaman Aw Cali Faarax, Mujaahid Maxamed Weerar, Mujaahid Nakruuma, Mujaahid Mustafe Xasan Nuur, Mujaahid Ismaaciil Maxamed Gadiid, Mujaahid Khaliil Cismaan Saban iyo Mujaahidiin kale oo badan.
Waxa kale oo munaasibadan taalada lagu dhisayey ka soo qayb galay, Wasiirka Arimaha Dibada Cabdillahi Maxamed Ducaale, Wasiirka Dibudejinta Abshir, Axmed Muxumed Madar oo ahaa dhalinyaradii UFO, Agaasimaha TV ga Qaranka, TV ga madaxabanaan iyo wargeysayada ka soo baxa Hargeysa.
Mujaahidiintii iyo masuuliyiintii ka soo qaybgashay munaasibadan dhagaxdhiga taalada Mujaahid Maxamed Saleebaan ayaa hadlo kooban halkaas ka soo jeediyay. Iyadoo halkaasna loogu duceeyay inuu dhamaan u naxariisto mujaahidiint
Munaasibad kale oo balaadhan oo uu agaasinkeeda leeyahey Muj Maxamed-Aar ayaa mujaahidiintu berri oo Isniin ah ku qaban doonaan Geed Deeble iyagoo duco ugu tegi doona qabuurahii lagu aasay mujaahidiintii tirada badnaa ee ay ka mid ahaayeen Alla ha u naxariistee Mujaahid Maxamed Xasan (Gacma Dheere) iyo Mujaahid Axamed Daahir (AxmedDhagax).
Guled Cabdi Sheekhaash
Hargeisa SDWO News Desk
New snm statue in the middel of hargesa Sl
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: New snm statue in the middel of hargesa Sl
Very Good , the people of Somaliland now recognizes their contribution and is more than ever thankful.
Ha ka kala fadhistaan dadka hadda laga bilaabo , siyaasad wax ka ma garanayaan ee
Ha ka kala fadhistaan dadka hadda laga bilaabo , siyaasad wax ka ma garanayaan ee

Re: New snm statue in the middel of hargesa Sl
''taalada laga dhisay oo ah Bali-Cabane''
Sucaad ali.......Huuno taalada Xaargeysa maaha, its somewhere is in the Hawd in Habar Yuusta deegaans
SAKHRAAN>SEEKER OF T & J.
Sucaad ali.......Huuno taalada Xaargeysa maaha, its somewhere is in the Hawd in Habar Yuusta deegaans

SAKHRAAN>SEEKER OF T & J.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: New snm statue in the middel of hargesa Sl
At least post a photo, sounds good. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 201 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 28 Replies
- 1551 Views
-
Last post by Madmadoobe
-
- 13 Replies
- 920 Views
-
Last post by bashe19
-
- 20 Replies
- 1087 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 27 Replies
- 3001 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 0 Replies
- 769 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 39 Replies
- 3409 Views
-
Last post by Basra-
-
- 10 Replies
- 1334 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 10 Replies
- 1959 Views
-
Last post by AbdiJohnson
-
- 0 Replies
- 336 Views
-
Last post by Advocatar