Tigre occupation HQ threatens the only remaining independent objective radio in Somalia:
Mogadishu 07, August 07 ( Sh.M.Network) Safaaradda Ethiopia ay ku leedahay Somalia ayaa maanta u hanjabtay Idaacadda Shabelle sababo la xiriira ka hadalka dhacdooyinka Somalia.
Mas'uul ka tirsan safaaradda Ethiopia ay ku leedahay dalka Somalia oo barqonimadii maanta la soo xiriirey shabakadda warbaahinta shabelle ayaa si kulul ugu eedeeyay in ay buun buuniso dhacdooyinka ka dhaca gudaha dalka Somalia.
Sarkaalkaan oo hadaladiisa ay ka muuqdeen caro aad u fara badan ayaa waxa uu ku goodiyay sida uu sheegay in uu soo fasixi doono madax ka tirsan amniga qaranka Somalia oo uu sheegay in uu ka celcelinayo shabakadda warbaahinta shabelle.
---------
Congratulations to Shabelle Media Network for making the Tigre occupation HQ angry
Keep up the good work, you got our support
