White muse fanax and afbijo and Ali mahdi have shir behind c
Posted: Tue Aug 07, 2007 10:27 am
Danjire Fall, Madaxweyne C/llaahi Yuusuf, Ra’iisal Wasaare Geeddi,
Cadde Muuse iyo Cali Mahdi Maxamed oo kulan gaar ah uga socda Muqdisho.
{Muqdisho}7.8-7
Wafdi uu hogaaminayo wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Mr. Francois Lonesy Fall ayaa goordhaweyd ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,
iyadoo wafdiga soo dhaweeyen xubno ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga shirweynaha Qaran.
Wararka ayaa sheegaya in xubnaha Wafdigan ay ka kooban yihiin 4 xubnood waxayna Magaalada Muqdisho soo gaareen saacada afrikada bari markii ay ahayd 10:15 iyagoo markii ay soo degeen si toos ah u tagay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya halkaas oo ay ku sugan yihiin Madaxweyne C/llaahi Yuusuf, Ra’iisal Wasaare Geeddi, Jen Cadde Muuse iyo Cali Mahdi Maxamed oo hoggaaminaya shirka Beelaha Soomaalida.
Wafdigaan ayaa sidoo kale lagu wadaa in ay ka qeybgalaan maanta shirka dib u heshiisiinta beelaha soomaaliya waxaana la filayaa in Mr fall khudbad u jeediyo ergooyinka ka qeybgalaya shirka.
Marka uu dhameysto booqashadiisa Muqdisho ayaa la filayaa Mr Fall in uu Saxaafadda la hadlo sida ay sheegayan warar ku dhaw dhaw xubnaha Wafdiga.