Togdheer Vs Sool 4-3.. Togdheer in the Final

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Togdheer Vs Sool 4-3.. Togdheer in the Final

Post by LiQaaye_TDH »

hadhwanaag 2007-08-07 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Xulka Gobolka Todheer ayaa u gudbay Ciyaarta kama dan-beysta ee Finalka,kadib markii rikoodhayaal ay kaga adkaaday Xulka Gobolka Sool 4 iyo 3

Ciyaartan labada xul ee Sool iyo Togdheer Galabta ku dhex-martay Garoonka kubada Cagta ee Hargeysa Stuim waxa daawashadeeda ka soo qeyb-galay dadweyne aad u tira badan iyo Masuuliyiin ka mid ah Dawlada. Kulan ay isaga hor yimaadeen labadan Kooxood ayaa ahaa mid ka duwan Ciyaarihii hore maadaama loogu baxayey Ciyaarta Finalka tartanka Ciyaaraha Gobolada. Waxaanay labada dhinac soo ban-dhigeen Ciyaar Weerar iyo Weerar Celisa oo aad u qurxoon.

Ciyaartani waxay ku dhamaatay sagaashankii daqiiqadood eber iyo eber ay isku mariwaayeen labada xul ee Togdheer iyo Sool, sida darteed sida uu dhigayo sharciga Ciyaaruhu waxa loo dhigay rikoodhayaal waxaanay qolo kastaana soo xuleen shantii Ciyaartooy ee uga qeyb-gali lahayd laaga rikoodhayaashaasi, hasayeeshee Gobolka Togdheer ayaa ku adkaaday kadib markii uu shantii rikoodhe ay dhaliyeen 4 ka mid ah.

Sidoo kale Gobolka Sool ayaa shantii rikoodhe waxay dhaliyeen 3 ka mid ah halka ay 2 gool iska khasaariyeen, sidaasi darteed waxay ciyaartii ku soo geba-gabowday 4 gool oo ay guushu ku raacday Gobolka Togdheer halka ay Gobolkii Sool-na keensadeen 3 Gool.

Xulka Gobolka Togdheer ayaa noqoday Gobolkii Ugu horeeyey ee u soo baxa Ciyaarta kama danbeysta ee tar-tanka Ciyaaraha Gobolada.

Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Togdheer ayaa waxa uu sugayaa labada Gobol ee Maroodi-jeex iyo Awdal ka soo badiya Ciyaarta beri galab ay yeelandoonaan.
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: Togdheer Vs Sool 4-3.. Togdheer in the Final

Post by Phd in naago kudis »

so liqaaye burco won again

how did saaxil do?
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Togdheer Vs Sool 4-3.. Togdheer in the Final

Post by Ina Baxar »

Weeiirrd!!
Wasn't that the word you're using the other day Liqaaye? Laughing
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Re: Togdheer Vs Sool 4-3.. Togdheer in the Final

Post by Sakhraan »

Ilka cas bastards !..................sool?.....do you mean Caynabo village

SAKHRAAN>SEEKER OF T & J.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Togdheer Vs Sool 4-3.. Togdheer in the Final

Post by LiQaaye_TDH »

Phd: This teams were in the semi-final:

Hargeisa
Togdheer
Sool
Awdal

Now Sool is out and Togdheer is in the Final, we see how it goes between Hargeisa and Awdal Cool I hope Hargeisa doesnt come out in the final, Hargeisa and Burco played each other so many times before in the final, lets try out the Awdal team this Year....

Sakhraan: Its some Lascanood, and Some Caynabo Players..... There was a article about this on Radiowidhwidh.com(reer Lascanood taking part in the Somaliland Tournament)
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Togdheer Vs Sool 4-3.. Togdheer in the Final

Post by The_Emperior5 »

BURCO USED TO BEAT KISMAYO BACK IN THE DAYS
Laughing Laughing
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Togdheer Vs Sool 4-3.. Togdheer in the Final

Post by COSTA »

[quote="LiQaaye_TDH"] Gobolka Togdheer ayaa waxa uu sugayaa labada Gobol ee Maroodi-jeex iyo Awdal [/quote]

Laughing Laughing Laughing @ Maroodi Jeex

Gobolkaas magac kale maloo waayey Laughing
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Togdheer Vs Sool 4-3.. Togdheer in the Final

Post by COSTA »

[quote="The_Emperior5"]BURCO USED TO BEAT KISMAYO BACK IN THE DAYS
Laughing Laughing[/quote]


Dont lie Kismaayo was the best in Somalia actually people used to call BRAZIL of Somalia Laughing
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: Togdheer Vs Sool 4-3.. Togdheer in the Final

Post by Phd in naago kudis »

[quote="The_Emperior5"]BURCO USED TO BEAT KISMAYO BACK IN THE DAYS
Laughing Laughing[/quote]

yeah i have heard that too Cool
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Togdheer Vs Sool 4-3.. Togdheer in the Final

Post by LiQaaye_TDH »

Costa your right Kismaayo was one of the best teams in somalia... Laakin Burco use to beat yor asses before the snm started Cool

1,Burco
2,Kismaayo
3, Banaadir
4, Hargeisa
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Re: Togdheer Vs Sool 4-3.. Togdheer in the Final

Post by Sakhraan »

Costa..........Sucaad Ali is right.....Burao/Togdheer used to be Kismayo/J/Hoose bogey team or as the German say ''Angstgegner''....on the few occasions that kismaayo didn't win the Somalia Regional championship T/Dheer beat them in quarter-Semis finals.


Liqaaye..........adeer beenta naga jooji Kismaayo was nr1 region when it comes to football, god knows how many times they won the title......i think Burco didn't even win the cup once.........Hargeisa won in 1984> with the Xaargeisa famous players with the names like> Deeq Saban, Jamaame, Cismaan Waxar, Diridhaba, Sacad, Shiine and many more.


SAKHRAAN>SEEKER OF T & J.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Togdheer Vs Sool 4-3.. Togdheer in the Final

Post by LiQaaye_TDH »

Costa check this out

http://togdheernews.com/index.php?name= ... le&sid=912

Togdheer's new Nickname Braziisha Somaliland Cool

Sarkhaan: up to 1984 Burco was the Number 1 Cool
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Re: Togdheer Vs Sool 4-3.. Togdheer in the Final

Post by Sakhraan »

liqaaye...........adeer maanaa waalan mise cadan baa laga heesayaaa Confused .....they never won the damn tournament how they could had been the best up the 1984.

Geeljirey ka yimi Bali dhiig wax noo sheegaya, adeer kismaay used to be the MAN U of Somalia, Burco was something like the Spurs.


SAKHRAAN>SEEKER OF T & J.
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: Togdheer Vs Sool 4-3.. Togdheer in the Final

Post by Phd in naago kudis »

my father who is reer burco

was tellin me burco used to karbaash everyone including kismayoo in football Cool
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Togdheer Vs Sool 4-3.. Togdheer in the Final

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="Phd in naago kudis"]my father who is reer burco

was tellin me burco used to karbaash everyone including kismayoo in football Cool[/quote]

I Heard this from alot of Hawiyes here in my Area, they even know the songs, that reer burco use to sing every time they take home the Cup Laughing and they were telling me Reer burco Fans use to be Crazy Hooligans, extra Police use to be ordered inn when Burco is Playing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”