Page 1 of 1

M/Dheere: A shameless traitor

Posted: Tue Aug 07, 2007 6:28 pm
by Somaliweyn
To our ''Dave Chapelle'', loving Sheikh Shariif and Geedi/Mdheere at the same time Laughing


See Politics: Clan section.

viewtopic.php?f=249&t=37463

Re: M/Dheere: A shameless traitor

Posted: Tue Aug 07, 2007 6:29 pm
by DawladSade
What abgaal baa tahay, Dr Yalaxoow waa Galmaax Yoonis Laughing Laughing

Re: M/Dheere: A shameless traitor

Posted: Tue Aug 07, 2007 6:30 pm
by sadeboi
Laughing

Yalaxoow, seriously, maxamed dhere and shiekh sharif are two different men on two different bandwagons, how can you like both?

Re: M/Dheere: A shameless traitor

Posted: Tue Aug 07, 2007 6:32 pm
by Gedo_Boy
Nolol Cusub is waging war against Mudolood by posing as Mudolood Laughing

Re: M/Dheere: A shameless traitor

Posted: Tue Aug 07, 2007 6:32 pm
by Luq_Ganane
Yalaxow is a typical Abgal. Indecisive, with convoluted, unclear 'Silid macsaro' inspired line of thinking.

Re: M/Dheere: A shameless traitor

Posted: Tue Aug 07, 2007 6:32 pm
by DawladSade
Yalaxoow was signed on now he left. He reminds me of that kid Truth, one day waa maxaakiim the other day waa Maxamed dheere supporter. Laughing

Re: M/Dheere: A shameless traitor

Posted: Tue Aug 07, 2007 6:35 pm
by Somaliweyn
Laughing

Priceless comedy: Geedi waa raisul wasaaraha Somalia....sheekh sharriifna waa amiirka soomaliya Laughing

Re: M/Dheere: A shameless traitor

Posted: Tue Aug 07, 2007 7:10 pm
by Gedo_Boy
See 1st hand the treachery of the "Southeast" and "Northeast" tribes

http://www.youtube.com/watch?v=GJvlgHFsCk0



2 can play that game Somaliweyn. Laughing

Re: M/Dheere: A shameless traitor

Posted: Wed Aug 08, 2007 4:49 am
by Somaliweyn
Southeast Laughing

If Southwest is Gedo/Garbahareey then Southeast is Kismaanyo/Jilib. I think you ment Benadir.


---

Anyways, I think you should address Dr.Yalaxow when it comes to Benadir Tigre Lovers.For he has contact with M.Dheere/Geedi etc.


As for me, my political views are known by most of Snetters. I represent the long-term interest of young Muduloods and because of this I harbor hate towards the traitors Geedi, Yalaxow, Dheere, ALi Mahdi etc. And cherish love for the legacy of great men like Adden Adden, Gen.Daud, Galeyr, Ismaciil Jimcaale Cosoble.


Unlike young Southwestern I can separate the bad from the good, and can find a new identity in post-1991. When will I see a Young Southwestern addmitting MSB's actions which brought Somalia to its knees and break with that tragic past?

Re: M/Dheere: A shameless traitor

Posted: Wed Aug 08, 2007 5:13 am
by DR-YALAXOOW
first somalinet archive waad ka fiirin kartaan.

xaaarsade
somaliweyn(tigree boy)
gedo boy
and mny other
like abdiwahab


maanta idiotskaas waxay iska dhigayaan dad wadaniyiin ah axmaarada ka soo horjeeda.

waa magac ilaaheey xitaa before MARKII wadanka ay gacanka ku haayeen BARI SAMAADKIII maxaakiimta, waxay mar waliba si aan gangabasho laheeyn u taageerayeeen CAASHO YUUSUF iyo MILEZ ZANAAWI.

DAGAALKIII ISLAAMKA MUJAAHIDIINTA MAXAAKIIMTA VS gaalada KIRISTAANKA ETHIOPIA markuu bilaawdey oo AY boqolaaal soomali islaamka dhiigoooda u hurayeeen JIHAADKA.

WALAAHI naagahaas aan magacyadooda kor ku korey waxay si buuxda u taageerayeen GAALADIII ETHIOPIA.

XITAAA xaarsade iyo SOMALIWEYN waxay halkan ku sawiri jireen MEEYDKA mujaahidiinta islaamiga sida IDAMAALE.COM iyagoo faraxsan kuna FARAXSAN nin ISLAAM AH WADANKIISA ka difaacaya GAAAL dilka la diley.

marka naagahaaas xaarsade somaliweyn and others oo xitaaa islaanimadooda iyo dadnimadooda u saamaxdey inay GAAAL XAARKA aan iska dhaqin iyo nin islaam ah dagaalamaya ay CUQDAD DARTEEED U TAAGEERAAN GAALKA. ayaa maanta iska dhigaya niman wadaniyiin ah.. war xaarsade somaliweyn gedoboy and other GABDHO waryaada orod futada weeyn beenta ka buuxdo meelo kale la taga.

first maxamed dheere waligeey ma taageerin. laakiiin maxamed dheere waaa million jeer ka xun BARRE HUURAAALE kismaayo markuu sidii gabar oo kale uga ordey yiri cuqdad awgeed(

axmaaaro iska dhaafee YAHUUUD xitaa waan soo wadanayaa) bal fiiri huuraaaale caqli xumadiisa iyo cuqdada ka buuxda.

gabartan kale la baxdey SOMALIWEYN ee shalay sheegatey inay abgaal tahay iyada waaba ugu darneeyd MILEZ ZANAAWI ayey maalin waliba halkan somalinet uga duceyn jirtey.


after maxaakiiim dagaaalkii diyaaradaha ay ku garaacayeeen ethiopia iyo mareykanka xamar ka socdey dhamaaan naagaha aan magacyadooda qorey waxay si buuxda u taageerayeeen ETHIOPIA IYO CAASHO YUSUF XASUUQA AY XAMAR KA WADAAN.


ANIGA markii ay dagaaal jihaad nin islaam vs gaaal futo xun ethiopian socdey lagama yaabo inaan wax ka sheego mujaahidka islaamka ah.

CALI GEEDI ayaaan hal maalin halkan ku qorey hadal yar amaan ah. hadalkaasna wuxuu ahaaa firs time last 16 years in washinton ay dawlada mareykanka ugu soo dhaweeysay STATESMAN oo kale. that was only reason aan u amaaney geedi.

maxamed dheerana waa nin xukun doon ah waad la socotaaan dagaalada hadda socda waa ninka kaliya ee yiri maxaakiimta waa in WADAHADALO lala furaa si ay TIGREEGA isaga baxaaan, nabad buuxdana loo heelaa.

m dheerena waxoogaas yar ee caqliga ee uu dheer yahay CAASHO YUSUF iyo huuraale and others waa sababta kaliya ee aan mar dhahay hadalkaas waa hadal maxamed dheere lagu amaani karo.


dhamaaad,, xaaarsade somaliweyn iyo ciyaaalka ay DHALEEEN MILEZ ZANAAWI waxba maanta ha iska dhigina niman wadaniyiiin ethiopianka ka soo horjeeda, waad ka xun tihiin CAASHO YUSUF milez zanaawi huuraaale qeyrdiid yo dhamaaan gaalo raaca.

Re: M/Dheere: A shameless traitor

Posted: Wed Aug 08, 2007 5:35 am
by eyes-only
DR-YALAXOOW up

Re: M/Dheere: A shameless traitor

Posted: Wed Aug 08, 2007 8:43 am
by COSTA
DR yalaxoow kuwaan wey ka qeylisyeen wa sidee

Hal su aal markii lagu weydiiyo hal bog buuxaa ku soo jawaabee Laughing

förresten den killen som använder Somaliweyn är Abdiwahaab han låtsas att vara din kusin men ska du acceptera den Laughing