Odayaasha beesha Saleebaan oo qaadacay shirka dib u heshiisiinta beelaha
Click here to find this article in English
Shabelle to air news in English
Mogadishu 08, August 07 ( Sh.M.Network) Odayaasha dhaqanka Beesha Saleebaan ayaa ku tilmaamay shirka dib u heshiisiinta mid aan looga hadleyn dhibaatooyinka ka jira dalka sidaasi darteedna aanu ka qeybgaleen.
Caaqil Cali Geedi oo ka mid ah odayaasha dhaqanka beesha Saleebaan ayaa waxa uu ku tilmaamay shirka ka soconaya magaalada Muqdisho in uu yahay mid lagu marin habaabinayo shacabka Somaliyeed, isagoo sheegay in aanu jirin cid iyaga mataleysa oo shirkaasi uga qeybgaleysa.
Caaqilka ayaa waxa uu sheegay in aanu jirin cid xiriir kala soo sameysay odayaashooda ku dhaqan gobolka G/gaduud oo ku aadan ka qeybgalka shirkan, isagoo tilmaamay in aanu taageeri doonin wixii ka soo baxa shirkaasi.
Hadalka Mas'uulkaan ayaa ku soo beegmay xilli guddoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta shirka beelaha Somalida Cali Mahdi uu sheegay in gabi-ahaanba la soo afjaray khilaafyadii u dhaxeeyay Beelaha Somalida, isla markaana loo gudbay dhinicii siyaasadda iyo dhaqaalaha.
Click here to find this article in English
Shabelle Media Network Somalia
E-mail us: info@shabelle.net
Email Us: news@shabelle.net
saleebaan sais fuk u to skirka been abuurka
Moderator: Moderators
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 3450 Views
-
Last post by Fale
-
- 6 Replies
- 1033 Views
-
Last post by mody21
-
- 0 Replies
- 344 Views
-
Last post by KeligiiJabhad
-
- 16 Replies
- 1537 Views
-
Last post by BestP
-
- 6 Replies
- 1403 Views
-
Last post by Redsea90
-
- 1 Replies
- 479 Views
-
Last post by Kukri
-
- 0 Replies
- 927 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 12 Replies
- 652 Views
-
Last post by xamari_gash
-
- 6 Replies
- 517 Views
-
Last post by North Country