JILIB IS OFFICIALLY SHARED NOW.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

JILIB IS OFFICIALLY SHARED NOW.

Post by DawladSade »

*special broadcasting update on the affairs of beesha Sade time* Laughing Laughing Laughing

beesha Sade is now officially recognizied as a people of Deegaan in Jilib (more Mareexaan Kililka 5naad moving down south from the desert Cool )

http://www.gedonet.com/files/taano.jpg

Shirkii Magaalada Jilib Oo Soo Afmeermay Iyo Qodobo Muhiim Ah Oo Laga Soo Saaray
Aug 08,2007
by Jilib-GEDO-NN
Shirar isdaba joog ah maalmahaan ka socday magaalada Jilib ayaa kii ugu danbeeyay oo looga hadlayay iska hormimaad labo cisho ka hor ka dhacay magaalada Jilib ee gobalka Jubbada Dhexe.

Shirkaani oo ay ka qaybqadanayeen odayaasha dhaqanka beelaha Sade iyo Sheekhaal, isla markaan goobjoog ay ka ahayeen gudoomiyaha degmada Jilib Daahir Doorow iyo siyaasiga sii hayaha maamulka Jubada Hoose Dr.C/risaaq Faarax Cali (Taano) laga soo saaray shan qodob oo ay ka mid yihiin:

1-Shanta nin oo dhimatay oo seddax ka mid ah ay kasoo jeedaan beesha Sheekhaal ninka dheeriga ah ay Beesha sade ka bixiyaan magdhow, iyadoo isla goobtii beesha Sade ay sabeentii iyo duugtii ay bixiyeen halka magtiina laga balamay.
2.Ciidamadii magaalada Jilib kabaxay in dib loogu soo celiyo.
3.Qofkii qof dil in dil toogasha lagu xukumo iyadoo wax mag ah oo ay laba dhinac kala qaataan aysan jiri doonin.
4.Hantida muuqato oo lakala haysta la isku celiyo
5.Inla isku dhafo labada ciidan.

Waxaa odoyaasha Beesha Shikhaal heshiiskaan u saxiixay:
1.Ugaas daahir Daleel
2.C/llahi Yare
3.Buurow Cali
3.Xuseen Xassan Cali
4.Cabdi Qoondeeye.

Halka Odayaasha Beesha Sade ay u saxiixeen:
1-Xassan Xaashi(Xassan Dheere)
2-Axmed C/llahi Labaale
3-Cabdi Kulane.

GEDO-NN-Kismaayo-News Desk
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: JILIB IS OFFICIALLY SHARED NOW.

Post by Ina Baxar »

"Information" aan lagaa waraysan ha inoo la iman , " sleep deprivation" marka la gaadho , qofku waa iska hadal bataa , waan ogahay .
Meeshani Guantanamo Bay ma'aha, inkaastood argagaxiso tihiin na , anaku idiin maan soo xidhan Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: JILIB IS OFFICIALLY SHARED NOW.

Post by DawladSade »

Half the time kani ma fahmo, his accent must be thick as hell Laughing Laughing Laughing
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: JILIB IS OFFICIALLY SHARED NOW.

Post by Luq_Ganane »

Another Sade degan. Laughing Laughing Laughing

Sade reer Galgudud: Come on down up
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: JILIB IS OFFICIALLY SHARED NOW.

Post by DawladSade »

Laughing Laughing Laughing

reer Siyaad Hussein iyo Celi baan dajinaynaa, abaaraha kililka 5naad baa nafeeyey. Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: JILIB IS OFFICIALLY SHARED NOW.

Post by Ina Baxar »

Basically I said.
We don't give a fuc.k about what's going down in Jilib . If I refer to the inquiry you've made in another thread , it looks like you're showing symptoms of sleep deprivation .
You're clearly a cyber terrorist Dawladsade , but this ain't Gitmo , we 've never asked for this intel !!
Moral of the story --> Take it easy pal Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: JILIB IS OFFICIALLY SHARED NOW.

Post by DawladSade »

ina baxar maxaa qolkayga kusoo geliyey marka? anigu miyaad aragtay kubad ka dhacday burco iyo heblaayo baa gebiley ku dhuustay qololkooda soo galayo? Laughing Laughing Laughing

sidu isku dhaan sxb, xor baa lagu yahay meeshaan waxaad kaygan usoo gashay baa jirto.. Mr. Green Mr. Green Embarassed .........
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: JILIB IS OFFICIALLY SHARED NOW.

Post by Luq_Ganane »

kililka 5naad up

Reer Siyad Hussien hool dhaqan celis baala saari, they've been spending too much time with HG. Also Bicidyahan must be celebrating, now that Celi's gone. Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: JILIB IS OFFICIALLY SHARED NOW.

Post by DawladSade »

ishaad ku dhufatay Laughing Laughing Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: JILIB IS OFFICIALLY SHARED NOW.

Post by DawladSade »

reer siyaad hussein treatment center waa inaanu geyno, xayn habar gidir siday maalin walba u weerarayeen ayay bahalo noqdeen...celine iska daa birthday present to bicidyahan weeye Laughing Laughing Laughing
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: JILIB IS OFFICIALLY SHARED NOW.

Post by Luq_Ganane »

Dawlad, is Buaale next?
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: JILIB IS OFFICIALLY SHARED NOW.

Post by Ina Baxar »

Wooow, maanta waxbaad iska celinaysa , dawladsade yaa?
Okay waan ka baxay !!
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: JILIB IS OFFICIALLY SHARED NOW.

Post by Luq_Ganane »

[quote="DawladSade"]reer siyaad hussein treatment center waa inaanu geyno, xayn habar gidir siday maalin walba u weerarayeen ayay bahalo noqdeen...celine iska daa birthday present to bicidyahan weeye Laughing Laughing Laughing[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Waa inla rehabiliatate garaya up
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: JILIB IS OFFICIALLY SHARED NOW.

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Bu'aale and Jammame is next up
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: JILIB IS OFFICIALLY SHARED NOW.

Post by The_Patriot »

^
day dreamer keep on dreaming?

But its nice kicking some Shekhal Ass in Jilib.

This damn fockers need to be smoked.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”