BREAKING NEWS MAAKHIR STATE NEW CABINET
Posted: Thu Aug 09, 2007 5:52 am
Badhan:- Dowlad Goboleedka Maakhir State of Somalia ayaa maanta waxay soo saartey wareegto ay ku magcawdey wasiirada(Xoghayaalo) Maamul Goboleedka Maakhir State of Somalia iyadoo ay tirada xoghayaasaashi ay gaarayaan ilaa iyo 7 xoghayn iyadoo ay ka mid yihiin rag si weyn looga yaqaano Gobolada Bari iyo Sanaag, aqoontooduna ay sareyso.
Xoghayaashan (State Secretaries) ayaa waxaa ugu miisaan weyn Mr Axmed Faarax Cali (X.Bidar) oo ah Xoghayaha Maaliyadda & Xisaabaadka ee maamulka Maakhir State of Somalia.
Waxaa intaa dheer in Golaha Wakiilada ee Maamul Goboleedku ay gaarayaan ilaa iyo 33 xildhibaan ay dhowaan kulan ku yeelan doonaan magaalada Badhan ee Xarunta Maamul Goboleedka Maakhir iyagoo ay kulanka ugu horeeya ku ansixin doonaan Xoghayaasha Maamulku uu soo magcaabey.
Saxaafada Maakhir ayaa goor dhow soo bandhigi doonta wareysiyo ay la yeelate Mudanbe Axmed Guure oo ah Raysul baarlamaanka Maakhir oo hada ku mashquulsan hawlo shaqo ah.
Dowlad Goboleedka Maakhir ayaa noqotey
http://www.laasqoray.net/images/sawirad ... lish_1.jpg