Somalilander killed near village cabuudwaaq

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Somalilander killed near village cabuudwaaq

Post by The_Emperior5 »

Nin reer Somaliland ah oo lagu dilay
Tuulada Duubban oo u dhaw Caabud-waaq

--------------------------------------------------------------------------------



()
hadhwanaag 2007-08-10 (Hadhwanaagnews) Nin u dhashay Somaliland ayaa waxaa maanta lagu dilay Tuulada Duubban oo dhanka Galbeed ka jirta Magaalada Caabudwaaq. Ninkaa Musaafirka ah ayaan ilaa iyo hada la ogayn Sababta loo dilay, laakiin waxaa ay wararku sheegayaan in uu sababsaday isbaaro loo dhigtay Gaari uu watay Gaarigaasoo ka yimid Magaalada Harta shiiq una Rarnaa Magaalada Muqdisho.

Dilkaas Bilaa Naxariista ah ayaa waxaa si weeyn u canbaareeyay Ururka u dooda xaquuqda aadamiga oo ka dhisan Magaaldaan Caabudwaaq, Ururkasoo lagu magacaabo Abudwak Human Right Devolement Org. (AHDO.)

Gudoomiyaha Ururkaas u dooda xuquuda Aadanaha ayaa si weeyn u cambaareeyay dilaas Nacasnimada ah ee loo gaysanayo dadka aan waxba galabsan. Sidoo kale, waxaa maanta si weyn u canbaareeyay dilkaas Naxariisdarada ah Ururka Dhalinyarada Caabudwaaq (SYO) oo ayaguna ku tilmaamay dilkaas mid aan waafaqsanayn islaanimada
iyo darisnimada ay beelaha Soomaaliyeed ay wada leeyhiin.

Sidoo kale, Ururka dhalinyaradu waxaa ay eeda dusha u saareen udayaasha dhaqanka waxaana ay ku sababeeyeen ka hor inta uu san dhicin falkaan dhimashada ahaa ayaa waxaa laga soo digay dhalinyarada qaldan ee wadooyinka dhiganaysa isbaarooyinka ay xadgudubka ugu geeysanayaan shacabka soomaaliyeed ee xili walba qulqulaya wadoooyinka ku teedsan magaaldaan Caabudwaaq oo hada Xudun u ah ganacsiga Gobolada waxqooyi & Gobolada koonfureed.


wariye:Zaynudiin,
source:Allgedo - Caabudwaaq/Soomaaliya.
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Somalilander killed near village cabuudwaaq

Post by paidmonk »

Savages! down
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Somalilander killed near village cabuudwaaq

Post by Ina Baxar »

quote-->Gudoomiyaha Ururkaas u dooda xuquuda Aadanaha ayaa si weeyn u cambaareeyay dilaas Nacasnimada ah ee loo gaysanayo dadka aan waxba galabsan. Sidoo kale, waxaa maanta si weyn u canbaareeyay dilkaas Naxariisdarada ah Ururka Dhalinyarada Caabudwaaq (SYO) oo ayaguna ku tilmaamay dilkaas mid aan waafaqsanayn islaanimada
iyo darisnimada ay beelaha Soomaaliyeed ay wada leeyhiin.


Good enough , Allah ha u naxariisto !!
Puntland , idoorka lagu dilo , lama na aaso , waaney ku mushxaradeeyaan Laughing
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Somalilander killed near village cabuudwaaq

Post by COSTA »

Mareexaans killed Isaaq Shiiqaal only in this week they becoming like DARACULA ilka yarta needs some one to tame them
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somalilander killed near village cabuudwaaq

Post by The_Emperior5 »

[quote="COSTA"]Mareexaans killed Isaaq Shiiqaal only in this week they becoming like DARACULA ilka yarta needs some one to tame them[/quote]


THE GUY IS SAMAROON WHO IS KILLED MA ISAAQ BAY DIILI KARAAN
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Somalilander killed near village cabuudwaaq

Post by Luq_Ganane »

I hope whoever killed him is caught immidetely and brought to justice. Killing of travellers cannot be accepted.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Somalilander killed near village cabuudwaaq

Post by kambuli »

Dilku waa inkaar meel kasta oo Somaaliya ah ka jira. Looma baahna in la qabyaaladeeyo..Keliya waxaa loo baahan yahay in gacan ku dhiiglaha qudha laga jaro. Haddii uu ogyahay qofkii qof dila in isna la dilayo oo aan mag iyo qabiil iyo hawlo kale lagu warwareegeyn, walee inaan cidna ku dhiirateedn inay cid kale disho...

Nasiib darrada jirtaa waxay tahay, markii uu gacan ku dhiigle dilo qof, ayaa la odhan "Reer Hebel ayaa Reer Hebel diley ee ha loo aaro" Kolkaasaa miskiin aan waxba galabsan qudha laga jari Sad
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Somalilander killed near village cabuudwaaq

Post by DawladSade »

Emperior nacas baa tahay, marna somaliland waa dad isku duuban oo jamhuuriyad ah marka kalena magacaa waad kala saari is qabo sxb

anyways kuwa dilka gaystey waa in lasoo qabto sharcigana la hor dhigo!! waxuu yahay samaroon iyo isaaq ama gabooyaba waa qalad, if we kill one for killing gaaljecel yaa kalaan ogolnahay in la dilo

but dilkani haduu ka dhacay galbeedka caabudwaaq, waa dhankaa iyo kilika 5naad, isbaarada bariga ka tiil caabudwaaq waa lawada aruuriyey lakin kuwaas galbeed etoopiye bay u carari hadan soo laaban markii laga tago

wax reer caabudwaaq lagu yaqaan maaha, martida iyo dadka safarki inaan dhibno wax nalagu yaqiin maaha, maybe hawiyaa dilay but anyways waa qalad who ever did it!!

alle hau naxariisto ninka


[quote]shacabka soomaaliyeed ee xili walba qulqulaya wadoooyinka ku teedsan magaaldaan Caabudwaaq oo hada Xudun u ah ganacsiga Gobolada waxqooyi & Gobolada koonfureed.[/quote]

Caabudwaaq is the real capital of Somalia been maaha, waqooyi iyo koonfur baan isku xirnaa
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somalilander killed near village cabuudwaaq

Post by LiQaaye_TDH »

Fuking Animals, waxan koonfurta waa isko wada mid nacala abahood ku yaal.. Dugaag Foqol Dugaag....
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Somalilander killed near village cabuudwaaq

Post by paidmonk »

Foqol KOONFUR WECEL Foqol!!

Wallahi, Somaliland Republic's Air Force should bomb the savages in Galguduud. up
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Somalilander killed near village cabuudwaaq

Post by DawladSade »

[quote="LiQaaye_TDH"]Fuking Animals, waxan koonfurta waa isko wada mid nacala abahood ku yaal.. Dugaag Foqol Dugaag....[/quote]


Adigu ha tagin yaan qoorta lagaa jarine Laughing Laughing Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Somalilander killed near village cabuudwaaq

Post by Ina Baxar »

Dawladsade = straight out comic
Sidii wax oday ah ayuu hadalka ku bilaabay , lakiin waa is hayn kari waayay
quote--> "maybe hawiye ayaa dilay " Laughing
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somalilander killed near village cabuudwaaq

Post by LiQaaye_TDH »

wallahi waa in laga Gooya Dugaaga Jooga Somaliland..... Sidi Hawiyeha waa In Suuqa Hargeisa La soo dhiga Maydkooda..........
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Somalilander killed near village cabuudwaaq

Post by DawladSade »

ina baxar i am not lying sxb, just daraad mid baa Beled Xaawo mid ku dilay, jilibkiisi baa soo qabtay isla markiine waa la toogtay!! dhaqankeenu maaha waxaas Cool



Beled-xaawo, Somalia - Waxaa abaare 2-dii duhrnimo ee maanta lagu diley degmada Balad-xaawo nin lagu magacaabo Maxamed Cabdi Danaf oo wax ka yar nus saac u geeriyoodey rasaastii uu la beegsadey nin kale oo uu dhul kala dhaxeeyay, iyadoo dadaalo balaaran oo ay iska kashadeen Booliska Balad-xaawo iyo odoyaasha deegaankuna ugu dambeentii ay ku guuleysteen in la soo qabto ninkii ka dambeeyey dilkaasi.

Dilkan dhacay manta ayaa dadka qaar waxa ay la xiriirinayaan muran ku saabsan dhul oo labada ninba ay isku mandhaafeen, taasoo ugu dambeentii sababtey in dilkan uu dhaco. Qabashada ninka dilka geystey kadib ayaa odoyaasha labada dhinac waxay ku heshiiyeen in ninkii dilka geystey maxkamad la soo taago, taasoo ugu dambeentii ku xukuntey in ninkii gacan ku dhiiglaha ahaa lagu fuliyo xukun dil qisaas ah, iyadoo labada dhinacna ay ku heshiiyeen in qisaastaas la fuliyo.

Dhinaca kale, C/aahi Idaan oo ahaa ninkii geystey dilkii lagula kacay marxuumka ayaa maqribnimadii galabta meel fagaaro ah oo dadweyne badan oo reer Balad-xaawo ah ay isugu soo baxeen lagu qisaasay, mana ahan qisaastaani tii ugu horeysay oo lagu fuliyo qof-qof dilay Degmada Balad-xaawo gudaheeda. Odoyasha Balad-xaawo ayaa iyagu horey waxay ugu heshiiyeen go'aan ah in qofkii qof dilaa loo dilo, taasina waxay keentay in falalka dilalka ah ay ku yaraadaan Degmada Baladxaawo iyo deegaanada ku xeeran.


Aden Bare Cali Allgedo/Luuq-Ganaane.


Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Somalilander killed near village cabuudwaaq

Post by DawladSade »

[quote="LiQaaye_TDH"]wallahi waa in laga Gooya Dugaaga Jooga Somaliland..... Sidi Hawiyeha waa In Suuqa Hargeisa La soo dhiga Maydkooda..........[/quote]


habar xanaaqday yaa u dulqaadan karo Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”