Page 1 of 1
wadajir sare xamar
Posted: Sat Aug 11, 2007 11:15 pm
by hiraan
hadii aad dhiganjirtay wadajir sare xamar from 1984-1985 fadlan le me know
Re: wadajir sare xamar
Posted: Thu Nov 05, 2009 3:41 pm
by Shiiqaaloow
Anigaa dhigan jiray Sare wadajir sanadka aad sheegeysid. waxaan isku lood aheen, Niiniile, Xasan dhagool iyo walaalkis Maxadmed curi, Jabril cisman wardhere o hada kooxda Elman u ciyara, Ciyaalka siimanka waxan ka xasusta Shirwac.
Ciyaal shaneemada waxan ka xasusta Balaceey.
