Nin ayaa maanta nin ku dilay magaalada Kismaayo, dagaalna waxuu ka qarxay Jasiiradaha buurgaabo, Manaaraani iyo Kaybooni
Kismaayo, Somalia - Nin ayaa maanta nin ku dilay magaalada Kismaayo ayada oo isla markiiba gacanta lagu soo dhigay gacan ku dhiiglihii laguna wareejiyay jifada uu kasoo jeedo ninka la dilay.
Ninka wax dilay ayaa kasoo jeeda beesha reer Xasan halka kan la dilayna uu ahaa reer Cusmaan.
Kaddib markii uu dilku dhacay ayay odayaasha reer Xasan markiiba gacanta kusoo dhigeen gacan ku dhiiglihii kuna wareejiyeen jufada ninka laga dilay ayagaana hada haysta ninkii wax dilay lagana war sugayaa go'aanka kama danbeysta ah ee ay ka qaadan doonaan ninkaas wax dilay, hase yeeshee waxaa iyagu markiiba mowquf adag istaagay odayaashii reer Xasan oo yiri "anaga hadii aad deysaan ninkaan gacan ku dhiiglaha ah mag hana weydinina!."
Dhanka kale, waxuu maanta dagaal qaraar ka qarxay Jasiiradaha Buurgaabo, Manaaraani iyo Kaybooni meel u dhaw, waxaa uuna dagaalka u dhaxeeyaa Maqaabul oo dhinac ah iyo qabiilada Gaaljecel, Shiiqaal iyo Biyamaal oo isla jira, waxaana dhukaas lagu dagaalamay hada gacan ku hayntiisa la wareegay Maqaabul, waxaana jira dhaawacyo badan oo halkaas laga keenay oo hadda soo gaaray magaalada Kismaayo.
Waxii kasoo kordha dagaaladaan iyo go'aanka laga gaaro gacan ku dhiiglaha gacanta lagu hayo dib ayaan idinkugu soo gudbin doonaa.
C.X.X - Allgedo/Kismayo.
Allgedo News Media Network
R/Hassan kills R/Cismaan in Kismayo; he is captured by clan.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: R/Hassan kills R/Cismaan in Kismayo; he is captured by clan.
The man must die.
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: R/Hassan kills R/Cismaan in Kismayo; he is captured by clan.
kill the faggot 
and MAG to Beesha Reer Cismaan

and MAG to Beesha Reer Cismaan

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 781 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 56 Replies
- 5581 Views
-
Last post by hipsterrunoff
-
- 35 Replies
- 1265 Views
-
Last post by Sharmarke101
-
- 23 Replies
- 1242 Views
-
Last post by COOL-MAN
-
- 2 Replies
- 477 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 0 Replies
- 421 Views
-
Last post by AbdiJohnson
-
- 17 Replies
- 659 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 18 Replies
- 976 Views
-
Last post by paidmonk