General Gabre the real power in Mogdisho ordered Muhamed Dheere to use his security detail to kill HornAfrik journalists. It had nothing to do with qabiil. Just an order from strong man TFG supervisor, General Gabre.
AbdiKheyrdiid, the police qabqable chief was being guarded by Ethiopians soldiers at the funeral of Allah ya Rahma, Sharmake.
The Police can't even guard their qabqable dagaal. So much for being a "government".
(13-08-2007) Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Maxamed Dheere ayaa Idaacadaha maxalliga ah ka qirtay in xafiiskiisu hayo rag loo qab-qabtay dilalkii Milkiilaha Horn Afrik Cali Iimaan iyo wariye Mahad, ragaas la qab-qabtay oo uu qirtay iney ka tirsan yihiin Stafkiisa khaaska ah.
Maxamed dheere ayaa khadka telefoonka maanta kula soo xiriirey Odayaal ka tirsan beesha uu ka soo jeedo alle ha u naxariistee Dr. Cali Iimaan Shrmaarke, isagoo codsanaya wada xaajood ku saabsan Dilkii marxoomka, balse Odayaashii uu maxamed dheere la soo xariirey ka biyo diideen.
Arrintaan maxamed dheere wado ayaa la soo xaqiijiyey inuu ka dambeeyo Ninka Madaxweynaha Soomaaliya xoogga ku ah Jenn. Gabre,kadib markii caalamku diidmo qayaxan ka muujiyey falkaan ugu dambeeyey ee uu shirqoolkiisa soo saxiixay Jenn. Gabre,kagadaal markuu khatar u arkay Saxaafadda xorta ah ee Soomaaliya.
Dalalkii reer Galbeedka ee markii horeba u fasaxay in ciidamada Itoobiya qabsadaan Soomaaliya, isla markaana Xasuuq iyo barakicin u geystaan Shacabka Soomaaliyeed, ayaa dilalka suxufiyiinta u arkay mid aan la liqi karin, saxaafaddoodana ka muujiyey inaaney tani ku jirin heshiikii ay la galeen tigreega.
Arrintaan ayaa waxay welwel badan ku abuurtay taliska tigreega, waxayna Maxamed dheere oo markii horeba iyaga u tabcanaa ku amreen in uu dembiga oo dhan dusha u rito si arrintu ay ugu ekaato mid qabiil, taasoo hadda uu Maxamed dheere meelaha la meereysanayo.
Dhaq-dhaqaaqyo aan caadi ahayn oo falalkan Axmaqnimada ah ka dhashay ayaa la sheegayaa iney dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba ka socdaan, waxaana aan la saadaalin karin halka xaalku saldhigan doono.
mohamed Dheere's body guards killed HornAfrik Reporters
Moderator: Moderators
-
Lacageylacag
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2123
- Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
- Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.
Re: mohamed Dheere's body guards killed HornAfrik Reporters
let us hope this does not turn into a clan war. but I can see it exploding into one since ayaanle are a very volatile lot. Anyway, arresting two bodyguards is not going to cut it, even if they did carry out the attacks they were just foot soldiers....
If this is the work of M. Dheere....I don't even want to think about it...
If this is the work of M. Dheere....I don't even want to think about it...
Re: mohamed Dheere's body guards killed HornAfrik Reporters
Dis no time 4 clan feuds if ceyr are mad they should kill dheere or more ethiopians orr kill abdiqeybdid or gheedi
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 2074 Views
-
Last post by Lacageylacag
-
- 2 Replies
- 549 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 15 Replies
- 1201 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 6 Replies
- 648 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 377 Views
-
Last post by Lacageylacag
-
- 43 Replies
- 2491 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 6 Replies
- 697 Views
-
Last post by CrazySommies
-
- 4 Replies
- 597 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 0 Replies
- 505 Views
-
Last post by abgaalKING
