xabashigii baa maanta xasuuqay 6 qofood oo u dhashay cabudwaq oo merehan ah.
10 Qof ayaa ku Geeryootay 20 kalana way ku dhaawaacantay bas usoo socday Magaalada Caabudwaaq kana soo baxay Magaalada Muqdisho kadib markii ay Ciidamo Itoobiyaan ah ay la begsadeen Tacshiirad
Caabudwaaq, Somalia - Gaari Bas ah oo ay la socdeen Rakaab u dhashay Magaalada Caabudaaq ayaa Maanta Duhurnimadii waxaa haleelay Tacshiirad ay la beegsadeen Ciidadamo Itoobiyaan ah kadib markii meel u dhaw meel uu baska istaagay uu ka dhacay Qarax lala beegsanay Ciidamada Itoobiyaanka ah, kadibna ay ciidamada Itoobiyaanka ah tacshiirad xoogan la beegsadeen baska uu dadka shacabka ah saarnaa.
Sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadkii ka badbaaday Baskaas ayaa waxaa ay saxaafada u sheegeen in uu halkaas ka dhacay Xasuuq ay si ula kac ah u geysteen Ciidamada Itoobiyaanka ah ayagoon waxba gaysan.
Dadkii dhaawaca ahaa ee ku wax yeeloobay Gaarigaas ayaa hada waxaa ay yaalaan Isbitaalada Magaalada Muqdisho waxi kasoo kordhana waxaan idinkugu soo gudbinaynaa wararkeena kale ee allgedo.
Zaynudiin, Caabudwaaq - Soomaaliya.
merehan baa ku birey muqaawama
Moderator: Moderators
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: merehan baa ku birey muqaawama
That was a massacre
They were just travelling,Illaaheey ha u naxariisto dhamaantood iyo somalida kale oo dhan..waa shahiidiin insha allah..waxey ku tuseysaa cadaawada intaa dhan oo gumeesigu Tigrayga noo haayo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 70 Replies
- 5825 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 29 Replies
- 1603 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 0 Replies
- 1075 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 4 Replies
- 571 Views
-
Last post by ORGEONES
-
- 16 Replies
- 1057 Views
-
Last post by Alchemist
-
- 1 Replies
- 409 Views
-
Last post by adanboy
-
- 5 Replies
- 435 Views
-
Last post by TheBigBosS
-
- 1 Replies
- 359 Views
-
Last post by Alchemist
-
- 0 Replies
- 445 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 8 Replies
- 934 Views
-
Last post by X-unit