Page 1 of 1

Ethiopians decide where dead are burried in Moqdisho.

Posted: Tue Aug 14, 2007 7:14 am
by Lacageylacag
THIS IS CALLED THE TIGRE NANNY STATE In MOQDISHO that decides our lives from cradle to grave.

Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan xaafadda Dhagax Tuur ayaa diiday maanta in xaafadaasi quburaha ku yaalla lagu aaso dad shalay lagu soo dilay magaalada Muqdisho oo la doonayay in qubuuraha Xaaji Nur lagu aaso.

Ciidamada Itoobiyaanka ayaa halkaasi kasoo raacdeeyay dadki loo diray in ay sii diyaariyaan godadkii lagu aasi lahaa meydadka,iyadoona ay ku amren in aysan isku soo dayin mar kale in ay halkaasi dib ugu soo laabatan.

Ciidamada Booliska ee maamulka degmada ayaa arrinkaasi galay waxaana ay Ciidamada Itoobiyaanka ku andacoodeen in arrimo amaan aawadood aysan ogolaan kareyn in halkaasi ay ku aasaan meydadka.

Waxaa ay sheegeen in aysan ogoleyn in loo soo dhawaado fariisimahooda,isla markaana ay dad badan halkaasi yimaadaan,waxaana Qubuuraha Xaaji Nuur ay ku dhaw yihin xarunta ugu weyn ee lama galaanka ah oo Cidamada Itoobiyanka ku leeyihin degmada Afgooye.

Xafiiska Wararka soomaalinews.com,Muqdisho.

Re: Ethiopians decide where dead are burried in Moqdisho.

Posted: Tue Aug 14, 2007 7:19 am
by Madmadoobe
"Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan xaafadda Dhagax Tuur ayaa diiday maanta in xaafadaasi quburaha ku yaalla lagu aaso dad shalay lagu soo dilay magaalada Muqdisho oo la doonayay in qubuuraha Xaaji Nur lagu aaso."

Maagaladan maalin kasta oo ilaahey keeno waa khasab miyaa in dad lagu dilo??

Re: Ethiopians decide where dead are burried in Moqdisho.

Posted: Tue Aug 14, 2007 7:24 am
by galia
Thats is too much for us noble somalis to bear.

The Ethiopians too advantage of our weak state, we have been in war for long time against each other, but with a united somalia, watch wats gonna happen.

So far the resistance is doing excellent and we have do to is fight and wait for the money of meles to dry up and then we will launch a full counter invasion of ethiopia itself, Ogaden's comming back to the somali nation.

Re: Ethiopians decide where dead are burried in Moqdisho.

Posted: Tue Aug 14, 2007 7:55 am
by shidow1
In 1977 I was a child but I see why president Barre was fighting this bastards.....he knew some day this cowards will show up Mogadishu.......

Re: Ethiopians decide where dead are burried in Moqdisho.

Posted: Wed Aug 15, 2007 5:52 am
by galia
Fcuk HIV smelly ethiopian biitchs will pay soon.