Baaq Cambaareyn ah oo ay soo saareen jaaliyada Galmudug ee W
Moderator: Moderators
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Baaq Cambaareyn ah oo ay soo saareen jaaliyada Galmudug ee W
Baaq Cambaareyn ah oo ay soo saareen jaaliyada Galmudug ee W/Amerika.
Waxaan umadda Sommaliyeed guud ahaan iyo Gaar ahaanba u sheegeynaa:
1. In ay Galmudug Tahay dawlad Gobleed ka mid ah Dawlad Goboleeyada Somaliyeed oo ku dhismay rabitaanka dadkoda halkaas degan Agoosto-14-2006
2. GalMudug waxaa Lagu dhisay nidaam waafaqsan Dastuurka Federalaka ee
ku Meel gaarka ah. iyo horumarinta nabadda,iyo arrimaha bulshada dadka deegaanka.
3. In aanay GalMudug uga baahneeyn wax aqoonsi ah Gobolka Majeerteenya iyo Cadde Musse midna.
4. In Haddii dagaal dhexmaro Gal-Mudug iyo Gobolka Majeerteenya in ay masuuliyadeeda leeyihiin Cabdullaahi Yuusuf Iyo Cadde Muuse iyagoo mar walba xaalado dhan ka ah maslaxadda iyo nabadgalyada dadka deegaannadaas wada dega.
Waxaanu dadka Soomaaliyeed u sheegaynaa in Maamulka Majeerteenya ay faragelin iyo daandaansi kula dhaqmayaan dawlad goboleedka Galmudug iyo Shacabkeeda iyagoo u adeegsanaysa awooda DF ee C/laahi yusuf uu si qabiilnimo ah u isticmaalayo.
Waxaan Umaadda Soomaaliyeed la socodsiinaynaa Cabdullaahi Yuusuf in uu had iyo jeer dhibaato dagaal joogta ah ku hayo Shacabka iyo maamulka GAL-Mudug halkii uu nabadda iyo danaha dadka uu ka abbaarilahaa.
1. Isagoo Maamul Majeerteenya u xilsaaray baabaa'inta maamulka dowlad goboleedka GalMudug.
2. isagoo u adeegsanaya Hay'adaha DF, uu reer GalMudug Ka hor istaagay lacagtii iyo mashaariicdii horumarinta bulshada oo UNDP ugu talo gashey in dawlad goboleeyada lagu dhiso.
3. isagoo adeegsanaya Hay'adaha DF, hay'adaha UNKa sida UNDP uu amarku siiyey in aan macaawino taageero lasiin dawlad Gobleedka GalMudug iyo shacabkeeda wax Majeerteenya loo soo mariyo maahane, Si aysan wax horumar ah u gaarin Galmudug.
4. In uu Maamulka Majeerteenya ula dhaqmo dawlad ahaan Maamulka GalMudugna baabiyo
5. In uu ku xadgudbay heshiiskii nabadaynta ee 1993 Gen. Mohamed Farah Aideed iyo Abdullahi Yusuf ku kale saxiixdeen oo saldhig u ahaa nabad ku wada noolaanshaha Gobolka Mudug iyo afjaridda dagaalladi lagu hoobtay.
6. In Hadalada rakhiiska ah ee Cadde Musse iyo maamulkiisu maalin walba
ku hadaaqayaan uu yahay mid salka ku haya siyaasad qabiilnimo oo Ka soo
fulaysa C/laahi Yuusuf .
7. In shacabka reer Majeerteenya ay ka fiijignaadaan siyaasadda iyo dhaqanka gurracan ee madaxdooda, oo u horseedi kara in ay ku waayaan Nabadda, oo ayna la tumin durbaanka colaadda iyo dhaqanka xaqdiga iyo xaasidnimada ku dheehan.
Markaan argnay waxyaabahaasoo dhan, tixgalinay xaaladaha iyo daruufaha qallafsan ee dalku ku suganyahay waxaan soo jeedinayna arrimaha soo socda:
1. Waxanu tageerayaasha reer Galmudug ugu baaqaynaa in ay dawladooda iyo dadkooda la garab istaagaan hiil iyo hooba sidii ay u difaacan lahaayeen Naftooda,Diintooda, Sharaftooda iyo Maalkooda, dalkooda iyo dadkoodana horumar u gaarsiin lahaayeen.
2.In ay markasta xasuusnaadaan in dantu ay ku jirto darisnimo xaqdhowr iyo iskaashi ay u simanyihiin dadka dariska ah una diyaargaroobaan xisaabtan dhab ah oo wax lagu qaybsado adeegyada guud ee dadka u dhaxeeya.
3.In ay ka shaqeeyaan danaha iyo nabadda Soomaaliyeed oo ayna ka qaybgalin hagardaamooyinka dalka iyo dadkaba lagu wiiqayo.
4. In nabad iyo daris wanaag kula noolaadaan dariskooda.
Cambaareyn
Ugu dambayntii waxan halkan ku cambaareynayna wariyaha Laanta Afka Soomaalida u fadhiya Garoowe Axmed Maxamed Cali (Kismaayo) hadal uu dhawaan ka siidaayay mar uu todoobaadkan ka hadlayay arrin ka dhacday Gaalkacyo dhanka Gal-Mudug isagoo ku tilmaamay deegaankaas “ Baraxley”, wuxuna si aan ganbasho lahayn u dafiray jiritaanka Maamulka Gal-Mudug ee halkaas ka dhisan, Axmed Kismaayo wuxuu ku sifoobay weriye maamulka Majeerteenya oo fulinaya hadafka Madaxdiisa, wuxuna meel uga dhacay xeerarkii Saxaafadda ee dhex-dhexaadnimada saldhigga u ahayd. Waxana u sheegaynaa in Laanta Afka Soomaalida ee BBC aanay u xilsaarin Axmed Kismaayo in uu war ka soo tabiyo Maamulka Gal-Mudug iyo gobollada kale ee ka baxsan Majerteenya adeegsadaanna suxufiyinta faraha badan ee gobolladaas ku kala .
Dacwa kadhan ah Wariyaha Majeerteenya Axmed (Kismaayo) U Dira Madaxa Laan ta BBC da Yuusuf Garaad Email: Yusuf.omar@bbc.co.uk
Baaqan Waxaa Ku saxiixan Nabdoonada, Aqoonyahanada,Culumaa’udiinka, Haweenka iyo Dhalinyarada GalMudug State ee ku Dhaqan W/Amerika
W. Howlaha. Guud ee Galmudug Mudane.Hassan Maxamuud Hayl
W. Umuraha Gudaha ee Galmudug Coll. Muxuyadiin Macalin Cali
GalMudug Development Origination Committee
President . Max’ed Ahmed Urur
Vice President. Max’ed Nuur Guuleed
General Secretary. Sahro Salaad Du’aale
Treasury. Waris Hashi Geele
GalMudug Development Origination Support Staff
Staff. C/qaadir Haji Maxamuud Cabdi
Staff. Husein Warsame Cali
Staff. C/aziz Hashi Xogolof
Staff. Qaali Ahmed Kadiye
Staff. Ayan Cabdi Hassan
Coll. Ahmed Geedi Kahiye
Coll. Hassan Max’ed (Xasan Kornayl)
Coll. Cabdulahi Hasan Farah
Coll. Cabdullaahi Warsame Takar
Coll. Siciid Cali Cawaale
Coll. Abshir Warsame Jarafle
Coll. Xusein Waheliye ( Jeesto)
Coll. C/laahi Warsame Geedi Geele
Nabadoon. Haji Maxamuud Cabdi
Nabadoon. Qaliif Hasan Farah (Kalajaban)
Nabadoon. Aadan Cilmi Calas
Nabadoon. Hassan Ow Aadan
Nabadoon. Cabdikariin Max’ed Maxamuud Dagal
Nabadoon. Max’ed Jamac Warsame Gorod
Nabadoon. C/aziz Sheekh Cali Qaboobe
Nabadoon. Max’ed Diiriye Moolas
Dr. Cabdirahman Haji Ereg
Dr. Max’ed Nuur Ridil
Dr. Yusuf Cabdi Khayre
Dr. Cumar Cawaale
Dr. Hassan Warsame Cali
Dr. Cali Bashi Haji Sahal
Dr. Bashir C/lahi Hassan
Dr. Cabdi Kaytoon
Dr. Max'muud Ducaale Kahiye
Dr. Liban Farah Sabriye
Dr. Cali Baashi
Dr. C/rahman M. Cali Bardacad
Dr. Calidhoof Hasan Qaareey
Drs. Fahmo Bashiir Nuur
Drs. Samiiro Guleed Diini
Drs. Caasha Cabdi Hassan
Drs. Fartuun Cabdulle Max’ed
Drs. Qaali A. Kadiye
Drs. Farxiyo Bahsiir Nuur
Inj. Cali Hashi Sahal
Inj. Cali Kadiye
Inj. Xalane A. Hassan
Inj. C/risaq Warsame Sahal
Sheekh. C/laahi Faraweyne
Sheekh. Cisman Bashi Jimcale Dhalac
Sheekh. Cabdi Xirsi Geedi
Sheekh. Cabdi Cali Bahal
Sheekh. Macalin Caafi
Sheekh. Max’ed Soofe
Sheekh. C/qaadir Cali Kulmiye
Sheekh. C/kariin Gacaneey Warsame
Sheekh. Siciidboqor Macalin Max’ed
Sheekh. Macalin C/kariin Jamac Geele
Sheekh. Macalin Siciid
Sheekh. Macalin Daahir Walde
Macalin. Cabdirisaq Shidane
Ganacsade. C/laahi farah Warsame
Ganacsade. C/laahi Cabdi Xassan
Ganacsade. Mohamed Osman Cali
Ganacsade. CaliBashi Cabdi Madoobe
Ganacsade. C/laahi Muse Indhaweyne
Ganacsade. Hassan Farah Warsame
Ganacsade. C/laahi Cilmi Diirshe(alimow)
Ganacsade. C/aziz Sheekh Max’ed Geedi
Ganacsade. Cabdul Jamac Geele
Ganacsade. Ahmed Hashi Warsame
Ganacsade. Qaliif Nuur Cali
Ganacsade. Mahamed C/rahman Sheekh
Ganacsade. Mahad Mire Macaane
Xasan farah Elmi
Saadaq Ahmed Aadan
C/risaq Cabdulle Guuleed
Ahmed Soofe
Abshir Dhug Dhugle
C/risaaq Sh, Ahmed Xasan Yare
C/nuur C/qaadir Sahal
Maxamed Axmed Gare
C/rahman Xuseen Adan
Max'ed C/lahi Soofe
Calibidar Max’ed Cali
Mahad Ahmed Urur
C/kariin Xasan Dhoore
Khaliif Nuur Cali
Cali Food Bootaan Xassan
Maxamed Subeer
Mahad Nuur Diriqsay
Maryan Warsame Cowl
Qadra Owreeye
Maryan Warsame Cali
Cibaado Diriye Molas
Xaawo C/laahi Ilbir
Jamaad Cali Salaad
Fadumo Salad Urur
Sahra Warsame Sahal
Safiyo Dayn Dayn
Xabiibo C/laahi ilbir
Hamdi Ciise Warsame
Jooye C/laahi Shire
Canab Ahmed Cawale
Sucdi Ahmed Xasan
Abshri Dayax leef
Hodan Yuusuf
Kayf C/laahi Xirsi
Casha Haji Qiyaamo
Anisa Cabdulqaadir
Muna C/rahman Cabdi
Sahra Ciise Warsame
Naima C/laahi Cadaawe
Xaawo Ow-Sahal Max'ud
Faadumo Ahmed Cosoble (Faadumo Farey)
Deeqo Sheekh Max'ed Geedi
Muxubo Warsame Faarax
Cumar Guuleed Cali Bare
Warsame Adan Cadbulle
Cali Xasan Weheliye
Najiib Cali Jaamac Ciyaar
Bashiir Macalin Faarah Cumar
C/rahman Siciid Daleel
C/qaadir Ahmed Baraawe
C/laahi Cilmi Diirshe
Diraac Xasan Farah Bare
C/risaaq C/lahi Ganey
Cabdi Axmed Kadiye (Geesood)
Max'ed Canood Guuleed
Fi'aat Guray Salaad (KhayreGacaneey)
Libaan Ahmed Cisman
Oktobar Ahmed Cawale
Max'ed Warsame Sahal
Mahad Mire Adan
Khaliif Ahmed Cali
Max’ed Ahmed Kahiye
Max'ed Xasan Yare Cilmicalas
C/xakiin Xasan Hayl
C/rahman Macalin Xaashi Sh-doon
Xuseen Sh. Nuur Samatar
Yaasiin Cilmi Diirshe
Cabdi Xirsi Geele Cawaale
Cali Xassan Sahal
Abshi Foodxuux Cilmi
C/laahi Max'ed Yuusuf Kulmiye
Xassan Sh. Max'ed Geedi Jiicle
Calas C/laahi Cilmi
C/qadir Cisman Cali
Ahmed Cabdi Caateeye
Burhan Ahmed Max’ed
Hasan Cabdi Faandhe
Cali Cabdule Gabayre (Jafe)
Mohamed Yuusuf Kulmiye
Xade C/salaam Sh. Maxamed
Cawil Cali Kaarshe
Cali-yare Ow-Sahal Mohamed
C/rahman Xuseen Kadiye
Daahir Warsame Faarax
Daahir Maxamed Soofe
Cumar Maxamud Maxamed
Cumar Yuusuf Maxamuud
Cabdi Maxamuud Jimcale
Cali Cismaan Cilmi
Cali Kulmiye Warsame
C/laahi Cismaan Maxamed Fuje
Siciid Max'ed Cilmi
Liibaan Cali Cigaal
C/qaadir Cismaan Cilmi (buube)
C/laahi Xassan Kabalabi
Shido Maxamuud Jamac Cadaawe
C/rahmaan Qoslaaye Yuusuf
Maxamed Maxamud Cilmi
Maxamed Cabdi Fandhe
Cali Maxamed Xirsi
Salax yuusuf Xaji
C/qadir Cilmi Jamac
Daahir Cabdi Faandhe
Baash Indhageele
Dahir Xasan Shire
Calas Faade Jamac Seed
Mahad Salaad Siyaad
Bashiir Warsme Sahal
Siciid Xirsi Geesaweyne
Maxamed Abshir Caalin
Maxamed Faarax Layloon
Siciid Maxamed Siyaad
Xassan Faarax Warsame
Cismaan C/raxman Xaji
C/laahi Maxamed Warsame
Bashir Cumar Xassan Kharaare
Abuukar Cismaan Cali
Ahmed Cabdi Xasan Guray
Sahal Sh. Max'ed Geedi Jiicle
Haruun Shire Warsame
Liibaan Cali
Qandac Ahmed Kadiye
Maanka Cali
Elaay Faandhe
Isa Wajeer
Geele Hashi Sahal
Jamaal Cabdi Hasan
Shiine Duurow
Mohamed Raage Dhoore
Cawaale Hashi Sahal
ilkacase Moolas
Shiine Adan Cilmi
Mohamed C/laahi Cadaawe
C/nasir Shiino
Max’ed Cabdi Bashiir
Sobe Cabdi Hassan
Olol Moolas
Ahmed Cabdi Hassan (Ahmed dheere)
Hanad C/rashiid (Eelaay)
Cabdulqaadir King
C/rahmaan Hashi Xogolof
Hasan Ciise
Mohamed Hassan
Afhayeenada Baaqan:
Cabdulaahi A. Hassan ahassan0609@hotmail.co
C/aziz H. Xogolof Xogolaf@yahoo.com
Hobyo Radio News Media
Contact: hobyoradio@gmail.com

Re: Baaq Cambaareyn ah oo ay soo saareen jaaliyada Galmudug ee W
Hiraan boy can u please sum it up in english, please translate 4 us
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Baaq Cambaareyn ah oo ay soo saareen jaaliyada Galmudug ee W
HiiraanBoy,
My name is on it
My name is on it

- SummerRain
- SomaliNet Super
- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: Baaq Cambaareyn ah oo ay soo saareen jaaliyada Galmudug ee W

My abtiyaal,adeeryaal and awoowe are on it too.

- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: Baaq Cambaareyn ah oo ay soo saareen jaaliyada Galmudug ee W
AW = Olol Moolas

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Baaq Cambaareyn ah oo ay soo saareen jaaliyada Galmudug ee W
Ismahan,
I love this GalMudug thing.
I am trying to starting to start a GalmUdug Shuukansi Group.
We can't afford our best talent to be linked up with shiisheye.
Karbaash,
Stop the Qarxiis.

I love this GalMudug thing.
I am trying to starting to start a GalmUdug Shuukansi Group.
We can't afford our best talent to be linked up with shiisheye.
Karbaash,
Stop the Qarxiis.

- Somaliweyn
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3604
- Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
- Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic
Re: Baaq Cambaareyn ah oo ay soo saareen jaaliyada Galmudug ee W
Good development 
I see comrade Nolol Cusub's name on the list
If he is on the list, then things are going the right way.

I see comrade Nolol Cusub's name on the list

If he is on the list, then things are going the right way.
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super
- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Baaq Cambaareyn ah oo ay soo saareen jaaliyada Galmudug ee W
Whats The Calacaal About. 

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Baaq Cambaareyn ah oo ay soo saareen jaaliyada Galmudug ee W
SomaliWeyn,
Nolol Cusub and I are relatives saxiib.
Nolol Cusub and I are relatives saxiib.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Baaq Cambaareyn ah oo ay soo saareen jaaliyada Galmudug ee W
That must be the whole Sacad Population signed on there...
Ismahan= Qadra Owreeye
Ismahan= Qadra Owreeye
Re: Baaq Cambaareyn ah oo ay soo saareen jaaliyada Galmudug ee W
[My name is on it
]
Cabdi Maxamuud Jimcale?

Cabdi Maxamuud Jimcale?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Baaq Cambaareyn ah oo ay soo saareen jaaliyada Galmudug ee W
That must be the whole Sacad Population signed on there...
----------------------------------------------------------

----------------------------------------------------------

- BABYGIRL123
- SomaliNet Super
- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Baaq Cambaareyn ah oo ay soo saareen jaaliyada Galmudug ee W
[quote="LiQaaye_TDH"]That must be the whole Sacad Population signed on there...
Ismahan= Qadra Owreeye[/quote]
loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool
Ismahan= Qadra Owreeye[/quote]
loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 342 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 3 Replies
- 532 Views
-
Last post by Camel_herder
-
- 0 Replies
- 258 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 492 Views
-
Last post by kaliil
-
- 0 Replies
- 382 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 4 Replies
- 1924 Views
-
Last post by maxamed-muse
-
- 8 Replies
- 865 Views
-
Last post by KingMJ
-
- 8 Replies
- 1673 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 427 Views
-
Last post by Ducaysane_87