Page 1 of 2

Garowe: Army base 54 Looted

Posted: Thu Aug 16, 2007 7:05 am
by Executive
Xerada ciidamada 54aad ee magaalada Garoowe oo la boobay hubkii yaalay(Yaase Boobay??)

Warkii 16-Aug-2007 iyo Qormadii: C/qaadir gaabuush
Wararka aanu ka helayno magaalada garoowe ayaa sheegaya in shalay galab ay koox hubaysani boobeen hubkii yaalay xerada ciidamada ee 54aad ee magaalada garoowe...........................


Boobka hubka xerada yaalay ayaa dhacay ka dib markii sida ay noo sheegeen dad goob joogayaal ahi dablay hubaysani ay xoog ku galeen albaabka wayn ee xerada isla markaana ay qoryo ku qabteen ilaaladii xerada joogtay..

Maamulka puntland ayaa isagu sheegay in la jabsaday xerada ciidamada ee 54aad oo ah xeryaha ciidan ee hada Somalia ka jira ta ugu weyn, hadalkaasi oo dad badan oo ku dhaqan gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn calaamad su'aal saareen..

Maamulka Puntland ayaa sheegay in ayan si buuxda ugaranayn ilaa hada cida qaadatay hubkii xerada yaalay , balse warar lagu kalsoonaan karo oo aanu ka helayno xubna ka mid ah puntland oo aan doonayn in magacooda la shaaciyo ayaa noo sheegay in hubka ay qaateen beel ka mid ah beelaha isku haya duleedka degamada taleex ee gobolka Sool, taas oo uu ula jeeday beesha garoowe..

Hubka la dhacay ayaa wararka badan koodu sheegayaan in isla xalayba lala aaday dhanka iyo deegaanka dhumay oo ka tirsan degmada taleex oo xiisadi ka taagan tahay, arinka boobka hubka iyo wax ka qabasho la,aanta maamulka ayaa markii danbe iyana keentay in hub iyo ciidamo xooganba ay ka soo baxaan magaalada Laascaanood iyagoo ku sii jeeda taleex..

Maaha markii ugu horaysay ee ay arimo gacan dhaafka maamulka ahi ka dhacaan degmada garoowe , iyadoo horena loogu dilay saldhiga garoowe rag doora oo u xidhnaa dowlada isla markaana ka soo jeeday gobolada Sool,Sanaag Iyo cayn..

Dhinaca kalena Shicibwaynaha ku dhaqan gobolada SScayn ayaa ugu baaqaya labada beelood ee walaalaha ee isku haya deegaanka hoos yimaada degmada taleex in howsha wada hadal lagu dhameeyo,sidoo kale waxay ugu baaqayaan maamulka puntland gaar ahaan madaxda ka soo jeeda sscayn in sida ugu dhaqsaha badan ay usoo afjaraan colaada beelaha dhexdooda ah...........



Waxii wara ee ka soo kordha ha moogaan

Afnugaal.com

Gaabuush6@hotmail.com

+256774833715

Re: Garowe: Army base 54 Looted

Posted: Thu Aug 16, 2007 7:07 am
by xamari_gash
PUNTLAND WILL STOMP ON UR 4HEAD ANYDAY Laughing

Re: Garowe: Army base 54 Looted

Posted: Thu Aug 16, 2007 7:10 am
by TheBigBosS
[quote="xamari_gash"]PUNTLAND WILL STOMP ON UR 4HEAD ANYDAY Laughing[/quote]
punaniland ana kadaal ka wasso up

Re: Garowe: Army base 54 Looted

Posted: Thu Aug 16, 2007 7:11 am
by Executive
[quote="xamari_gash"]PUNTLAND WILL STOMP ON UR 4HEAD ANYDAY Laughing[/quote]

both tribes are puntlanders Laughing

Re: Garowe: Army base 54 Looted

Posted: Thu Aug 16, 2007 7:11 am
by Executive
.....................

Re: Garowe: Army base 54 Looted

Posted: Thu Aug 16, 2007 7:13 am
by TheBigBosS
Laughing

Re: Garowe: Army base 54 Looted

Posted: Thu Aug 16, 2007 7:23 am
by xamari_gash
[quote="Executive"][quote="xamari_gash"]PUNTLAND WILL STOMP ON UR 4HEAD ANYDAY Laughing[/quote]

both tribes are puntlanders Laughing[/quote]


OHH SHII

MINOR DOE-- Laughing

Re: Garowe: Army base 54 Looted

Posted: Thu Aug 16, 2007 7:32 am
by The_Emperior5
noop some of them are dhulbahante gambo cad bay xiidhanyihin

puntland is about to colapse all we waiting for now is for darawishland

and puntland way uuu dhamadtay


half gobol maakhirland

half gobol darawishland


somalilanders are trent setter

Re: Garowe: Army base 54 Looted

Posted: Thu Aug 16, 2007 7:39 am
by TheBigBosS
[quote="The_Emperior5"]noop some of them are dhulbahante gambo cad bay xiidhanyihin

puntland is about to colapse all we waiting for now is for darawishland

and puntland way uuu dhamadtay


half gobol maakhirland

half gobol darawishland


somalilanders are trent setter[/quote]
jaad,qamro iyo qaniisnimo baad noo keentaan, all the bad shit comes from u people
Laughing

Re: Garowe: Army base 54 Looted

Posted: Thu Aug 16, 2007 7:40 am
by The_Emperior5
[quote="TheBigBosS"][quote="The_Emperior5"]noop some of them are dhulbahante gambo cad bay xiidhanyihin

puntland is about to colapse all we waiting for now is for darawishland

and puntland way uuu dhamadtay


half gobol maakhirland

half gobol darawishland


somalilanders are trent setter[/quote]
jaad,qamro iyo qaniisnimo baad noo keentaan, all the bad shit comes from u people
Laughing[/quote]


the biggest qamrii importers where merexaan back in the days
laakin wax weyn maha every somali busnis men waakeenii jiiray khamriga

makhnuudnimmada waa sheekadii dhulbahantaha iyaka isku aroosay 19 22 in garadag

true qaadka waanu hayna

Re: Garowe: Army base 54 Looted

Posted: Thu Aug 16, 2007 8:49 am
by Cartan Boss
Reer Taleex r not part of Puntland they r independent
minded people, they let no1 into their Degaan. Cade Muse is going to get to know the mighty Nuur Axmed.

The_Emperior5
Dhuloos have biggest chunk of land in northern Somalia
40% of Sanaag
90% of Sool
100% of Cayn
80% of Danood in Somali Galbeed

there u go Huuno/uunsi

Re: Garowe: Army base 54 Looted

Posted: Thu Aug 16, 2007 10:12 am
by Spragga Benz
It's time to exterminate the Dhilos like Jack the Ripper.

Re: Garowe: Army base 54 Looted

Posted: Thu Aug 16, 2007 10:38 am
by Executive
edited

Re: Garowe: Army base 54 Looted

Posted: Thu Aug 16, 2007 10:39 am
by James Dahl
Are there even any Majerteen troops left in Puntland? There weren't that many to begin with, and they're spread out from Galcayo to Kismayo.

Re: Garowe: Army base 54 Looted

Posted: Thu Aug 16, 2007 10:49 am
by Midhisho
Executive I see you like my avatar Laughing