Somali sadex madow ku ciqaabnayd oo mid afraad ku darsatay.
--------------------------------------------------------------------------------
Waxa uu yidhi Carabkii jiray ee maqlay mid madow oo Somali ah oo loogu yeedhayo, "Nuurow"! Waxa uu yidhii, " In kaana haadaa nuurakum. Fa kayfa dalaamakum"! Haddii kaasi yahay nuurkiina. Waa sidee kiina madwo! By: Ducaale II
Dunida korkeeda waxa ay Somalidu nasiib u yeelatay in ay ku dhex noolaato sadex calaamadood oo wada madow. Nebi Yuunis CS markii uu Illaahay dunida ku ciqaabay waxa uu ku ciqaabay sadex madow oo kala ah:
1. Kalluun weyn calooshiisa oo ku dhex jira bad madow ( xuut ) madow.
2. Kallunka oo dhex jira Bad weyn oo biyo badan oo madow.
3. Calool madow oo ku dhex jirta bad madow isla markaasna uu ku gadaaman yahay Habbeen madow.
Sidoo kale Somalida waxa lagu ciqaabay sadex madow oo kal ah:
1. Weji madow oo aan maqbuul ahayn.
2. Jeeb madow oo aanay waxba ku jirin.
3. Maskax madow oo cilmi iyo caqli wanaagsani ku jirin. Illaa man raxima Allaah.
Waxa ay ku darsatay Somalidu sadexdii madow mid afraad oo ah khilaaf iyo iska-hor-imaad ay qabyaaladu u sabab tahay. Waxa looga digay ummaddaha iyo gaar ahaan Muslimiinta in aanay is-khilaafin. Waayo haddii ay is-khilaafaan way fashilmayaan urtooda wanaagsanina way tegaysaa ( Way urayaan, Sida Somalida oo maanta meel kasta sanka laga haysto.
Marka laga reebo magaca ay Somali la wadaagaan JSL waxa ay ka nabad gashay foolxumada sadexda madow. Waxa ay si adag ula dagaalayaan in ay jebiyaan sadexda madow siiba wax la'aanta iyo cilmi la'aanta. Wa Al-xamdu Lillaah.
Waxa idinkaga filan foolxumada Somalida sadexda iyo afarta madow dhex dabbaalanaysa cajaladda halka hoose aynu ku daawan doono oo ah dagaal iyo gacan ka hadal dhex maray Somalida ka soo jeeda Somalia oo qurbaha ku nool siiba wadamada Ameerikada Woqooyi.
Waxa uu yidhi Carabkii jiray ee maqlay mid madow oo Somali ah oo loogu yeedhayo, "Nuurow"! Waxa uu yidhii, " In kaana haadaa nuurakum. Fa kayfa dalaamakum"! Haddii kaasi yahay nuurkiina. Waa sidee kiina madwo!
Haddii Somalidii qurbaha joogtay ay sidaas yihiin. Maxaa laga filayaa kuwa gudaha jooga. Marka lagu daro baaqayada beelaysan ee ka soo baxaya qaar ka mid ah bulshada JSL. Waxa laga welwelsan yahay in ay rabaan madow afraad in ay ku darsadaan sadexdii ay soo cidhib tireen. Laa samaxa Allaah.
Halkan Riix oo nala daawo sawirada socda ee hadhow-hoosiiska ah ceebta dadkan afrta madow dhex dabaalanaya: Watch the savages in action
http://www.youtube.com/watch?v=3Ub2WGtX ... ed&search=
Waxa soo diyaariyay
Miskiin Ducaale II
Dooro community meeting turned ugly
Moderator: Moderators
- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Dooro community meeting turned ugly





That guy in Blue is a Badman


-
- SomaliNetizen
- Posts: 918
- Joined: Sat Jan 22, 2005 3:20 pm
- Location: Jowhar city X TNG HQ
Re: Dooro community meeting turned ugly
LOL
how the hell you gonna expect a punch of United midgaans to get along
how the hell you gonna expect a punch of United midgaans to get along

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Dooro community meeting turned ugly
the homesless drunk baaba maanta wax keenay



-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 758 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 6 Replies
- 706 Views
-
Last post by Marques
-
- 1 Replies
- 875 Views
-
Last post by Coeus
-
- 0 Replies
- 255 Views
-
Last post by sahal80
-
- 16 Replies
- 1742 Views
-
Last post by Nomand
-
- 11 Replies
- 1558 Views
-
Last post by Hodan94
-
- 4 Replies
- 687 Views
-
Last post by Lord Diplock
-
- 5 Replies
- 580 Views
-
Last post by galia
-
- 0 Replies
- 540 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH