CABDULLAHI YUSUF BEGGING MAREHAN UGAASES.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

CABDULLAHI YUSUF BEGGING MAREHAN UGAASES.

Post by DawladSade »

Ismada Puntland iyo Hoggaamiyeyaasha Dhaqanka Mareexaan oo wadahadalo looga hadlayo arrimaha Kismaayo u furmaya.

{Muqdisho}18.8-7
Madaxtooyada Dowladda Federaalka ayaa ku gudi jirta qaban qaabada shir dood ah ay yeelan doonaan Isimada Puntland ee ka qeybagalaya shirka dib u heshiisiinta Soomaalida iyo odayaasha dhaqanka Beesha Mareexaan

Warkan ayaa waxaa kaloo sheegaya in Labada Dhinaca si weyn uga doodi doonaan muranka labada beelood Mareexaan iyo Majerten ee ku saabsan gacan ku haynta Maamulka Kismaayo.

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa dhawaan Magaalada Muqdisho kula kulmay Labada Ugaas Beesha Mareexaan,kadib markii ay wada hadleen ayaa waxaa meesha ku heshiiyay Madaxweynaha iyo Labada Ugaas ee Beesha Mareexaan waxaana la isku afgartay in labada Beelood si hoose u wada hadlaan.

Labada Beelood ayaa dhawr jeer ku dagaalamay gacan ku haynta Magaalada Kismaayo,iyadoo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ku eedeeyay Beesha Mareexaan Dowlad diid.

Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in Labada Beelood odayaasha ka socda kulan ballaaran ku yeeshaan Magaalada Muqdisho.

News Desk WidhWidh Online
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: CABDULLAHI YUSUF BEGGING MAREHAN UGAASES.

Post by Unclebin- »

Widhwidh has become puntland and Majerteen cadoow since Xaabsade was fired.

You bring your Saxiix Gedonet when talking ilkoyar. Bring an MJ source.
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: CABDULLAHI YUSUF BEGGING MAREHAN UGAASES.

Post by MJ-Pride »

Where it says A/Yusuf is begging Poor Laangaab Ugaas? Its the other way around most likely.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: CABDULLAHI YUSUF BEGGING MAREHAN UGAASES.

Post by DawladSade »

illiterates that way Arrow

majeerteen fuming afbiijo trying to suck up to mareexaan




Wadahadal ma xummee ee Guriggaaga halagaa Sooro ayaan meesha qaban malaha 08/12/2007

Kismaayo,Soomaaliya

Tan iyo intii albaabada loo furey shirka dib u hishiisiinta qaran ee haatan ka soconaya magaalada Mugadishu,ayaa waxaa madasha shirka soo buuxdhaafshey ergooyinka beelaha soomaaliyeed kuwaasoo aan ebid aan meel madal ah si wadajir ah ugu wada kulmin.

Shirweynahaasi guud waxaa issana kaloo bar bar socda kulamo ay beeluha qaarkood ay si gooni gooni u wada yeeshaan si ay khilaafoodkooda ugu dhameystaan wada hadal una soo afmeeraan wixii xurguf ah ay kala tabanayaan.

Beesha Harti iyo beesha Sade ayaa iyaguna la filayaa in ay si gooni ah u kulmaan iyaggoo fadhigoodaasi lagu gorfeenayo xasarada ka aloosan gobolka Jubbada Hoose ee Kismaayo.

Khilaafkaan oo ay hore uga hadleen Madax weyne Yusuf Iyo madax weynaha Dowlad Goboleedka Puntland Gen.Cade Musse.sida lagu xalindoono iney tahay wada hadal hase yeeshee dadka qaarkii waxa ay shaki ka muujiyeen sida arintani la isugu raaci doono oo ay u miro dhasho.inkastoo wadahadalku yahay tubta ugu wanaagsan ee nabad lagu gaaro balse waxaan meesha ku jirin Guraaga ha lagaa Sooro.

By webmaster@Codkawaamo.com
siciid harti
Posts: 164
Joined: Mon Aug 13, 2007 12:34 pm

Re: CABDULLAHI YUSUF BEGGING MAREHAN UGAASES.

Post by siciid harti »

ilka yar time keedi wuu dhamaadey maxay rabaan wakhtiga

uf uf uf marehan nowdays qaylo kaliye
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: CABDULLAHI YUSUF BEGGING MAREHAN UGAASES.

Post by Unclebin- »

Source?

LOOOL at ilkoyars feeling important.

One week Abdullahi is arresting your leaders threw proxy in Nairobi. The next week he is begging you. Laughing

The only solution is force. He is taking forceful action with Hawiye and he will do the same ilkoyars.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: CABDULLAHI YUSUF BEGGING MAREHAN UGAASES.

Post by DawladSade »

Jubbaland is being built and Barre Hiiraale will be crowned president BEFORE this year ends. MARK ME on this, put it on your notebooks. Cool


And Abdullahi Yusuf will be part of the crowning ceremony. MARK ME on this. Cool
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: CABDULLAHI YUSUF BEGGING MAREHAN UGAASES.

Post by Unclebin- »

LOOOOL keep dreaming.

Tell you dad to stay in hiding in nairobi while your at it. Laughing Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: CABDULLAHI YUSUF BEGGING MAREHAN UGAASES.

Post by DawladSade »

Unclebin we will come back to talk AFTER this happens. No time to spare for you, you had the loudest mouth before the good slapping Afgaduud got, and you took a vacation afterwards.

This will happen as I say keep it moving. Cool
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: CABDULLAHI YUSUF BEGGING MAREHAN UGAASES.

Post by Unclebin- »

LOOOL on hiding ninyahoow afbijo came back with a bag of lacag in nairobi, whilst the ilkoyar dententions are still going on.

Afgaduud was a tool.

You think those Ilkoyars in Addis Hospital beds are there because they have abdullahis respect? Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: CABDULLAHI YUSUF BEGGING MAREHAN UGAASES.

Post by DawladSade »

Why you keep licking after me? Didn't I say we will talk after what I have said comes true BEFORE this year ends? Have some confidence in your position, if you can speak it you should believe it in, waan arkaynaa. Cool
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: CABDULLAHI YUSUF BEGGING MAREHAN UGAASES.

Post by Unclebin- »

Ok Mr Small teeth we will see. Your little teethed hope is a good hope to rely on.

I am book marking this page and Christmas you will feel embarassed.
User avatar
biko
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9077
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: just right the corner.

Re: CABDULLAHI YUSUF BEGGING MAREHAN UGAASES.

Post by biko »

candho yussuf, mareexan iyo wax aan damiir iyo iimaan lahayn wax dhaama la kaalay sxb, hadii kale ISHI RAAS BIKO dhe oo shut the fock-up.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”