mujahiid marexaan and his contribution to the jihad .

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

mujahiid marexaan and his contribution to the jihad .

Post by wadaniweyn1 »

marexaan got ppl like this mujahiid up then they have thousand lil triators like dawlasade , screw and da quule crew in s.net down

Dilkii nabdoonka beesha Ra'iisul Wasaare Geedi oo laga cabsi qabo inay colaad aarsi ah abuurto.


Sade nin oo ku hubaysan baasatoolado ayaa laba xabadood dhafoorka kaga dhuftay isaga oo hortaagan gurigiisa,ala ha u naxariistee nabadoonkii beesha Harti/Abgaal marxuun Nabadoon Macalin Haaruun Macalin Yuusuf,isaga oo isla markiiba ku geriyooday isla goobtii.


Nabadoon Macalin Haaruun ayaa ahaa raga ugu firfircoon ee wada shirka dib-u-heshiisiinta Soomaaliyeed ee ka socda Muqdisho,wuxuuna ahaa dadka aadka u taageersan dawlada kumeelgaadhka ah,isagoo ahaa oday ay aad isugu dhow yihiin Ra'iisul wasaare Geedi.

Dilka Nabadoonka ayaa waxa laga cabsi qabaa inay keento aarsi ay sameeyaan beeshiisu.iyadoo rag ka soo jeeda beeshisa ay wacad ku mareen inay in ay u aargudi doonaan Nabadoon Haaruun.

"Dilka la dilay Nabadoonka ayaa waxay keenaysaa inay cabsi xoogani soo wajahdo ka qayb galayaasha shirka dib-u-heshisiinta,waxayna dhaawacaysaa hawlaha nabadaynta. ," Sidaas waxaa sheegay oday codsaday in aan la magacaabin,nabad gelyadiisa awgeed.


Qaraxyada iyo dilalka ayaa maalinba maalinta ka danabaysa ka soo badnaya caasimada Soomaaliya,iyadoo ay halkaas ku sugana yihiin kumanaan ciidamao Afrikaan ah,oo u badan wadanaka itoobiya,iyo weliba kuwa soomaalida.

"Waa markii ugu horeysey ee la dilo oday dhaqmeed intaan ogahay,waana arin bur bur u keenaysa shirka-dib-u-heshiisiinta ," Sidaas waxaa yidhi Cabdiraxman Axmed, oo ah odayaasha shirka ka qayb galaya.



Nbadaoon Macalin Haaruun ayaa ka soo jeeda jifada hoose ee Ra'iisul Wasaare Geedi,wuxuuna ahaa odayga hogaamiya ergada beeshaas ee shirka ka qayb qaadanaysa.

Dagaal faraha laisula tegay ayaa ka qarxay xaafada Huriwaa,saacado kadib markii la dilay nabadoonka,iyadoo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan,iaydoo ay ciidamda dawladu difaac ka galeen dhismaha isbitaalka xaafadaas,iyada oo ugu yaraan laba mayd ah lagu arkayey iyo dhaawacyo badan.


ugu yaraan waxaa ku dhintay 20 qof,35 qofna waa ku hdaawacantay dagaal lagu hoobtay oo sabtigii ka dhacay badhtamaha soomaaliya.

Hassan Dirie Jama.

Birmingham,UK.

Contact:xassand2000@yahoo.com

Or Info@afnugaal.com
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: mujahiid marexaan and his contribution to the jihad .

Post by galia »

Walahi thats what i call true merehan brothers of all somali people

Merehans are the ones that hate ethiopians the most, the love Allah and he's deen and walahi they love somalia.

Plus somalia will not forget the countless merehans that died alongside Ogaden and other somalis with the war against the ethiopian last year to hold the religion of God and to defend the somali people.

God bless merehans and all the somali people for the actions of that Good man

Walahi this is when i am proud to say i am somali just like the noble Mohammed bin Abdullah Hassan that gave the dhulbaante the title the lions of somalia when the defeated the ethiopian invaders in Ogaden and british and italien forces.
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: mujahiid marexaan and his contribution to the jihad .

Post by wadaniweyn1 »

galia ,,, mad mullah didn't defeat anybody but he surely taught everybody that they can't just walk into somalia and take over Cool


i thank allah that we still have ppl like the killa of da triator up there ^^ left in somalia thou Very Happy Very Happy


insha allah da time of reckoning is near 4 all evil triator's and sellout's.
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: mujahiid marexaan and his contribution to the jihad .

Post by galia »

wadaniweyn1 brother, atleast its very good to see that the somali people still have their faith and country at heart even though we been in hardship for 16 yrs.

The ethiopians think that we are weak and too divided so thats why they invaded us now at the moment, they wana take advantage of our weakness.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”