Abdullahi Yusuf says: Gheedi is a Tigreey not Somali !!!!!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Mrs Musika man
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)

Abdullahi Yusuf says: Gheedi is a Tigreey not Somali !!!!!!!

Post by Mrs Musika man »

Cabdulaahi Yuusuf:- Geedi Waa Nin Tigree ah Somali maahan Meeshana Aniga Kuma Haayo ee waxaa ku haayo meles zanaawi (hadal sir ah oo aan ka helnay mid ka mid ah odayaasha beelaha Hawiye)


Madaxweynaha Somaliya Md:Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa uu eedeyn kulul u jeeday Ra'isulwasaaraha Somaliya Cali Maxamed Geedi asigoo ku eedeeyay In Uu Yahay nin Tigree ah oo aan Somali aheen kuna shaqeeyo kaliya amarka Ra'isulwsaaraha itoobiya males zanaawi.

Cabdulaahi Yuusuf ayaa Hadalkaan waxuu u sheegay Odayaal Ka Socday Beelaha hawiye oo Ka Codsaday in uu Geedi Ku Bedelo Shaqsi U Umada Somaliyeed Isu Keeni Kara, Yuusuf ayaa waxuu u sheegay odayaashii u tegay in uusan Bedeli Karin Cali Geedi uuna Isku Dayay In uu Bedelo Dhowr Jeer Lakiin uu Ku Guuleysan Waayay Cabdulaahi Yuusuf oo Arinkaas odayaasha Kala Hadlaayay sida aan kasoo xiganay oday shirkaasi ka qeeb galay ayaa waxaa uu Yiri: "itoobiya waxey leedahay Somali amxaaro iyo oromo Lakiin Geedi waa Nin Tigree ah Somali maahan Aniguna Meesha Kuma Haayo ee waxaa Ku Haayo Meles Zanaawi ee asiga ka codsada in uu idinka bedelo maxaa yeelay anigu mar hore ayaaba ka bedeli lahaa hadaan awood u leeyahay" Cabdulaahi Yuusuf ayaa waxuu intaasi ku daray in uu ahaa ujeedkiisa markii uu ogolaanaayay in ay dalka soo galaan Ciidamo Itoobiyaan ah in ay u qabtaan Dalka Sidii hada Ka hor puntland ugu qabteen, ayna nabadeyaan Magaalada Moqdisho, Lakiin waxuu sheegay in Geedi uu noqday sidii maamule shirkadeeda uuna dalkii Uu bedelay Shirkad Ganancsi oo Kaligiis Siduu Rabo Isaga Maamulnaayo, asigoo kaashanaayo saxiibadiisa Itoobiyaanka.


Hadalka Cabdulaahi yuusuf ayaa waxuu kusoo aaday ayidoo la hadal haayo maalmahaan Khilaaf Xoogan oo soo kala dhex galay Labada Mas'uul ee ugu sareeyo Xakuumada Somaliya Waxuuna Muujinaa Hadalka Cabdulaahi Yuusuf Heerka uu Gaaray Xiriirka Labada Mas'uul.


Cabdulaahi Yuusuf oo ah Nin waayeela ayaa waxaa loo doortay jagada Madaxtinimada Somaliya oo uu Mudo dheer usoo dagaalamaayay Sanadkii 2004 waxuuna ra'isulwasaaraha itoobiya males zanaawi ku qasabay in uu Cali maxamed Geedi oo ah Nin dhalinyara u magacaabo jagada wasiirkada kowaad, lakiin xiliyadan danbe ayaawaxaa aad Looga Deyrinayaa xaaladiisa Caafimaad.


labada mas'uul ee xukuumada ugu sareeya ayaa waxaa lugu xantaa inay labadaba isgaadayan oo aysan jirin kalsooni buuxdo oo ay isku qabaan ayidoo midba midkale uu ku fikiraayo sidii uu uga takhalusi lahaa oo uu males zanaawi kalsoonidiisa guuleysan lahaa,taas oo muujineyso in mas'uuliyiinta Soomaaliyeed ay yihiin kuwa ayagu aanan goaa,an ka gaari Karin xaalada maamul ee umadda ayna yahiin dad looga taliyo Addis abeba.

.


Ismaciil saxaaf
Saxaaf@hotmail.com Qaahira-masar
Mrs Musika man
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)

Re: Abdullahi Yusuf says: Gheedi is a Tigreey not Somali !!!!!!!

Post by Mrs Musika man »

ABDULLAHI.Yusuf admitts Meles Zenawi runs TFG therefore he can't replace Gheedi

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33838
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: Abdullahi Yusuf says: Gheedi is a Tigreey not Somali !!!!!!!

Post by FAH1223 »

link Laughing Laughing Laughing
Mrs Musika man
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)

Re: Abdullahi Yusuf says: Gheedi is a Tigreey not Somali !!!!!!!

Post by Mrs Musika man »

User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Abdullahi Yusuf says: Gheedi is a Tigreey not Somali !!!!!!!

Post by galia »

Walahi thats true, i just heard it in the radio Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Abdullahi Yusuf says: Gheedi is a Tigreey not Somali !!!!!!!

Post by AbdiWahab252 »

Afbiijo should have thought about that before he prostituted himself.
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: Abdullahi Yusuf says: Gheedi is a Tigreey not Somali !!!!!!!

Post by gurey25 »

thats what ive always been saying
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Abdullahi Yusuf says: Gheedi is a Tigreey not Somali !!!!!!!

Post by galia »

Wheres all the Mjs that supported the TFG cos of uncle AY Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing



Your Tigre federal Goverment = TFG is run by Gheedi for meles, u dumb fools
User avatar
Meles Zenawi
Posts: 202
Joined: Wed Aug 01, 2007 8:35 pm
Location: Fighting terrorism in Somalia, and promoting peace and reconciliation.

Re: Abdullahi Yusuf says: Gheedi is a Tigreey not Somali !!!!!!!

Post by Meles Zenawi »

I'm glad to see I'm finally getting my respect.



Meles.
Mrs Musika man
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)

Re: Abdullahi Yusuf says: Gheedi is a Tigreey not Somali !!!!!!!

Post by Mrs Musika man »

Eritrean sources said that Gheedi and Meles share all the money given to Somalia. No wonder he rented all the 5 star hotels in Nairobi and had a $2 Million Dollar wedding for his son. Shocked
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Abdullahi Yusuf says: Gheedi is a Tigreey not Somali !!!!!!!

Post by galia »

Walahi all of somalia is laughing at that foolish old man aka AY


I don't think that old man ever went to school, i heard he can't read or write. Laughing


Even adde musa will soon tell that old fool that he can't put hes foot in puntland Laughing
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Abdullahi Yusuf says: Gheedi is a Tigreey not Somali !!!!!!!

Post by AbdiWahab252 »

If Ghedi is Tigrey,

Abdullahi is a Tigrey's bi.tch Laughing Laughing
User avatar
Meles Zenawi
Posts: 202
Joined: Wed Aug 01, 2007 8:35 pm
Location: Fighting terrorism in Somalia, and promoting peace and reconciliation.

Re: Abdullahi Yusuf says: Gheedi is a Tigreey not Somali !!!!!!!

Post by Meles Zenawi »

Abdullahi Yusuf outsmarted by a Hutu? Is that something. Laughing
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Abdullahi Yusuf says: Gheedi is a Tigreey not Somali !!!!!!!

Post by galia »

The funny thing is that for once AY is right Ali gheedi is not somali, he's even married to a Tigre women, i.e meles daughter.

AW your statement is also very true, AY is just a tigrey Biitch


Meles ur so funny with that Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Mrs Musika man
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)

Re: Abdullahi Yusuf says: Gheedi is a Tigreey not Somali !!!!!!!

Post by Mrs Musika man »

[quote="AbdiWahab252"]If Ghedi is Tigrey,

Abdullahi is a Tigrey's bi.tch Laughing Laughing[/quote]

you still begging the hutu abgaal dameer? Laughing Laughing Laughing


Tigreey Biitches is Abdi Qaybdiid who at least doesn't speak out Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”