Bayaan From Harakatal Al-Shabaab Al-Mujaahidiin
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Bayaan From Harakatal Al-Shabaab Al-Mujaahidiin
al shabaaad waa waasheen qaxiixdiii.. nimanka mujahidiinta ee baarlamaanka xurta ah ee u doodaya una halgamaya xureynta somaliya iyo maxakiiimta somaliya shirka ugu furmi lahaaa asmara dawlad somaliya lagu sameeyn lahaa, haddii ay diidaan AL SHABAAB. WAA ay ku qaldan yihiin.
al shabaab markaa waxay noqotey urur la mid ah WARLORDYADII dalka nabada u diidey.
al shabaab waxay abuureeysaa TAFARAARUQ ka dhex dhaca MAXAAKIIMTA ISLAAMIGA IYO MUWAADINIINTA WADANIGA EE DOONAYA INAY xureeyaan wadankooda somalia.
al shabaab bal fiiri in caqli yaradooda xitaa waxay AFLAGAADEEYEEN qurbo jooga soomaliyeed.
qurbo jooga waa dadka nr1 uga jira JIHAADKA xureynta somalia, ha ahaato xagga lacagta. xagga niyada, dhinac waliba.
nimankaan AL SHABAAB WAA raggii dagaalkiii IIDAALE IYO DAYNUUNAAY fashiliyey mujaahidiintii la dagaalameysay ethiopia.
AL SHABAAB waxa ay ku socotaa waa sida ALGERIA oo kale xitaa AXMAARADA MARKA LAGA SOMALIYA. WAXAy ila tahay AL SHABAAB inay sii wadi doonaan CIVIL WARKA.
AL SHABAAB WAA ISKU XAARTEY RUNTIII

- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Bayaan From Harakatal Al-Shabaab Al-Mujaahidiin
Sheekh Sheriif hata waxey ka sheegeen
Yalxoow Al-Shabaab Abgaal maku jiree beenta dhaaf

Yalxoow Al-Shabaab Abgaal maku jiree beenta dhaaf
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Bayaan From Harakatal Al-Shabaab Al-Mujaahidiin
AL SHABAAB WAA WHOLE SOOMALIS HAWIYE DAROOD EVEN ISAAQS.
laakiiin waa dad wareersan SOMALIYA waxay rabaan inay ka dhigaan SAUDI ARABIA SANADKII 1230KII
NO FOOTBALL. WOMEN DHAR MADMADOOW XIRAN WAJIGA XITAA AAN BANEYSAN KARIN.
WAQTIGA SALAADA DADKA LA KARBAASHO HADDII AY TUKAN WAAYAAN.
SURWAALKA OO LA MAMNUUCO,,, ONLY KHAMIIS KALIYA AYAA LA XIRAN KARAA.
AL SHABAAB WAA TALIBAN DAD AQOON BADDAN MAAHA XAQIIQDIII.
nimanka AL SHABAAB JAWAASIIS axmaarada ayaa ku dhex jirto aan u maleeynaa waa sababta ay MAXAAKIIMTA UNITED AHEEYD ay hadda FIRST QILAAF meesha u keeneen mr ceeyrooow gangs AL SHABAABS.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 707 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 9 Replies
- 718 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 61 Replies
- 2171 Views
-
Last post by Munique05
-
- 10 Replies
- 549 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 0 Replies
- 339 Views
-
Last post by BERBERAWI
-
- 1 Replies
- 351 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 4 Replies
- 486 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 4 Replies
- 735 Views
-
Last post by Arabman
-
- 3 Replies
- 46 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 4 Replies
- 420 Views
-
Last post by Colonel