Samaroon Joins the Great Kulmiye Party.........

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Samaroon Joins the Great Kulmiye Party.........

Post by LiQaaye_TDH »

WTF. Shocked how the fuk is Kulmiye gonna handle all this people joining his party Laughing

HabarJeclo= Kulmiye
HabarYonis= Kulmiye
Sacad Muse=Kulmiye
Arab=Kulmiye
Toljeclo= Kulmiye
Samaroon= Kulmiye

Ciise Muse= Udub Laughing

Cidagale= Ucid Laughing


Hargeysa(www.Buraoonline.tk)-Wasiir Ku xigeenkii Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Axmed Jaamac Hoori ayaa maanta Magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Wasiir ku xigeenimo ee uu ka hayay xukuumada isla markaana daboolka ka qaaday inuu ku biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye.

Wasiir Ku Xigeenkii Wasaarada Xoolahu,waxa uu sidaas ku shaaciyay Xaflad xisbiga Kulmiye maanta huteelka Maansoor ugu sameeyay wasiir kuxigeenka wasaarada Xanaada Xoolaha Axmed JaamacHoori,odayaal,Aqoon yahano iyo Koox cuqaal ah oo ka tirsan beel ka mid ah Beelaha gobolka awdal oo ku soo biiray Xisbigaas.

Wasiir ku Xigeenka is casilay waxa isagoo ka hadlayay istiqaaladiisa waxa uu yidhi “Maanta oo Bishu tahay 23/08/2007,waxa aan ummadayda Somaliland aan hortooda ka sheegayaa in aan ka degay Xilkii wasiir ku xigeenimo ee wasaarada Xanaanada Xoolaha JSL ee aan hayay”.
Axmed Jaamac hoori Waxa uu xukuumada Somaliland ku eedeeyay in ay ku guul daraysatay hogaamintii Dalka ee loo soo doortay.

“Markii aan arkay sida khaldan marin habowsan ee aanay ku jirin u damqashadu,ee dawladii la doortay hanan kari wayday Dalkii,taladii dadkana qaadan weyday ayaan gartay in aan is casilo”ayuu intaas raaciyay Wasiirkuxigeenku.

Hoori waxa uu Wasiirada Somaliland ku tilmaamay gole aan damiir lahayn,oo dherigooda oo qudha bislaysanaya.

Wasiir ku xigeenkaasi iyo iyo koox kale oo isugu jirtay aqoonyahano,cuqaal iyo Odayaal ka tirsan beesha Maxamed case oo ka mid ah beelaha degan Gobolka Awdal,ayaa Xafladaas ka sheegay inay kalsoonidii Siyaasadeed kala noqdeen xisbiga UDUB iyo Xukuumada madaxweyne Rayaale,isla markaana waxa ay shewegeen in ay ku biireen KULMIYE.
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo]oo xafladaas ka hadlay ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan kooxdaas ku soo biirtay isbigiisa,waxana uu sheegay in arrimaha ay xukuumada ku eedeeyeen ay yihiin waxyaabo xaqiiq ah oo Somaliland ka jira.

Waxa kale oo halkaas ka hadlay Cabdiraxmaan Aw-Cali faarax oo sheegay in aragtida siyaasadeed ee kooxdaasi ay ka turjumayso sida aanay beelaha Gobolka Awdal u wada taageersanayn Madaxweynaha JSL Mudane daahir rayaale Kaahin.

Waxa iyaguna Xafladaas soo dhaweynta ah ka hadlay masuuliyiin iyo xubno ka tirsan gudida Fulinta xisbiga KULMIYE.
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Samaroon Joins the Great Kulmiye Party.........

Post by paidmonk »

Beesha Ismaciil Jaberti as well. up
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Samaroon Joins the Great Kulmiye Party.........

Post by LiQaaye_TDH »

Dhullbahante already in.... Mudane Fagadhe Cool
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Samaroon Joins the Great Kulmiye Party.........

Post by paidmonk »

What is Samaroon anyway? Is it Ciise or Ciise and Gadubirsa?
User avatar
Madmadoobe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1892
Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am

Re: Samaroon Joins the Great Kulmiye Party.........

Post by Madmadoobe »

Whats udub doing wrong these days, lol, Everyone is running away from them.
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Samaroon Joins the Great Kulmiye Party.........

Post by paidmonk »

If UDUB can't win the next elections, they'll steal it, and no one will talk back. Cool
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Samaroon Joins the Great Kulmiye Party.........

Post by LiQaaye_TDH »

with 3.5 million people against them i dont think so Laughing

Paid: Samaraaon = Gedobursi
Udub is finished, the people in it had enough of their lies and bullshid.. the only people who will be left are this fools :

Cawil
Saleeban Gall
Axmed Yusuf Yaasin

Laughing Laughing
User avatar
Madmadoobe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1892
Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am

Re: Samaroon Joins the Great Kulmiye Party.........

Post by Madmadoobe »

Waryaa liqaaye hooy adeerkay amaan sii.
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: Samaroon Joins the Great Kulmiye Party.........

Post by wadaniweyn1 »

liqaaye ,, those samaroon are tiny subclan , maybe the same size as
solomadow oo lil bit more Laughing anyway kulmiye don't need none of
dem becos we gonna win anyway Smile Smile
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Samaroon Joins the Great Kulmiye Party.........

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="Madmadoobe"]Waryaa liqaaye hooy adeerkay amaan sii.[/quote]

Adeerka Inta Yar wuu Ka qiimo Badanyahay... Ee ka bax meesha xun dhe, oo join Indeerka.........

Wadani.. It might be a Subclan of samaroon, we still need all the votes we can get...

If it goes as planned Silaanyo will win this 70% Kulmiye 20% Udub and Ucid 10%
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: Samaroon Joins the Great Kulmiye Party.........

Post by SummerRain »

Beesha Habar Gidir as well. up Laughing
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Samaroon Joins the Great Kulmiye Party.........

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="Ismahan123"]Beesha Habar Gidir as well. up Laughing[/quote]

we Only accept Fiqishini Laughing
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: Samaroon Joins the Great Kulmiye Party.........

Post by SummerRain »

[quote="LiQaaye_TDH"][quote="Ismahan123"]Beesha Habar Gidir as well. up Laughing[/quote]

we Only accept Fiqishini Laughing[/quote]


WHO? Confused
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Samaroon Joins the Great Kulmiye Party.........

Post by AbdiWahab252 »

Ismahan,

Fiiqishini, the qabiil of my first Somali girlfriend and they fit under Cayr-HG
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Samaroon Joins the Great Kulmiye Party.........

Post by LiQaaye_TDH »

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Miskiinad Ismahan Sad Sacad is not the Only habargidir sub clan you know Smile
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”