Page 1 of 1

BREAKING NEWS 1manarmy oo la wareegay wanlaweyn

Posted: Sat Aug 25, 2007 4:01 pm
by Hiiraan boy
Nin Dabley ah oo Qabsadey Saldhigga Wanlaweyn.

Saldhigga degmada Wanlaweyn ayaa waxaa qabsadey nin dableey ah oo aad u hubeysan kaas oo saldhigga kala wareegey Ciidanka Booliska ee degmada.

Hase yeeshee ciidanka ayaa deaaal rogaal celis ah ku qaadey ninkii hubeysanaa haseyeeshee way ka saari waayeen halkii uu qabsadey,waxayna gurmad weyddiisteen ciidanka Militeriga ee ku sugan duleedka Magaalada.

Hase yeeshee odeyaasha degmada ayaa isku deyaya inay ninkaas si nabad ah uga saaraan halkii uu qabsadey inta aysan weerarin, ciidamada Militeriga Dowladda FKMG,inkasta oo aysan odeyaashu ku guuleysanin inay ninkaas ku qanciyaan inuu halkaas ka baxo,ayaa haddana weli waxay wadaan wadahadal arrintaas ku saabsan.

Waa marka ugu horreysay oo nin dableey ah ama maleeshiyaad qabsadaan saldhigga degmada Wanlaweyn,tan iyo intii halkaas laga dhisey maamulka Cusub ee degmada.

Degmada Daafeed ayaa waxay ka mid tahay degmooyinka ay dadkii iska lahaa si toos ah u maamulaan taas oo ay suuragelisey xoog badan oo ciidan dowladeed ah oo ku sugan jidka iyo xerroyin laga xukumo degmadaas.

Joogitaanka militeriga faraha badan gaar ahaan kuwa Digil iyo miriflle ayaaa suurageliyey inay malleeshiyaadkii halkaas ka howlgali jirey ka quursadaan gacan ku haynta maamulka iyo dhaqaalaha ay ka heli jireen jidadka magaaldaaas dhax mara.

Shabkadda Warbaahinta DMC Muqdisho

Aadan Cusmaan Bokoola@hotmail.com

Re: BREAKING NEWS 1manarmy oo la wareegay wanlaweyn

Posted: Sat Aug 25, 2007 4:02 pm
by *Arabman
Hiiraan boy, where have you been? Welcome back.

Re: BREAKING NEWS 1manarmy oo la wareegay wanlaweyn

Posted: Sat Aug 25, 2007 4:05 pm
by Koronto91
Laughing Laughing

Hiiraanboy, we missed your daily reporting, where have you been?

Re: BREAKING NEWS 1manarmy oo la wareegay wanlaweyn

Posted: Sat Aug 25, 2007 4:06 pm
by galia
We missed u very much hiiraanboy, welcome back bro Cool

Re: BREAKING NEWS 1manarmy oo la wareegay wanlaweyn

Posted: Sat Aug 25, 2007 5:47 pm
by BABYGIRL123
Oh My God Are You Still A live Sad Sad Sad I Was Happy I Was Told You Have Being Attacked By A crocodile Danm. Sad Sad Sad Sad

Re: BREAKING NEWS 1manarmy oo la wareegay wanlaweyn

Posted: Sat Aug 25, 2007 6:01 pm
by Unclebin-
Hutu Hope is HERE Laughing Laughing

Re: BREAKING NEWS 1manarmy oo la wareegay wanlaweyn

Posted: Sat Aug 25, 2007 6:32 pm
by ilyas66
somaliya waxay u bqhan tahay in sadex kooxood laga qabto
kuwaaso kala ah
niman diin cusub la soo baxay oo qolo walba isugu jira, aminsana cid aan iyaga aheyn in ay muslin yihii.
koxda 2aad waa ganacasatada oo aygana isugu jira qolo walba kuna shirkoobay in ay dhiig miirtan shacabka dhibataysan.
kooxda 3 add waa . dhalinyaradii yar yareed oo mustaqbalaka noqon laheed madaxdii barito una ah laf dhbarta wadanka loona adeegsaady burburinta wadanka iyo shacabkooda ay ka dhasheen . meeshii lagu bararujinlaah waxbarashada iyo aqoonta mid diineed iyo mid maadi ah ba
waxana loo baxshay maagcyo ah mooryaan ama jiri
marka somali hadii ay rabto in rabi bad badiyo
marka ugu horeysa waa in ay garwaaqsataa in ay dhiban taahy
dhibka hayana noocuu yaahy in ay ogataa
waxan ku soo gab gabo baynayaa
aniga shaqsiyan somaliya waxa dhibka ka wada waa labada kooxood ee hore
oo runtii isku xiran .
iiyadoo labada kooxood la iska qaban ilamaah in aan qaran awood leh oo cadawgooda iska dhicin kara inan noqonayno
aniga uma arko dhib dhalintii yaryareed ee maagcyada loo baxshay mooryaan ama jiri
iayaga ayab la isticmaalay oo mustaqbalkoodii looga ciyaray

Re: BREAKING NEWS 1manarmy oo la wareegay wanlaweyn

Posted: Sat Aug 25, 2007 6:33 pm
by Dhaga Bacayl
There is a city called Wala weyn? Confused

Re: BREAKING NEWS 1manarmy oo la wareegay wanlaweyn

Posted: Sat Aug 25, 2007 7:13 pm
by *Arabman
[There is a city called Wala weyn? Confused]

I don't know about Wala weyn, but there's Wanle Weyne.

http://i17.tinypic.com/4xpydsk.jpg

Re: BREAKING NEWS 1manarmy oo la wareegay wanlaweyn

Posted: Sat Aug 25, 2007 7:15 pm
by Dhaga Bacayl
^^Thanks for the correction.


I always thought wanle weyn was bad word.

Re: BREAKING NEWS 1manarmy oo la wareegay wanlaweyn

Posted: Sat Aug 25, 2007 7:40 pm
by *Arabman
^^You're welcome. This is a 3D picture showing its position from Xamar and the Indian ocean:

http://i17.tinypic.com/5xxb1j6.jpg