Dr. Zakariye Vs Ethiopian Ambassador to Sweden

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Dr. Zakariye Vs Ethiopian Ambassador to Sweden

Post by Executive »

Dr. Zakariye Xaaji Maxamuud up

http://www.somaliweyn.com/pages/news/Au ... Aug10.html

Inkastoo kulankan oo halkiisi kasii socday hadana waxaa qudbad xasaasi ah halkaasi ka jeediyey Dr. Zakariye Xaaji Maxamuud oo aad uga hadlay dowrkii Dowlada kumeel gaarka ah iyo marxaladii ay soo martay waxaase ayaan darro uu ku tilmaamay markii ciidamada Itoobiya oo sheegay iney taageerayeen dowladaasi taagta daran ee ay gudaha u soo galeen jamhuurayadii xorta aheyd ee Soomaaliya taasoo u tilmaamay iney tahay ayaan darro una baahan tahay in ciidankaasi dalka laga saaro. Danjiraha Itoobiya oo aad u dhaliilay qudbadii Zakariye ayaa sheegay in Itoobiya aysan aheyn ciidan cadow ah balse ay tahay waxa uu ku sheegay "Saaxiibka soomaalida. Si kastaaba arrintu ahaatee xildhibaan Zakeriya ayaa waxey si darran u weeray Itoobiya taasoo markii dambe ka careysiisay danjiraha Itoobiya ee joogay madasha keentayna inuu afka furto, waxaana isagoo laga dareemayey wejigiisa carrada ka muuqata ayuu sheegay in dhibaatada Soomaaliya ka jirtaa ay markeedi horeba soomaalida abuureen ee asyan muuqan wax dowladiisa loogu riixo."Annaga ma nihin ciidan cadow ah ee waxaa noo yeeratay dowlada KMG!" ayuu yiri danjiraha Itoobiya ee Sweden isagoo carabkana ku adkeeyey in ciidanka dalkiisa ee jooga Soomaaliya ay baxayaan marka uu dhamaado waxa uu ku sheegay howlgalka nabad sugida ah ee ay ku taageerayeen dowlada taagta darran.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”