them yet they never lift a finger or do anything about it accept cry and
calacaal on there websites
Muran ka dhex Oogan Ciidanka Manjeerteniya iyo Dadka ku dhaqan Gobolka Sool
Published Aug 26, 2007 - 12:37 PM by siciid
Waxaa modooyinkii ugu danbeeyey isi soo tarayey cabashooyin ka soo baxaya Hantiilayaasha Gaadiidley u shaqayn jiray Ciidamada majeerteeniya ee buglaan
illaa,2004 ilaa iyo badhtamihii sanadka 2007,ayaa waxa magaallada laascaanood ee gobolka sool ka jiray dhac iyo bood qarsoon oo ay gaysanayaan ciidamadda majeerteeniya ee maamulka bugllaan.
hadaba dhacan iyo boobkan ka socda magaallada gobolka sool ayaa cabashooyinkoodii soo if baxeen iyadoo ay shirar kala duwan yesheen maal mihii la soo dhafay gadiid lay tiro badan oo lagu qalday walal tinimo been ah oo hantidooda iyo malkoodii lagu xaab sanayay,wax aan dani ku jirin
Gaadiidlaydan dhaca iyo boobka loo gaystay ee Damaynku ka maqan yihiin oo gaadhaya 33 Gaadhi,kana soo jeeda Gobollka sool,ayaa waxaa la sheegay in ay hada wadaan shirar iyo tallooyin ay kaga arin sanayaan sidii ay maamulka majeerteeniya uga saari lahayeen gobolka sool hantidoodiina uga helli lahayeen.
Hantiilayaasha Gaadiidkaasi ayaa shabakada togdheernews u xaqiijiyaay in xaalkoodu marayo meel adag,tan iyo markii gaadiidka laga kiraystay oo aanay helin wax dhaqaale ah,iyagoo ay intaasi u dheerayd han.dadaad iyo dhac aan kalla go,lahayn
Gaadiidlayda daymanku ka maqan yihiin ayaa intooda badan joogay magaalada laascaanood,kuwaasi oo quudaraynayey in ay helaan Hantidooda ka maqan mudo fara badan waxaanna ay sheegeen in ay arinkan u arkaan Takoor cad,iyagoo sheegayna in aanay jirin Gobollo kale oo ay dhaceen ciidamadan majeerteeniya lakiin ay si bareer ah u dhaceen hantidoodii kadib markay diideen inay bixiyaan lacagtoodii ay sida xaqa ah ugu lahayeen,
guntii iyo gabo gabadii magaallada laascaanood ayaa aad u kacsan kadib markii dadku ay qarsan kari wayeen dhaca iyoo fol xumadda ay ku hayaan mamulka majeerteeniya gobolka sool ee laascaanood iyagoo soo badanaya marba marka ka danbaysa dhibatada ay ku hayaan muwadiniinta reer somaliland ee reer sool
by nasrullaah
lascaanood


