
In ku dhow boqol qof oo maanta u duulay Hargeysa xilli 24 saac ka hor uu dhaqan galay go’aan ka soo baxay waaxda duulista DF oo lagu mamnuucay duulimaadyada u kicitima Somaliland
Waxaa maanta garoonka dayuuradaha Aadan cadde International Airport ee magaalada Muqdisho ka dhoofay ku dhowaad 100 ruux oo ku sii jeeda magaalada Hargeysa oo xarun ah Jamhuuriyada la baxday Somaliland xilli ay 24 saac ka soo wareegtay go’aan ka soo baxay waaxda duulista iyo saadaasha hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya kaasoo lagu sheegay in la mamnuucay dhamaanba duulimaadyadii u kala gooshi jiray magaaladan Muqdisho iyo magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ee Jamhuuriyada Somaliland.
www.Dayniile.com