Shiirka Dib UU Hallaynta a Resounding Success
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Shiirka Dib UU Hallaynta a Resounding Success
3600 ka tirsan ergadii dib u heshiisiinta Muqdisho oo ku dhawaaqay
inuu fashil ku dhamaaday Shirka Cali Mahdi .
Muqdisho-Talaado, August , 28, 2007 Waagacusub.com
3600 ka tirsan ergadii ka qaybgashay Shirka dib u heshiisiinta Muqdisho ee Mudane Cali Mahdi Maxamed hogaamiya ayaa markii ugu horeeysay fagaarayaal ay isugu soo baxeen dadweyne ka sheegay inuu fashil ku dhamaaday Shirkii dib
u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed ee Muqdisho,sababa aysan badankood faahfaahin
Ergadaan oo boqolaal dadweynaha kula hadlay badankood markii ay ku gurya noqdeen goboladii ay ka kala yimaadeen,waxay ku nuuxnuuxsadeen inaysan jirin guulo
iyo dib u heshiisiin lagu gaaray mudadii uu shirka socday,
basle faa-iidada ugu badan ay ahayd isbarasho xubno metelayay beelo Soomaaliyeed oo aan hore isu aqoon,kana kala yimid gobola kala duwan.
Ergada ugu badan ee shirka isaga baxay,lana hadlay dadkooda,waxaa ugu badan ,beelaha Absame,Mareexaan,Rahanweyn ,Dir Koofureed iyo Hawiye.
Gudoomiye ku xigeenka gudoonka shirka ,ninka lagu magacaabo Cabdi Raxmaan Guulwade ayaa qasaaro iyo nasiib daro ku tilmaamay in 2600 ergo ay tib ugu gurya noqdaan goboladii ay metelayeen,iyagoo aan natiijo lagu farxo u sidin dadkooda.
“Waxaan beesha Caalamka u gudbinay in shirka ay ku heshiiyeen beelahii Soomaaliyeed ee is khilaafsanaa,waana wax laga naxo oo qalbi xumo ah,in culu-maa-udiin,aqoonyahano,hogaamiye dhaqameedyo iyo waxgarad kale oo muhiima ay dadkoodii ay dib ugu laabteen goboladoodii iyagoo aan wax natiijo ah oo lagu farxo u wadin dadkooda”sidaa waxaa ku celceliyay Jeneral Cabdi Raxmaan Guulwade oo hadalkiisa laga dhadhansan karay inuu shirka fashil ku dhamaaday oo wax guula laga gaarin.
Gudoomiyaha Shirka Muqdisho ee guuldarada ku dhamaaday Cali Mahdi Maxamed ayaa socdaal aan faahfaahin badan lahayn ,wuxuu ku joogaa Nairobi ,waxaana su-aalo beesha Caalamka ay ka waydiin doontaa guulaha shirka Muqdisho ka furmay 15-ka bishii Luulyo

- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super
- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: Shiirka Dib UU Hallaynta a Resounding Success
mansallah it has ended in a failure
- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: Shiirka Dib UU Hallaynta a Resounding Success
cali mahdi is a rich basterd
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Shiirka Dib UU Hallaynta a Resounding Success
Karbaash,
Cali Mahdi is rich. Some Sacad fokkers I know also made a killing.

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Shiirka Dib UU Hallaynta a Resounding Success
Shirka meel fiican oo xasaasi ah ayuu marayaa. 

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Shiirka Dib UU Hallaynta a Resounding Success
S[quote="DawladSade"]Shirka meel fiican oo xasaasi ah ayuu marayaa.
[/quote]
Sure thing DoqonSade

Sure thing DoqonSade

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Shiirka Dib UU Hallaynta a Resounding Success
Sacad ululators have taken to waving their ponpons and cheer leading on the side providing entertainment as has become their habit after Kaenadiid incarnate Abdullahi Yusuf first entered Mogadishu. 

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Shiirka Dib UU Hallaynta a Resounding Success
Labo todobaad ninkii idinka maqanaada maalintu idinku soo laabto idiinkoo Galbeed qiblada ku sheegaya baa la idinku arkaya . Waar maxaa ka si' ah reerkan haddaba 

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Shiirka Dib UU Hallaynta a Resounding Success
DoqonSade:
Where is Huuraale
He ran off after being attacked 
Where is Huuraale

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 441 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 15 Replies
- 654 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 10 Replies
- 525 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 1 Replies
- 511 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 30 Replies
- 4695 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 4 Replies
- 278 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 6 Replies
- 410 Views
-
Last post by kkk47
-
- 1 Replies
- 493 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 396 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 18 Replies
- 1208 Views
-
Last post by DropkickMurphy