Breaking News:Heavy attack between SOS and Suuqaxoolha

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
adanboy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1184
Joined: Thu Mar 22, 2007 12:28 pm
Location: Struggle

Breaking News:Heavy attack between SOS and Suuqaxoolha

Post by adanboy »

Somali young mujaahideen even using technichals to ataack traitor and occupier bases tonight..Its getting intense ..No sleep in the night ,just blazing fire to pacify our capital from the dirty invaders and their somalispeaking individuals...

Iska horimaad xoogan oo caawa ka bilowday qeybo ka mid ah degmada Heliwaa ee Muqdisho
Click here to find Shabelle news in English
Shabelle airs news in English
Mogadishu 28, August 07 ( Sh.M.Network) Iska horimaad culus ayaa ka bilwoday caawa inta u dhaxeysa SOS iyo suuqa xoolaha ee degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho, iyadoo la maqlayo madaafiic oo xoogan oo la is weydaarsanayao.

Dagaalkaan oo la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa waxa uu bilowday abaaro caawa 9:20 Pm, waxaana uu u dhaxeeyaa ciidamada dowladda iyo kooxo hubeysan oo aan la garaneyn oo weerar ku soo qaaday halkaasi.

Lama oga wali qasaaraha ka dhashay iska horimaadkaan oo ah mid aad u xoogan.

" Waxaanu maqleynaa rasaas culus iyo madaafiic, waxaana dhulka ku heynaa bogga" ayuu yiri C/salaan oo ka mid ah dadka deegaanka Heliwa oo u waramay Shabelle, iyadoo qadka teleefoonka uu ka hadlayayna si weyn looga dareemayay rasaas culus oo la is dhaafsanayay.

Deegaanada Suuqa xoolaha iyo SOS ee magaalada Muqdisho ayaa noqday maalmihii la soo dhaafay meelo ay ka dhacaan iska horimaadyo xiriir ah iyo qaraxyo.

Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe

somalia
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”