Page 1 of 1

DHULKA SO ANIGU MA LIHI

Posted: Wed Aug 29, 2007 4:21 am
by Hiiraan boy
Dhulka soow anigu malihi
Danta soow anigu malihi
Gumeeystaha dhacaayaa
Geeridu dhibeeysaa
Waqtigii dhamaayoo
Wuu dhaqaaqi doonaa
Ninkii dhoof ku yimibaa
Geerudu dhimeeysaa
Waqtigii dhamaayoo
Wuu dhaqaaqi doonaa

Re: DHULKA SO ANIGU MA LIHI

Posted: Wed Aug 29, 2007 5:15 am
by siciid harti
guryaha xamar saw anigu malihi
habar gidir saw kuma ciyaarin
saw cidla kameey helin
saw caqli meysan keeni waayin
saw wadankii meeysan bililiqeysan
saw wax ka qabta ma waayin

anagad hees magool love ah noo keenaysaa

Re: DHULKA SO ANIGU MA LIHI

Posted: Wed Aug 29, 2007 8:28 am
by enemy_o_m_m
^ Laughing Laughing Laughing Laughing

DHULKA SO ANIGU MA LIHI?

MEY ILAHAY BAA LEH!!!