Page 1 of 1

BREAKING NEWS dhullos karbash charcoal men

Posted: Wed Aug 29, 2007 7:03 am
by Hiiraan boy
Dagaal Xun oo dhex maray Qawlaysato dhuxulaysato ah iyo Ciidanka ka hortaga Xaalufka ee Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag

Dhahar:- War Deg Deg ah oo haatan naga soo gaadhay Magaalada Dhahar ee ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa tibaaxaya inay in goor aan saas u fogayn ay Fooda is dareen laba Ciidan oo kalah Ciidanka Dhuxul joojinta Degmada Dhahar iyo koox boob doon ah oo Dhulka shida kuwaas oo khasaare lixaadle soo gala dhaagay in kastoo aan war rasmi ah laga hayan sabab la xidhiidha is gaarsiinta awgeed oo aanay meeshaas ka shaqayn.

Warku waxa uu intaas ku darayaa inuu Dagaalkaasi socday mudo dhan Hal saac ah iyadoo halkaas uu ka dhacay dagaal aad u qadhaadh oo Hubka noocyadiisa kala duwan laysu adeegsaday.

Sida uu LaasqorayNet u xa qiijiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Maakhir oo haatan ku sugan magaalada dhahar Eng Guure waxa uu sheegay inay Ciidankaasi Dhuxul joojinta ah ay markii hore ka boqooleen Degmada Dhahar iyagoo qorshahoodu ahaa inay soo indha indheeyaan Xaalufka Ba\"an ee lagu hayo guud ahaan Gobolka Sanaag balse waxay la kulmeen guuta iska dhan oo usoo tafa xayatay inay gubaan oo baa biyaan dhulka kuwaas oo xitaa wata gaadhida Dagaalka iyo Saadka Noocyadiisa kala duwan.

Ciidamadan gubaya Dhuxusha ayaa waxay kasoo jeedaan Deegaanka Bari ee Qardho, mana aha markii kowaad ee ay ciidamadan dhuxuleysatada ah ay dagaal la galaan ciidamada la dagaalanka Xaalufinta ee degaanka Dhahar.

Dagaalkii kan ka horeeyey ayaa waxa uu ka dhacey Far-Shabeelo oo ka mid ah Hawdka Dhahar iyadoo dagaalkaas lagu jebiyey maleeshiyaadkii dhuxuleysada ahayd.

Wixii kusoo kordha Warkaas LaasqorayNet ha moogaan

Re: BREAKING NEWS dhullos karbash charcoal men

Posted: Wed Aug 29, 2007 8:40 am
by Executive
Dhullos dont live in that part of Sanaag, They are Warsangeli

Re: BREAKING NEWS dhullos karbash charcoal men

Posted: Wed Aug 29, 2007 9:28 am
by kambuli
LOL@Dhulos in Dhahar Laughing Laughing

Re: BREAKING NEWS dhullos karbash charcoal men

Posted: Wed Aug 29, 2007 9:30 am
by Unclebin-
Hiiraan boy are you Miss South Carolina?

You need a map? Laughing

Re: BREAKING NEWS dhullos karbash charcoal men

Posted: Wed Aug 29, 2007 9:42 am
by AbdiWahab252
HiiraanBoy:

Saxiib,

Why are u separating Darood ?

Do u see the Darood kids here separate Hawiye ? They collective call us Hawiye not HG, Xawadle, Abgaal.

When in doubt, just say Darood.

Re: BREAKING NEWS dhullos karbash charcoal men

Posted: Wed Aug 29, 2007 9:43 am
by DawladSade
welcome back shiiq hiiraan

Re: BREAKING NEWS dhullos karbash charcoal men

Posted: Wed Aug 29, 2007 10:31 am
by Cartan Boss
It is dubays warsangeli

Executive u r wrong Dhuloos do live in that area(taleex), remember Dhahar is located in that triangle area where the three tribes meet MJ cisman maxamud, Dhuloos(Nuur Axmed) and Dubays warsangeli
Taleex=dhuloos
Dhahar=warsangeli
Qardho=mj

meelaha dhuxusha la gubaya waxaa la yidhaa soolasha waana dhul kaymo ah oo kala qaybiya taleex iyo Dhahar

Re: BREAKING NEWS dhullos karbash charcoal men

Posted: Wed Aug 29, 2007 11:42 am
by BABYGIRL123
Dhulos live in dhahar but its warsangeli land Cool Cool Cool Cool .

Re: BREAKING NEWS dhullos karbash charcoal men

Posted: Wed Aug 29, 2007 11:47 am
by zackabdul
If I'm not mistaken, Taleex is now the second stronghold for Cisse Maxmuud after Garowe.. Laughing

Re: BREAKING NEWS dhullos karbash charcoal men

Posted: Wed Aug 29, 2007 11:49 am
by The_Emperior5
SOo they are fighting over dhuxul now Laughing Laughing

Re: BREAKING NEWS dhullos karbash charcoal men

Posted: Wed Aug 29, 2007 11:56 am
by Executive
[quote="zackabdul"]If I'm not mistaken, Taleex is now the second stronghold for Cisse Maxmuud after Garowe.. Laughing[/quote]

A Failed Mission Laughing

Cartan Boss, My Bad

Re: BREAKING NEWS dhullos karbash charcoal men

Posted: Wed Aug 29, 2007 11:59 am
by zackabdul
So who is in control of Taleex now?

Re: BREAKING NEWS dhullos karbash charcoal men

Posted: Wed Aug 29, 2007 12:01 pm
by Executive
[quote="zackabdul"]So who is in control of Taleex now?[/quote]


Is that a serious question? Laughing

Taleex is a hugh district, If they couldnt take over 1 inch of Dhumay Valley which is part of Taleex, dagaalkas wax la sheego ma ahan ceeb weyn. Nothing changed in Taleex, ciid leh ba mamulo.

Re: BREAKING NEWS dhullos karbash charcoal men

Posted: Wed Aug 29, 2007 1:42 pm
by Ina Baxar
Good on the warsangeli environemental rapid reaction force .
The qardho guys have no shame !!