Mbagathi Mooryaan Abduct 8 Religous Teachers In Mogadishu...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Biif Baaf
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 463
Joined: Thu Oct 12, 2006 10:42 pm

Mbagathi Mooryaan Abduct 8 Religous Teachers In Mogadishu...

Post by Biif Baaf »

Mogadishu 01, Sept. 07 ( Sh.M.Network)- Ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah ayaa saakay macalimiin ka xir xirey goob wax lagu barto oo ku taala xaafadda KPP ee degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Sida ay Shabelle u sheegtay mid ka mid ah hooyooyinka ardeyda dhigata Dugsiga Imaamu Nawawi oo la yiraahdo Shukri Max'ed, ilaa 8 macalin oo uu ku jiro ardey Caawiye ah ayay ciidamo ka tirsan dowladda ay kala baxeen dugsigaasi saakay.

Goobjoogayaal ayaa Shabelle u sheegay in ay arkayeen macalimiinta oo indhaha laga xirey oo la sii saarayo gaari, iyadoo wali aan la ogeyn halka ay la aadeen.

Ciidamadan saakay howl-galka ka fuliyay iskuulka ayaa waxa ay wateen Labo baabuur oo kuwa dagaalka ah, mana jiro wax war ah oo ka soo baxay dowladda kMG ah oo ku aadan arinkaan.

Ma ahan markii ugu horreysay oo ciidamo ka tirsan dowladda ay macalimiin ka xir xiraan dugsiyo ku yaala magaalada Muqdisho inta la ogyahay.
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Mbagathi Mooryaan Abduct 8 Religion Teachers From Their Dugs

Post by paidmonk »

Maxamed Dheere MUST be stopped. This fat, crooked nosed terrorist thinks he's the boss!!
User avatar
Biif Baaf
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 463
Joined: Thu Oct 12, 2006 10:42 pm

Re: Mbagathi Mooryaan Abduct 8 Religous Teachers In Mogadishu...

Post by Biif Baaf »

They are all drunkards and impotent men who think by following Gen. Gabre's orders, they are something...??
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Mbagathi Mooryaan Abduct 8 Religous Teachers In Mogadishu...

Post by paidmonk »

They should all be killed, definitely, but in a Xalaal manner, I don't like the ape-like idea of blowing yourself up and then having your cousins drag around some burnt bodies, Somalis better behave.
User avatar
Biif Baaf
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 463
Joined: Thu Oct 12, 2006 10:42 pm

Re: Mbagathi Mooryaan Abduct 8 Religous Teachers In Mogadishu...

Post by Biif Baaf »

Their day will come, death is inevitable, what is worse than dying as a dabadhilif and possibly an apostate?

Men like M. Dheere, Gedi & A. Yusuf have sealed their own fate, if they die in this path, may the wrath of Allah be on them, amin!
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Mbagathi Mooryaan Abduct 8 Religous Teachers In Mogadishu...

Post by paidmonk »

You have no right accusing others of apostasy, you apostate.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”