their car blown up 8)
01.09.2007
Baabuur ay lasocdeen dabadhilifyada Tirkeega oo horjoogayaal kujireen oo kuhalaagsamay qarax miino oo kadhacay jidka Afisyooni.
Baabuur ay lasocdeen dabadhilifyada Tikreega oo ay kujireen horjoogayaal mooryaan ayaa kugubtay jidka Afisyooni kadib markii miino ay lakacday xili halkaasi marayeen,waxaana laxaqiiiyay in dabadhilifyadii gaariga saarnaa uu gaaray khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Dad goob jooga sidey sheegeen miinada ayaa lakacday gaari Cabdi bila ah oo ay kabuuxeen mooryaan,waxaana gaaray khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,iyadoo mooryaanta halaagsantay ay kujiraan horjoogayaal mooryaan oo layaqaan inkastoo magacyadooda aysan noo suura gelin.
Wararku waxey intaa kudarayaan in goor danbe goobta soo gaareen dabadhilifyo kale oo baabuur wata kuwaasi oo usoo gurmaday kuwa halaagsamay laakin maxey kagaaraan mujaahidkii miinada kuqarxiyay wuu gaaray meeshuu rabay waxeyna gurteen meydadka iyo dhaawacyda.
Mooryaanta ayaa xiray jidka iskuxira Afisyooni iyo dekada si jabkooda aan loo ogaan,iyagoo falal cadowtooyo ah ugeystay dadka rayidka ee degan xaafadaasi,waana wax caado u ah dabadhilifayda Tirkeega in dadka rayidka ka aargutaan marka mujaahidiintu cadibaan.
many traitors killed in mogadishu
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Last edited by adanboy on Sat Sep 01, 2007 1:54 pm, edited 1 time in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 34 Replies
- 2404 Views
-
Last post by Somali_4Life
-
- 1 Replies
- 528 Views
-
Last post by SunFromNorth
-
- 11 Replies
- 1318 Views
-
Last post by Publicopinion
-
- 7 Replies
- 839 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 4 Replies
- 921 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah