Reer Garoowe shelling out $150,000 for Mosque

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Reer Garoowe shelling out $150,000 for Mosque

Post by paidmonk »

GAROOWE : Walaal ka qaybqaado dhismaha Masaajidka AL-huddaa

Garoowe:-Walaalkayga iyo Walaashayda Muslimka ahoow ka qaybqaado Masaajidka AL-Huddaa ee Garoowe , kaa soo iminka la burburiyay waxaana loo badalayaa dhisme 2 dabakh ah.
Sheikh C/qaadir Nuur Faarax Jeex oo ka mid ah Culimada caanka ah ee Soomaaliya ayaa wuxuu Muslimiinta ugu baaqayaa in ay ka qaybqaataan dhismaha Masaajidka , wuxuuna sheegay in ay tahay sadaqo jaari ah oo aan waligeed ka go’ayn ruuxii wax ku darsada dhismaha masaajidka.

Sheekhu wuxuu sheegay Misaajid laga qaybqaato dhismihiisa in ay tahay waxyaalaha khayrka badan oo aan waligiis ka go’ayn.

Sida uu sheekhu sheegay Masjidul-hudaa wuxuu ku yaalaa bartamaha magaalada , sababta keentay in xiligan la burburiyo ayuu ku sheegay in ay timid baahi aad u wayn maadaama uu qaadi waayay dadka Muslimka ah ee ku tukada salaadaha.
Waxaana laga dhigayaa 2 dabakh taas oo ay ugu wacan tahay masaajidka oo aan lahayn dhul uu ku fido sidaasdarteedna ay lagama maarmaan ay noqotay in la is-dulsaaro.
Sheekhu wuxuu sheegay in qaybta hore Masaajidka a ku baxayso oo lagu qiimeeyay lacag dhan $154,000 , iminkana la hayo $ 20,000 , sidaasdarteed loo baahan yahay in ay mulimiintu ay soo dhamaystiraan inta kale.
Ciddii doonaysa in dar Ilaahay ay ula baxdo sadaqo waxay ku soo diri kartaa Accoonadan

Dahabshiil : 000100
Amal : 0704041022501

Teleefaonadan la xiriir:

Sheekh C/qaadir Nuur Faarax 00 2525 74 6134
Xaaji Yuusuf Jaamac Dagal (Cambe) 00 2525 79 4245
Yaasiin C/laahi Maamulaha Masjidka 00 2525 72 4462
*Arabman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2297
Joined: Fri May 04, 2007 2:17 pm

Re: Reer Garoowe shelling out $150,000 for Mosque

Post by *Arabman »

The title is misleading. They aren't "shelling out $150,000"; they only got $20,000, and need $134,000 in contributions. But, what about the Ethiopian gin that many Garooweians drink? Shouldn't the problem of alcoholism be solved?
DONKEYMAN
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1099
Joined: Fri Jan 23, 2004 7:00 pm
Location: Somalia
Contact:

Re: Reer Garoowe shelling out $150,000 for Mosque

Post by DONKEYMAN »

Arabman, that is of no cencern to you. We promote democracy and freedom of individual rights.
cabdallah252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3226
Joined: Fri Apr 27, 2007 9:25 pm
Location: Greater Majeerteeniya

Re: Reer Garoowe shelling out $150,000 for Mosque

Post by cabdallah252 »

419 nigerian-like internet fraud scams hit somalia?, scamming hard working diasporans of there money Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Spragga Benz
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1736
Joined: Mon Jul 05, 2004 7:00 pm
Location: ceelka bardacad, gaalkacyo

Re: Reer Garoowe shelling out $150,000 for Mosque

Post by Spragga Benz »

Arabman, at least there is a police in Garowe to intercept these ethiopian bottles of liquor and destroy them and a local newsoutlet to report about this incident. Worry about the other Somali cities with no authority whatsoever.
DONKEYMAN
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1099
Joined: Fri Jan 23, 2004 7:00 pm
Location: Somalia
Contact:

Re: Reer Garoowe shelling out $150,000 for Mosque

Post by DONKEYMAN »

No he wants you to chop off legs and hands. Laughing Arab barbarians
*Arabman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2297
Joined: Fri May 04, 2007 2:17 pm

Re: Reer Garoowe shelling out $150,000 for Mosque

Post by *Arabman »

[Arabman, at least there is a police in Garowe to intercept these ethiopian bottles of liquor and destroy them and a local newsoutlet to report about this incident. Worry about the other Somali cities with no authority whatsoever.]

The police are doing a miserable job; they caught 300 empty gin bottles.
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Reer Garoowe shelling out $150,000 for Mosque

Post by paidmonk »

The police are doing a miserable job; they caught 300 empty gin bottles.
----------------------------------------

Which tells you that the bottles were just being recycled. The locals probably bought the empty bottles from another group, and they were setting up a bottling factory of their own.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Reer Garoowe shelling out $150,000 for Mosque

Post by DawladSade »

Maashaalah. up
*Arabman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2297
Joined: Fri May 04, 2007 2:17 pm

Re: Reer Garoowe shelling out $150,000 for Mosque

Post by *Arabman »

[Which tells you that the bottles were just being recycled. The locals probably bought the empty bottles from another group, and they were setting up a bottling factory of their own.]
----------------------------------------

Waxaa indhawaale caan ku noqotay Caasumada Garoowe isticmaalka noocyada kala duwan ee daroogada , waxaana inta badan suuqyada lagu arkaa gaar ahaan xiliyada habeenka dhalinyaro isticmaalaysa khamriga ku waa soo aan la xishoon ee si bareer ah u caba , marka ay cabbaana khamriga waxay gaystaan falal kala duwan.

>http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=10623
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Reer Garoowe shelling out $150,000 for Mosque

Post by paidmonk »

At least there's law and order. up
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Reer Garoowe shelling out $150,000 for Mosque

Post by Executive »

PaidMonk, Help us we will help you, I will send to Garowe Tomorrow Inshallah Cool

Ka qayb qaado dhismaha masjidka cusub ee Ismaaciil, LaasCanood

Waxaa dhawaan laga bilaabay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool dhismaha Masjid cusub oo loogu magacaabo Masjid Ismaaciil, kaasi oo haatan hawshiisi ay ka socoto Barxadda Ceelka Cali Barre ee badhtamaha malaagada Laascaanood.


Masaajidkan oo laga dhisayo goob muhiim ah, ayaa waxaa maalgaliyey oo dhaqaalaha ku baxaya inta badan bixiyey Saleebaan Cali Barre,isla markaana u hibeeyey dhulkaas in uu noqdo Masjid.

Masjidkan ayaa noqon doona masjidka ugu weyn magaalada Laascaanood,isaga oo noqon doona dhowr dabaq.

Hadaba waxaa laga codsanayaa dhamaan umada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan inay ka qayb qaataan dhismaha masjidkaas oo ay la xidhiidhaan uu horeyn Shiikh Saleebaan Cali Barre, Shiikh C/casiis Garaad Jaamac iyo Eng. Mukhtaar Xaaji Abshir.

masjidka ayaa hada hawshiisu si xawliya uga socotaa magaalada Laascaanood,waxaana Masjidku laga dhisayaa meesha loo yaqaan Ceelka Cali Barre,oo ah meel caan ah,isla markaana ah badhtamaha magaalada.

Hadaba hadii aad rabto inaad ka qayb qaadato dhismaha masaajidkaas Waxaad kala xidhidhi kartaa Emailkan masjidismaaciil@yahoo.com.

wixii dhaqaale ahna waxaan ku soo hagaajin kartaan Xawaaladda Amal Laascaanood.

Hassan Dirie Jama.

Contact:Info@afnugaal.com.

Or xassand2000@yahoo.com

Laughing ^ Only Xawalada Amal WTF? Laughing
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Reer Garoowe shelling out $150,000 for Mosque

Post by paidmonk »

The NPLF is willing to compromise. Smile
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”