Page 1 of 2
BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY TO BADHAN. WARSANGELI ALERT
Posted: Mon Sep 03, 2007 3:43 am
by Hiiraan boy
Ciidamada Somaliland oo soo gaadhay Shimbiraale iyo ciidanka Puntland oo heegan sare la gashay
Warkii 03-Sep-2007 iyo Qormadii: c/qaadir gaabuush
Dagaalo si toosa fooda la isu daro ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhexmaraan ciidamada Maamulada Somaliland iyo Puntland duleedka degmada badhan ee gobolka sanaag...
Xiisadan colaadeed ayaa timid kadib markii shalay galab ay ciidanka maamulka lamagac baxay Somaliland ka soo ruqaan sadeen fadhiisi mahoodii hore iyagoona soo degay meesha lagu magacaabo Shimbiraale oo masaafo yar u jirta degmada badhan ee gobolka Sanaag...
Mar aanu saaka la xidhiidhnay taliska ciidanka daraawiishta ee gobolka Sool jiida dhi-cadeeye ayaa waxay afnugaal.com u xaqiijiyeen jiraanta xiisada colaadeed ee ka taagan gobolka sanaag, iyagoona intaasi ku daray in ciidanka daraawiishta puntland e ku sugan gobolka Sanaag ay isla xalaytaba degaan meel u muuqata meesha ciidanka Somaliland degeen ..
Dhinaca kale warar aanu iyana ka helayno degmada Ceeri-gaabo ee caasimada Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in madaxda maamulka Somaliland ee gobolkaasi ay beryahan danbeba ku howlanaayeen abaabul dhinaca ciidamada ah kaas oo aan hada ka hor la ogayn meesha uu si toosa ugu wajahan yahay..
Labada maamul ee puntland iyo Somaliland ayaa horaantii sanadkan aynu ku jirno uu dagaal faraha looga gubtay ku dhexmaray gobolka sanaag , kaas oo ay puntland sheegatay in ay ku jenisay ciidanka Somaliland isla markaana gaadiid dagaal uga qabsatay..
Maamulka Hargaysa ayaa la sheegay in waji gabax ka soo gaadhay dagaalkaasi iyadoo uu madaxwayne riyaale ku eedeeyey wasiirkiisii gaashaan dhiga in uu dagaalka si xun umaamulay..
C/qaadir Gaabuush
Afnugaal.com
gaabuush6@hotmail.com. +256774833715
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY TO BADHAN. WARSANGELI ALERT
Posted: Mon Sep 03, 2007 3:52 am
by Hiiraan boy
will warsangeli survive or become langaab?? from 20,000 warsangelis in the world to 500
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY TO BADHAN. WARSANGELI ALERT
Posted: Mon Sep 03, 2007 3:55 am
by Advocatar
maxaa kaa galey you fuking fag...........dont u have some homosexually stuff today, say parade around with ur dead boyfriends picture.
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY TO BADHAN. WARSANGELI ALERT
Posted: Mon Sep 03, 2007 3:56 am
by Hiiraan boy
[quote="Advocatar"]maxaa kaa galey you fuking fag...........dont u have some homosexually stuff today, say parade around with ur dead boyfriends picture.[/quote]
ilkayarow afkaga iga leexi or il b.itch slap you back to gedo
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY TO BADHAN. WARSANGELI ALERT
Posted: Mon Sep 03, 2007 3:59 am
by Advocatar
I'd rather be ilkayar, ilka-dhadheer, ilka-qaloocan..........then a fruity piece of sh!t who claims to be a dead homo, in your location it says ur from california, any chance u reside in san fransisco?
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY TO BADHAN. WARSANGELI ALERT
Posted: Mon Sep 03, 2007 4:14 am
by PosH
LOOOOOL @ Advo. Maybe Galia and Hiiranboy should get together since they're both flamin fags.

Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY TO BADHAN. WARSANGELI ALERT
Posted: Mon Sep 03, 2007 4:18 am
by Somalian_Boqor
Garoowe: Ciidamo ka tirsan Maamulka Somaliland oo usoo ruqaansaday gobalka Sanaag iyo kuwa Puntland oo heegan la galiyay.
3. september 2007
Badhan(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya degmada Badhan ee gobalka Sanaag ee dowlad gobaleedka Puntland ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Maamulka la baxay Somaliland ay goobahaasi ka wadaan dhaqdhaqaaq ciidan ayadoo kuwa Puntland heegan sare la galiyay.
Warka ayaa sheegaya ciidamada ka tirsan maamulka Hargeysa ay ka soo guureen fariisin ay daganaayeen ayagoo soo gaaray deegaanka Shimbiraale oo aan Masaafo dheer ka fogeyn magaalada Badhan.
Ciidamada dowlada gobaleedka Puntland ee jooga gobalka Sanaag ayaa lugu waramayaa in ay saaka dageen meelo aan waxba ka fogeyn goobta ay joogaan ciidamada Maamulka Daahir Riyaale Kaahin.
Gudoomiyaha gobalka Sanaag Maxamuud Siciid Nuur oo jooga Magaalada Garoowe oo AllPuntland uwaramay ayaa sheegay in ciidamadooda Puntland ahaan ay halkaasi joogayaan hadii weerar lugu soo qaadan ay iska difaacayaan.
Maxamuud Siciid Nuur wuxuu kaloo sheegay in ay gobalkaasi ka da'een roobab mahiigaan ah isagoo sheegay in roobabkaasi kuwoodii ugu cuslaa ay ka da'een degmada Badhan ,isagoo intaasi raaciyay in uu khasaare dhinaca xoolahaa geystay.
Warar ugu danbeeyey ee laga helayo dhaqdhaqaaq Milateri ee halkaasi ka jira ayaa lasheegayaa in aysan Saaka ilaa xalay jirin wax dhaqdhaqaaq ah oo ay sameeyeen ciidamada Maamulka la baxay Somaliland.
Gudoomiyaha gobalka Sanaagna wuxuu sheegay in hadii weerar kaga yimaado ciidamadaasi ay iska difaaci doonan ,isagoo sheegay in ay baaqyo badan dhowr jeer ujeediyeen.
Horaantii sannadkan ayay ahayd markii ay dagaalo qaraar dhexmareen Maamulada Hargeysa iyo Garoowe ,waxaana lasheegay in ay dagaaladaasi ku awood roonaadeen ciidamada Puntland ayagoo gacanta ku dhigay Magaalada Badhan isla markaana ciidamada Somaliland laga qabsaday gaadiid dagaal.
Faarax C/qaadir Geylan
AllPuntland
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY TO BADHAN. WARSANGELI ALERT
Posted: Mon Sep 03, 2007 4:19 am
by Hiiraan boy
somaliland will fukk puntland up like ilkoyar fuked them up kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY TO BADHAN. WARSANGELI ALERT
Posted: Mon Sep 03, 2007 4:22 am
by Somalian_Boqor
^^^ Somalidiid will be karbashed once in 4 all.
I just hope shit heats up enough to deliver a good karbashing.
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY TO BADHAN. WARSANGELI ALERT
Posted: Mon Sep 03, 2007 4:28 am
by Midhisho
Are you sure this isn't just the Sanaag JSL military division ?
the Isaaq galbeedians aren't even bothering posting the news if its real.
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY TO BADHAN. WARSANGELI ALERT
Posted: Mon Sep 03, 2007 4:39 am
by gurey25
everytime a somaliland soldier goes out of the barracks to get some fresh air and have a piss,
it is reported in Puntland news as a major movement of JSL units in Sanaag.
when 3 or more go out for a walk, it is reported as an aggressive deployment

Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY TO BADHAN. WARSANGELI ALERT
Posted: Mon Sep 03, 2007 4:40 am
by Advocatar
Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY TO BADHAN. WARSANGELI ALERT
Posted: Mon Sep 03, 2007 6:39 am
by Executive
I see the Slanders are already preparing excuses. If you are armed and going to Warsangeli Deegaans everyone knows the deal.
when you lose don't say we were looking for tuna or it was just a exercise with 13 men.

Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY TO BADHAN. WARSANGELI ALERT
Posted: Mon Sep 03, 2007 7:19 am
by gurey25
but what if they really had cravings for tuna

Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY TO BADHAN. WARSANGELI ALERT
Posted: Mon Sep 03, 2007 7:23 am
by The_Emperior5
why are they even bothering maxaad maakhir maakhir kala dagaalami
