Gobolka Hiiraan oo dhistay Ciidan Daraawiish

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Gobolka Hiiraan oo dhistay Ciidan Daraawiish

Post by Hiiraan boy »

3/9/07- (Beledweyne); Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Midka Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka ayaa maanta ka qaybgalay Munaasibad lagu dhisay ciidan hubeysan oo loo baxshay Daraawiishta Gobolka Hiiraan.

Ciidankan uu dhisay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa waxaaa laga kala keenay inta badan beelaha dega Gobolka Hiraan, waxaana loogu talogalay in ay wax ka qabtaan ammaanka sii xumaanaya ee degmooyinka Hiiraan.

Sida uu sheegay Yuusuf Dabageed, Ciidamada Daraawishta oo ah maleeshiyadii hore, waxaa ay qabanayaan Hawlaha aysan qaban karin Booliiska da’da noqday, maaddaama xaaladda Soomaaliya ay isbedeshay.

Gobolka Hiiraan waxaa ka dhaca falal lagu dhaco gaadiidka, islamarkaana ay maleeshiyo hubaysani r ku dilaan dadka rakaabka ah ee ku safra waddooyinka Gobolkaas ee u socda Gobolka kale ama degmooyinka Hiiraan.

Weriyeyaasha ku sugan Hiiraan waxaa ay leeyihiin dhismaha Ciidamadaan oo kale oo aan laga aqoon Gobolkaas, waxaa ay muujinaysay sida uu Guddoomiyaha cusub u doonayo in uu dhisto cudud Ciidan oo uu isaga difaaco inta badan Beelaha Gobolka Hiiraan oo diiday dhismaha Maamulka uu hoggaaminayo oo lagu magacaabay wareegto uu soo saaray Madaxweynaha, laguna kala diray maamulkii uu Magacaabay Wasiirka Koowad.
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Gobolka Hiiraan oo dhistay Ciidan Daraawiish

Post by MJ-Pride »

Its Majeerteen influenced hence the Daraawiish name. Once again xaawaadle are proven to be foot soilders.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Gobolka Hiiraan oo dhistay Ciidan Daraawiish

Post by Hiiraan boy »

[quote="MJ-Pride"]Its Majeerteen influenced hence the Daraawiish name. Once again xaawaadle are proven to be foot soilders.[/quote]

majerten and talyaani were karbashed by dhulbahanta xiligi mad mullah

what do they know about darawiish
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Gobolka Hiiraan oo dhistay Ciidan Daraawiish

Post by MJ-Pride »

[quote="Hiiraan boy"][quote="MJ-Pride"]Its Majeerteen influenced hence the Daraawiish name. Once again xaawaadle are proven to be foot soilders.[/quote]

majerten and talyaani were karbashed by dhulbahanta xiligi mad mullah

what do they know about darawiish[/quote]

Remember when a Majeerteen Sarkaal went to Hiraan and recruited about 300 Xawaadle foot soilders to pit them against Habar Gedir only to be undressed at gun point by habar gedirs? Half Of Xawaadles run to Bletwyen and fired guns to the sky. Fullay Cirkii Toogta ah.
Laughing Very Happy Cool Laughing Very Happy Laughing
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Gobolka Hiiraan oo dhistay Ciidan Daraawiish

Post by Executive »

These are to be TFG soldiers, fuk Yusuf Dabageed and TFG



*

MJ Pride

Darwiish used to control Hiiraan and they had a fort there called Amiin, Also one of Siyaad Barres Darwiish unit used to be based in BeledWeyne. Darwiish name kuma cusub Hiiraan
User avatar
Somali2003
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
Contact:

Re: Gobolka Hiiraan oo dhistay Ciidan Daraawiish

Post by Somali2003 »

The Daraawish army of Abdullah Hassan were composed of many clans, chief among them is Warsans and Dhullos. They were the pillars of its foundation.
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Gobolka Hiiraan oo dhistay Ciidan Daraawiish

Post by MJ-Pride »

[quote="Executive"]These are to be TFG soldiers, fuk Yusuf Dabageed and TFG



*

MJ Pride

Darwiish used to control Hiiraan and they had a fort there called Amiin, Also one of Siyaad Barres Darwiish unit used to be based in BeledWeyne. Darwiish name kuma cusub Hiiraan[/quote]


I know but I was just telling Hawaarle that this is Majeerteen influenced move. Majeerteens are doing everything to inay kala sifeeyaan Hawiye savages. Sacads are already true dabadhilifs. Its either you be my foot soilder or against up
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”