Mujaahid Minister Mudane Yusuf Ciise Talaabo speaks out

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Mujaahid Minister Mudane Yusuf Ciise Talaabo speaks out

Post by XidigtaJSL »

Wasiir Talaabo Oo Ku Eedeeyey Culimada Tabliiqiyiinta iyo Hay’adaha Qaramada Midoobay inay Wadaan Af-caal ay ku Mideynayaan Somaliland iyo Somalia.

--------------------------------------------------------------------------------



(Yuusuf Ciise Talaabo)
hadhwanaag 2007-09-03 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Cadaaladda Somaliland Md. Yuusuf Ciise Talaabo ayaa ku eedeeyey Wadaada Tabliiqiyiinta iyo Hay’adaha Qaramada Midoobay inay iyagu wadaan, inay labada dal ee Somaliland iyo Soomaaliya isku daraan oo ay kolba meel tagayaan, isla markaana waxa uu qodob dastuuriya ku tilmaamay inaan wakhti Xaadirkan labada Beelood ee Hawiye iyo Daarood midna aanu Somaliland iman Karin, oo haday is-dilayaan iyo haday is-deynayaan ay iyaga u yaalo.

Sida waxa uu Wasiir ku-xigeenku ka sheegay hadal uu ka jeediyey doraad Munaasibadii furitaanka Sanad dugsiyeedka Iskuulka Hoose Dhexe Sare ee British International School oo lagu qabtay xarunta Dugsigaasi ee Magaaladda Hargeysa.

“Wadaada Tabliiqa oo leh afartan Cisho aynu baxno oo Beydhabo tagaya ama ka soo qaadaya Baydhaba oo halkan keenayaa, labaatan bax walaal oo kaalay oo tag, waar adna miyaad isku wadaa” ayuu yidhi Wasiir ku-xigeenku isaga oo ku eedeeyey Culimada tabliiqiyiintu inay wadaan isku dhex milanka labada dal Somaliland iyo Soomaaliya.

Sidoo kale waxa uu Hay’ada Qaramada Midoobay ku eedeeyey arrintan
“Hay’adaha UN-ta ayaa la mid ah oo kolna siminaar halkaa [Soomaaliya] u sii sida, marna halkan u soo sida, labadaa qoloba labada dal [ Somaliland iyo Soomaaliya] way isku darayaan ee yar iyo weyba ha laga feejignaado” ayuu yidhi.

Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa raaciyey oo uu yidhi.“ Ethiopia dad lugeynayaa ayaa ina soo galay, Saaxib-tinimo Siyaasadeed ayeynu lahayn ee is-dhexgal maynaan lahayn halkaana waxaad mooda in laynaga soo galay” ayuu yidhi Yuusuf Ciise Talaabo.

Md. Yuusuf Ciise Talaabo waxa uu sheegay in Geela bada iyo Geela Beriga la kala ilaaliyo. “Wax-ba yey soo qixin Qaxoontiga Soomaaliya” ayuu yidhi.

“Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Culimada tabliiqiyiinta ha lala hadlo, waloow culimada aanu isku seegnay, waxaanu wax walba ka jecelnahay ayaa jira oo ah wadankii aynu u soo hal-ganay inaan dib isugu noqon [Soomaaliya], ayaanu wadaad iyo waranle-ba ka jecelnahay” ayuu yidhi Yuusuf Ciise.

Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi.“Waxaanu Wadaada ku saxaynaa, oo aan culimada tabliiqa ku saxaynaa, waar ragbaa xadkii haysta, walaahi inaydaan ka dagayn Xajka hadaad na seegtaan oo aydaan na walaaqin wadaadku arrimaha ha iska hubsado”

“Wadaadku, wadaadka kale yaanu u san-qanin, waagi dhaweyto waxaan halkan ka idhi halkaa [Soomaaliya] ay Maxaakiimtu ka soo baxday qibladiina maaha kabcadiina maaha ee yaan loo sacabinin, wadaadka walaalo ayeynu nahay, waxba yaan la isa salaamin wadaadka halkaa ha la iska salaamo oo yaanu soo qixin”

“Wadaadka Ereteria la haystaa yuu soo qixin maqaadi karno inaguye, inteena yar ayenu ilaashano” ayuu yidhi Yuusuf Ciise Talaabo.

“Hawiye iyo Daarood midna halkan [ Somaliland ] uma furna waa dadkaynu ka diigoosanaynay haday is-dilayaana iyaga ayey u taala haday is-deynayaana iyaga ayey u taala waana da iyaga ayey u taala waana dastuuri inaanay ina soo dhex-gelin wakhtigan” ayuu yidhi Yuusuf Ciise Talaabo oo ku tilmaamay inay arrin dastuuriya tahay inaanay Hawiye iyo Daarood soo dhex-gelin Somaliland .


Mustafe Cabdi Maxamed [Mustafe-Janaale]
Reporter Hadhwanaagnews.com/Hargeysa
E-mail, janaale94@yahoo.com
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Mujaahid Minister Mudane Yusuf Ciise Talaabo speaks out

Post by XidigtaJSL »

“Wadaada Tabliiqa oo leh afartan Cisho aynu baxno oo Beydhabo tagaya ama ka soo qaadaya Baydhaba oo halkan keenayaa, labaatan bax walaal oo kaalay oo tag, waar adna miyaad isku wadaa” ayuu yidhi Wasiir ku-xigeenku isaga oo ku eedeeyey Culimada tabliiqiyiintu inay wadaan isku dhex milanka labada dal Somaliland iyo Soomaaliya.

True said
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Mujaahid Minister Mudane Yusuf Ciise Talaabo speaks out

Post by XidigtaJSL »

Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa raaciyey oo uu yidhi.“ Ethiopia dad lugeynayaa ayaa ina soo galay, Saaxib-tinimo Siyaasadeed ayeynu lahayn ee is-dhexgal maynaan lahayn halkaana waxaad mooda in laynaga soo galay” ayuu yidhi Yuusuf Ciise Talaabo.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Mujaahid Minister Mudane Yusuf Ciise Talaabo speaks out

Post by XidigtaJSL »

Md. Yuusuf Ciise Talaabo waxa uu sheegay in Geela bada iyo Geela Beriga la kala ilaaliyo. “Wax-ba yey soo qixin Qaxoontiga Soomaaliya” ayuu yidhi.

Afkaaga caano lagu qabey Mudane Talaabo, the refugees from Xamar need not come to Somaliland, our meager resources are for Somalilanders first and formost
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Mujaahid Minister Mudane Yusuf Ciise Talaabo speaks out

Post by XidigtaJSL »

“Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Culimada tabliiqiyiinta ha lala hadlo, waloow culimada aanu isku seegnay, waxaanu wax walba ka jecelnahay ayaa jira oo ah wadankii aynu u soo hal-ganay inaan dib isugu noqon [Soomaaliya], ayaanu wadaad iyo waranle-ba ka jecelnahay” ayuu yidhi Yuusuf Ciise.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Mujaahid Minister Mudane Yusuf Ciise Talaabo speaks out

Post by XidigtaJSL »

Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi.“Waxaanu Wadaada ku saxaynaa, oo aan culimada tabliiqa ku saxaynaa, waar ragbaa xadkii haysta, walaahi inaydaan ka dagayn Xajka hadaad na seegtaan oo aydaan na walaaqin wadaadku arrimaha ha iska hubsado”

“Wadaadku, wadaadka kale yaanu u san-qanin, waagi dhaweyto waxaan halkan ka idhi halkaa [Soomaaliya] ay Maxaakiimtu ka soo baxday qibladiina maaha kabcadiina maaha ee yaan loo sacabinin, wadaadka walaalo ayeynu nahay, waxba yaan la isa salaamin wadaadka halkaa ha la iska salaamo oo yaanu soo qixin”
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Mujaahid Minister Mudane Yusuf Ciise Talaabo speaks out

Post by XidigtaJSL »

“Wadaadka Ereteria la haystaa yuu soo qixin maqaadi karno inaguye, inteena yar ayenu ilaashano” ayuu yidhi Yuusuf Ciise Talaabo.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Mujaahid Minister Mudane Yusuf Ciise Talaabo speaks out

Post by XidigtaJSL »

Hawiye iyo Daarood midna halkan [ Somaliland ] uma furna waa dadkaynu ka diigoosanaynay haday is-dilayaana iyaga ayey u taala haday is-deynayaana iyaga ayey u taala waana da iyaga ayey u taala waana dastuuri inaanay ina soo dhex-gelin wakhtigan” ayuu yidhi Yuusuf Ciise Talaabo oo ku tilmaamay inay arrin dastuuriya tahay inaanay Hawiye iyo Daarood soo dhex-gelin Somaliland .


You heard the Mujaahid Minister Talaabo stay away from Somaliland Dooro, Hawiye and the rest of you Yam yam iyo Qadaadweynta, we don't want you, get over it
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: Mujaahid Minister Mudane Yusuf Ciise Talaabo speaks out

Post by wadaniweyn1 »

waar fukk that somalidiid fagart aad sheegaysiid , hooyadiisa wase should be shot
4 high treason when inshaa allah the time comes and wallahi if i ever get the chance
i will see to it that he gets wat he's asking for and deserve Cool
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Mujaahid Minister Mudane Yusuf Ciise Talaabo speaks out

Post by LiQaaye_TDH »

^^SHEEGATO

Mansha allah Mujaahid Talaabo finally speaks out.. His a very silent man, dont talk much... but its good to see him pointing out the reality...
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Mujaahid Minister Mudane Yusuf Ciise Talaabo speaks out

Post by XidigtaJSL »

Gudhuuweyn Mudane Talaabo is the justice minister of JSL, you can never touch him, if you do your hands will be cut
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Mujaahid Minister Mudane Yusuf Ciise Talaabo speaks out

Post by XidigtaJSL »

Liqaaye

Abti Talaabo is a straight shooter, no suger coating in his words, I remember when the Wadaado ICU were threatning to invade Somaliland while many wadaado in Somaliland were in favor of Shareeca Talaabo said "Waar nimankiinan wadaadada ah maxaad Xamar uugu sii wada jeedaan ee aad dalkiina Somaliland ka weydeen oo aad u aamini la'adiin idinkaa Reer Xamar iyo Somalida kaleba dinta iyo xaramkaba uuga dhaw"

“Wadaadku, wadaadka kale yaanu u san-qanin, waagi dhaweyto waxaan halkan ka idhi halkaa [Soomaaliya] ay Maxaakiimtu ka soo baxday qibladiina maaha kabcadiina maaha ee yaan loo sacabinin, wadaadka walaalo ayeynu nahay, waxba yaan la isa salaamin wadaadka halkaa ha la iska salaamo oo yaanu soo qixin”
Last edited by XidigtaJSL on Tue Sep 04, 2007 3:33 pm, edited 1 time in total.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Mujaahid Minister Mudane Yusuf Ciise Talaabo speaks out

Post by XidigtaJSL »

Hawiye iyo Daarood midna halkan [ Somaliland ] uma furna waa dadkaynu ka diigoosanaynay haday is-dilayaana iyaga ayey u taala haday is-deynayaana iyaga ayey u taala waana da iyaga ayey u taala waana dastuuri inaanay ina soo dhex-gelin wakhtigan” ayuu yidhi Yuusuf Ciise Talaabo oo ku tilmaamay inay arrin dastuuriya tahay inaanay Hawiye iyo Daarood soo dhex-gelin Somaliland .

Cool
User avatar
Midhisho
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 364
Joined: Mon Aug 06, 2007 5:30 pm
Location: Republic of Somaliland and bounty states of former buntland

Re: Mujaahid Minister Mudane Yusuf Ciise Talaabo speaks out

Post by Midhisho »

Xidigta

when is the gadhweynes taking care of the warsans in Sanaag.
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: Mujaahid Minister Mudane Yusuf Ciise Talaabo speaks out

Post by Phd in naago kudis »

XidigtaJSL

saaxib my somali bad

can you sumarise it in english what this great man has said?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”