Khilaaf dhinaca Maaliyadda ah oo soo dhex galay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Geeddi
Ilo wareed oo ku dhaw dhaw Dowladda Soomaaliya ayaa inoo xaqiijiyay in xilligan khilaafkii ugu darnaa u dhaxeeyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi.
Khilaafkan ayaa waxaa uu salka ku haaya sida la sheegay lacago laga keenay Sacuudiga, iyadoo Madaxweynuhu soo daabacday Lacag faalis ah oo tii ugu badneyd xilligan taala Xarunta Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.
Warku wuxuu intaas ku darayaa in Guddoomiyaha Baarlamaanka soo dhexgalay khilaafka Labada Mas’uul waxaase jirta in la xalin waayay.
Ra’iisal wasaare Geeddi ayaa la sheegay inuu ku shubtay Banki Lacag fara badan oo uu ka keenay Sacuudiga kol hore balse Madaxweynuhu ayaa ka dalbaday Wasiirka koowaad in Lacagtaas ku soo celiyo gacanta Dowladda.
Arrimaha kale ee labada Mas’uul isku haystaan ayaa waxay tahay awooda dhinaca Maamulka oo la sheegay in mid walba shirkado shisheeye heshiis kula galay bariis lagu sameeyo shidaalka ku jira dhulka Soomaaliya.
Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradiin007@hotmail.com
Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya
Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
casho yusuf mad cause ghedi put saucidi money in bank
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: casho yusuf mad cause ghedi put saucidi money in bank
damn I heard that gheedi shares all the money given to somalia with Meles Zenawi's Family.
I want to see TFG vs TFG
That would lead to the fall of both Gheedi and A.Yusuf
I want to see TFG vs TFG
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super

- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: casho yusuf mad cause ghedi put saucidi money in bank
Executive "Fall of Ghedi/AY"? When did they rise? 
Re: casho yusuf mad cause ghedi put saucidi money in bank
[quote="Luq_Ganane"]Executive "Fall of Ghedi/AY"? When did they rise?
[/quote]
Good point
I bet you they will be gone within 1 year, AY goes back to Puntland and Gheedi goes back to Adis Ababa
I bet you they will be gone within 1 year, AY goes back to Puntland and Gheedi goes back to Adis Ababa
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 44 Replies
- 2965 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 360 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 7 Replies
- 783 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 1 Replies
- 339 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 3 Replies
- 567 Views
-
Last post by precious_dyme
-
- 1 Replies
- 425 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 420 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 28 Replies
- 1934 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 17 Replies
- 1619 Views
-
Last post by Rebel-Lion
-
- 2 Replies
- 405 Views
-
Last post by Somali_4Life