Gudoomiye K/xigeenka 2-aad ee gudiga fulinta ee maxakmadaha
Posted: Wed Sep 05, 2007 11:26 am
Gudoomiye K/xigeenka 2-aad ee gudiga fulinta ee maxakmadaha Soomaaliyeed Sheekh C/qaadir Cali Cumar oo iska caabiyey ciidankii soo weeray saakay aroortii gurigiisa
Muqdisho
Saakay abaarihii 6dii subaxnimo ayaa agagaarka suqaweyn ee Bukaaraha waxaasoo hareyey ciidamo ka tirsan DFMG ee ay dabada ka riixayaan ciidamada cadowga u ah Somaaliya ee Itoobiya kuwaas oo weerar ku ahaa guri uu ku noolaa Sheekh C/qaadir Cali Cumar Xafidu laah ,ciidamadaas oo u jeedkoodu ahaa in ay qabtaan ama dilaan Sheekh C/qaadir Cali Cumar taasoo u suura galiweyday markii uu iska caabiyey ciidankii soo weeraray isagoona durbab dirsaday gurmad deg deg ah taasoo suurta galisay in deg deg ay u soo gaaraan gurmadii uu dirsaday halkaana lagu jabshay ciidankii soo weeraray .
Dagaal oo ahaa mid jilbaha leysku dhigtay taana waxey keentay in laga bad baadsho Gudoomiye K/xigeenka 2-aad ee gudiga fulinta ee maxakmadaha Soomaaliyeed Sheekh C/qaadir Cali Cumar lana geeyo meel amaan ah .
Ciidamadii kacdoonka ka waday ayaa iska caabiyey dib na u riixay kuwii saakay sooq aaday weerarka gaad,mada ah taana waxey ku noqotay wajigabax keentayna in ay ku fashilmaan .
Arinta ayaa waxey cadayneysa wali in ay awood xoogan ku leyihiin maxkamadii islaamka oo 6bilood waxey qabteen noqdeen kuwa siweyn loogu diirsaday taasoo wali ka goila quluubta shacabka Soomaaliyeed ee ku kala nool wadanka gudahiisa iyo dibadda
Xafiiska wararka ee ,Qaahira Masar
dayniilecom@hotmail.com