Isreal Were Invited To ICU Conference In Asmara

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Isreal Were Invited To ICU Conference In Asmara

Post by COSTA »

I am sure Afawerki (who is close friend of Israel)forced the ICU delegates to accept Israel to be part the delegation who are attending as observers

_____________________________________________

Mogadishu 06, Sept. 07 ( Sh.M.Network)- Sheekh Xasan dahir Aweys oo dad fara badani ay aaminsan yihiin inuu ka dambeeyo dagaallada looga soo hor jeedo ciidamada dowladda Ethiopia iyo kuwa Somalia ee ka jira dalka ayaa markii ugu horreysay maanta lagu arkay isagoo fadhiya safka hore ee hoolka lagu qabanayo shirka Mucaaradka ee maanta ka furmay Asmara isagoo xiran dhar uu midabkiisu cadaan xigeen yahay yahay.

eedeymaha ku aadan Argagixisada ee ay dusha kaga tuureyso koxaha ku kacsan dowladda Somalia.

Shekhu waxa uu sheegay in ay jiraan eedeymo fara badan oo dusha looga tuuro isagoo intaasi ku daray in ay eedeymahaasi ay gabi ahaanba yihiin kuwo aan sal iyo raad toona laheyn oo looga gol leeyahay in lagu meel mariyo mashaariic aan wali dhameystirmin oo uu qeyb ka yahay duulaanka lagu soo qaaday dalka Soomaaliya waa sida uu hadalka u dhigaye.

Sheekh Shariif Sh.Axmed oo hadalkiisa ku wajahaya Maamulka Mareykanka ayaa ku baaqay inuu kaalin wax ku ool ah ka ciyaaro lagdanka ka jira Soomaaliya wuxuuna xusay in siyaasadda Mareykanka ee ku aaddan Soomaaliya ay ku saleysantahay qaab aad loola fajaco.
Kulanka Maanta ka furmay magaalada asmara ee dalka Eritrea ayaa waxa kasoo qeyb galay wufuud ka kala socota caalamka oo isugu jira Qaramada Midoobay France Israa'iil iyo ururka Midowga Yurub

maadaamada shirkan la sheego in ay qaban-qaabadiisa kaalin weyn ku leeyihiin Goalaha Maxaakimta Islaamka ayaan la garaneynin sababta rasmiga ah ee ka dambeysa ka qeyb galka Israa'iil ay ka qeyb gashay furitaankii shirkaasi .

http://www.shabelle.net/2007/september/n13088.htm
*Arabman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2297
Joined: Fri May 04, 2007 2:17 pm

Re: Isreal Were Invited To ICU Conference In Asmara

Post by *Arabman »

Maybe Israel is there to ask the ICU not to help Hezbollah in the next round of war.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Isreal Were Invited To ICU Conference In Asmara

Post by Executive »

[quote="*Arabman"]Maybe Israel is there to ask the ICU not to help Hezbollah in the next round of war.[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing


Arabman come on, you could do better than that.

________________

Its a shame, What are they doing there?
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Isreal Were Invited To ICU Conference In Asmara

Post by COSTA »

60% OF ETHIOPIANS ARE MUSLIMS YOU GUYS ALWAYS SAY GAALO THIS GAALO THAT THEN YOU SIT BESIDE JEWS WHO HATE MUSLIMS MOST IN THE WORLD Laughing
*Arabman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2297
Joined: Fri May 04, 2007 2:17 pm

Re: Isreal Were Invited To ICU Conference In Asmara

Post by *Arabman »

Executive, the conference and its outcome has no bearing on the muqaawima. The struggle to liberate Somalia shall continue. My thinking is, different independent insurgencies have been formed or on their way to be formed. Those insurgencies would be self-sustaining and take orders from none.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Isreal Were Invited To ICU Conference In Asmara

Post by COSTA »

^^The guy on your avatar was at the conference and have not really complained about the Jewish presence at the conference
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: Isreal Were Invited To ICU Conference In Asmara

Post by Koronto91 »

Arabman,

Why do you even respond to a simpleton like Costa?
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Isreal Were Invited To ICU Conference In Asmara

Post by Executive »

[quote="*Arabman"]Executive, the conference and its outcome has no bearing on the muqaawima. The struggle to liberate Somalia shall continue. My thinking is, different independent insurgencies have been formed or on their way to be formed. Those insurgencies would be self-sustaining and take orders from none.[/quote]

ok fair enough
*Arabman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2297
Joined: Fri May 04, 2007 2:17 pm

Re: Isreal Were Invited To ICU Conference In Asmara

Post by *Arabman »

[^^The guy on your avatar was at the conference and have not really complained about the Jewish presence at the conference]

AFAIK, he didn't know about Israelis attending the conference. Besides, it doesn't mean he'll meet them.
siciid harti
Posts: 164
Joined: Mon Aug 13, 2007 12:34 pm

Re: Isreal Were Invited To ICU Conference In Asmara

Post by siciid harti »

ceebay tacaal Shocked Shocked Shocked
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Isreal Were Invited To ICU Conference In Asmara

Post by COSTA »

[quote="Koronto91"]Arabman,

Why do you even respond to a simpleton like Costa?[/quote]


Get dildos for your nieces why are they still single in their mid twenties uglies b!tches
*Arabman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2297
Joined: Fri May 04, 2007 2:17 pm

Re: Isreal Were Invited To ICU Conference In Asmara

Post by *Arabman »

Shirweynaha Xoreynta iyo Dib u soo nooleynta Soomaaliya oo si toos ah uga soconaya Magaalada Asmara ee Xarunta Wadanka Eritrea.

Asmara,06,September-07 (Qaadisiya.com) Shirweynihii la sugayay in muddo ah oo looga shaqeynayay sidii looxureyn lahaa Dalka Soomaaliya ayaa Maanta Saacadda Asmara marka aytahay 10:00am si toos ah uga bilowday Magaalada Asmara.

Shirka ayaa waxaa iminka kusugan safiiro iyo mas'uuliyiin sar sare oo kasocda dowladaha Carabta iyo kuwa Dariska la ah Soomaaliya iyo sidoo kale kuwa kazoo horjeeda Gumeysiga lagu hayo Shacabka Soomaaliyeed.

Shirka ayaa ugu horeyn lagu furay Aayado QUr'aan ah sida Caadada u ah Soomaaliya oo ah 100% Muslimiin, waxaana ku xigsaday Wacdi ay soo jeedinayeen Qaar kamid ah Culumaa'udiinka Soomaaliyeed ee kasoo qeybgashay Shirka Dibuheshiisiinta Beelaha Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxaa ka hadlay Shirka oo dadkii ugu horeeyay kamid ahaa Dr.Cumar Iimaan Abuubakar oo ahaa Mas'uulka ugu sareeya ee Guddiga Qaban qaabada Shirka Dib loogu xureynayo Dalka Soomaaliya.

Dr.Cumar Iimaan ayaa sheegay kana sheegay shirka in Soomaaliya ay kujirto Gumeysi isla markaana loo bahan yahay sidii looga xureyn lahaa Dalka Soomaaliya Cadowga Mudada u soo birtumanayay.

Dr.Cumar ayaa sidoo kale sheegay in aanay jirin cid ay ka qarsoon tahay shirka Maanta ka Furmay Magaalada Asmara ujeedadiisa waana sidii lagu xureyn lahaa Dalka Soomaaliya oo Gaalo Cadow soo jireen ah ay kusoo duuleen.

Sidoo kale waxa uu sheegay in dhibaatada ku dhacday Soomaaliya in ay tahay fursad laga helay Soomaalida, waxaana hormuud u ah sida Dr.Cumar iimaan uu sheegay Dabo dhilifyada Tikreega u shaqeeya ee Dowladda Federaalka loogu yeero.

Shirka oo weli sii soconaya ayaa waxaa kamid ah Mas'uuliyiinta kasoo qeybgashay Guddoomiyaha Golaha Shuurada Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed Sh.Xasan Daahir Aweys, Guddoomiye kuxigeenkii Guddiga Fulinta Golaha Maxaakimta Sheekh C /raxmaan Maxamuud Faarax (Janaqow), Macallin Xaashi Maxamed Faarax, Sh.Axmed C/llaahi Fanax, Sheekh Axmed Qare iyo mas'uuliyiin kale oo aad u fara badan, dhanka baarlamaanka xorta ahina waxaa uga qeybgalaya shirka Guddoomiyaha Baarlamaanka Xorta ah Shariif Xasan Sheekh Aadan, Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid, Dhowaan waxaan idin soo gudbin doonnaa sawirada iyo mas'uuliyiintii kale ee meesha ka hadashay iyo guud ahaan sawiradii manta inshaa allaah, waxaana idin suurageliyay xafiiska KMG ah ee Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya ee Asmara.

http://www.qaadisiya.com/2007/Seprember ... _20071.htm

Pictures of the conference:

http://www.qaadisiya.com/2007/Seprember ... smara4.jpg

http://www.qaadisiya.com/2007/Seprember ... smara3.jpg

http://www.qaadisiya.com/2007/Seprember ... smara2.jpg
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Isreal Were Invited To ICU Conference In Asmara

Post by COSTA »

[quote="*Arabman"][^^The guy on your avatar was at the conference and have not really complained about the Jewish presence at the conference]

AFAIK, he didn't know about Israelis attending the conference. Besides, it doesn't mean he'll meet them.[/quote]


Everyone knows Afawerki is close friend of Israel even when he gets sick he goes to Israel and the ICU must have known that they are going and seeking refugee in a Christian controlled country my Eritrean friend who is Rashiidi even told me Eritrean muslims are not happy Somali muslims working with Eritrean kaafir dictator
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: Isreal Were Invited To ICU Conference In Asmara

Post by Koronto91 »

Arabman,

Thanks for the links. It looks like the meeting is well underway.

up
*Arabman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2297
Joined: Fri May 04, 2007 2:17 pm

Re: Isreal Were Invited To ICU Conference In Asmara

Post by *Arabman »

[Everyone knows Afawerki is close friend of Israel even when he gets sick he goes to Israel and the ICU must have known that they are going and seeking refugee in a Christian controlled country my Eritrean friend who is Rashiidi even told me Eritrean muslims are not happy Somali muslims working with Eritrean kaafir dictator]

Prove that Afawerki went to Israel at least one time.

Koronto91, adaa mudan.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”