Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka badbaaday isku dey dil ah oo lala damacsanaa
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) ayaa ka badbaaday isku day dil, ka dib markii qarax lala beegsaday xalay gaari uu saarnaa oo marayay gudaha magaalada B/weyne.
Wararka ayaa sheegaya in Qaraxan loo adeegsaday bam gacmeed, iyadoo xilliga Qaraxa uu dhacayay ay ahayd 12 kii habeenimo , iyadoo qaraxa ka dib tacshiirado ay fureen ilaaladiisa , waxaana rasaastaas ku geeriyooday nin ganacsade ah oo dukaan ku lahaa agagaarka goobta qaraxa uu ka dhacay halka mid kalena uu ku dhaawacmay.
Yuusuf Dabageed oo saaka Magaalada B/weyne kula hadlayay Wariyaasha ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku dey dil ah oo Naftiisa lagu khaarajin lahaa,wuxuun a sheegay in Ciidamada Gobolka Baaritaano wadaan.
Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa saakay waxaa isku gadaamay ciidamo boolis ah oo baaritaano ka bilaabay halkaas sida ay sheegayan wararka naga soo gaaraya Magaalada B/weyne ee Bartamaha dhulka Soomaaliya.
Lama oga wali kooxaha ka dambeeya weerarkaan bambaano ee lagu qaaday guddoomiyaha gobolka Hiiraan sidoo kale lama oga in falkan xiriir la leeyahay Qaraxyada iyo dilalka maalin walba ka dhaca caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
xawaadle mujahds almost killed dhabadhilifa dabageed
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: xawaadle mujahds almost killed dhabadhilifa dabageed
Does Dabageed have much support in Hiiraan?, and what side is beesha agoon on?
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: xawaadle mujahds almost killed dhabadhilifa dabageed
[quote="Executive"]Does Dabageed have much support in Hiiraan?, and what side is beesha agoon on?[/quote]
abti waxaas ma fiicno. xawaadle mujahids are from all xawaadle. dabageed dont have much support. his only there cause of xabashis protecting him.
abti waxaas ma fiicno. xawaadle mujahids are from all xawaadle. dabageed dont have much support. his only there cause of xabashis protecting him.
Re: xawaadle mujahds almost killed dhabadhilifa dabageed
I was just asking I dont know anyone that supports him.
Do you know Laqaanyo? The Xawadle dude who is Ambassador to Ethiopia, I have been to his house once, He has pictures of Somali politicians everywhere

Do you know Laqaanyo? The Xawadle dude who is Ambassador to Ethiopia, I have been to his house once, He has pictures of Somali politicians everywhere
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: xawaadle mujahds almost killed dhabadhilifa dabageed
[quote="Executive"]I was just asking I dont know anyone that supports him.
Do you know Laqaanyo? The Xawadle dude who is Ambassador to Ethiopia, I have been to his house once, He has pictures of Somali politicians everywhere
[/quote]
that dhabadhilif's used abused. his no longer ambasador to ethiopia.
Do you know Laqaanyo? The Xawadle dude who is Ambassador to Ethiopia, I have been to his house once, He has pictures of Somali politicians everywhere
that dhabadhilif's used abused. his no longer ambasador to ethiopia.
Re: xawaadle mujahds almost killed dhabadhilifa dabageed
Daba-Geed
War wuxu magac xumaa, Mayee Daba-Alwaax
War wuxu magac xumaa, Mayee Daba-Alwaax
Re: xawaadle mujahds almost killed dhabadhilifa dabageed
Long live Hawadle........ 8)
8)
Re: xawaadle mujahds almost killed dhabadhilifa dabageed
a dead man walking 
Re: xawaadle mujahds almost killed dhabadhilifa dabageed
Wow...........
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 422 Views
-
Last post by Alchemist
-
- 1 Replies
- 1652 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 18 Replies
- 1585 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 11 Replies
- 1038 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 4 Replies
- 807 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 9 Replies
- 579 Views
-
Last post by Ayub21
-
- 3 Replies
- 781 Views
-
Last post by Murax
-
- 3 Replies
- 494 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 3 Replies
- 650 Views
-
Last post by bashe19