At last Deyniile tells the truth
Posted: Tue Sep 11, 2007 12:34 pm
http://www.dayniile.com/Setenbar/10Setenbar17.htm
Calaacalka Hawiye oo laga joogi La yahay Maqaayadaha Iyo Meelaha Lagu qaxweeyo Xili 16 Sana ah Ay Qarbudeen Dalka Qaasatan Caasimadda Soomaaliya
Xiliyadan danbe ayaa waxaa laga joogi waysan yahay meelaha lagu Qaxweeyo Iyo maqaayadaha Soomaalida iskugu imaado qaasatan bulsha weynta Hawiye oo Waayahaan danbe ku Calaa cala Maqaayadaha iyo Meelaha lagu Qaxweeyo Xili 16 ah ay qarbudaayeen Magaala Madaxda Soomaaliya Ee Muqdisho Iyo waliba Gobolada Soomaaliya
Waxaa layaab ah Bulsha weynta Reer Muqdisho oo hadda bilabay in ay calaa calaan taas oo keentay in arkeen xanuun xanuunkaas ay ku wadeen bulshada kale oo ku nooleed Soomaaliya Taasoo ayna Dareeemi Jirin balse ay hadda dareemeen
Qabiilka Hawiye ah Qabiil aan jecleen In loo Taliyo Balse aanan Doonayn in uu Taliyo ayaa Hadda Xanuun Wayn Loo Gestay Taasoo Keentay In Ay Ku calaacalaan Maqaayadaha Iyo Meelaha Lagu Qaxweeyo Iyagoo Had Iyo Jeer Isku caanaynaya dhibka Maanta Ka taagan magaalada Muqdihso in ay sabab u yihiin ayaga Ee Gacmahooda Ku keensadeen dhibaatooyinkaan Maanta Ka Jirta Dalka Soomaaliya
Waxaa Layaab ah Hadii aad Soo Socoto Maqaayada iyo Meelaha Lagu Qaxweeyo Waxaa Ku arkaysaa Soomaali oo u badan Bulsha Weynta Hawiye oo Ku Calaacalaya Maanta Dhibka Ka Jira Magaalada Muqdisho Iyo waliba Gumaadka lagu haayo Beelaha Hawiye Kuwaas oo Kuwa Kale Ka aanaynaya dhibka Maanta Ka jira Magaalada Muqdisho in ay ayaga Masuul Ka yihiin
Waxaa Horay Loo Yiri "Masaaibo qoomin Cinda Qoomin Fawaa,id" Maanta dhibka Heesta Bahweenta Hawiye Waxay Faa,iido u Tahay Dad kale oo jacel in la Gumaado Maadaama ay 16 Sano ay Gumaadayeen Qabiilada Kale oo Ku Baahsan Soomaaliya oo dhan iyagana dhaxdeeda ay iska gumaadeen
Tani Qabiilka Hawiye waxay u tahay Tusaale Aad iyo Aad u wayn ama Cibro Taasoo Ay ku Cibra qadanayaa wixii lagu hayo Waxaana Dhihi Lahaa in ay Cafis Waydiistaan Qabiilaadka Kale ay ku hayeen Gumaadka Waa hadii ay rabaan in ay Iska saaraan Dhibka Maanta Heesta waa Dhib Ay Gacantooda ku Kasbadeen
Waxaa cajiib ah intabadan hawiyiaha in ay dhahaan gumeysi ayaa nagu fadhiya xili ay wadanak ay Gumeysanayeen Beelaaha hawiye iyagoo intabadan laga dhaxlay oo kaliya in Isbaaro la dhigto inta waxgaratana la laayo
Waxaan xasuus igu ah shirkii Adisbaba loo fadhiyey 1993 ay fanaaniinta Soomaaliyeed ay ka jeediyeen shirka Soomaalida heeso iyagoona yiri intaan niilatalin Soomaaliyeed tashada xiligaa Soomaaliya oo dhan ma tashaneynin waxaa tashta laga waday Hawiyaha oo lagu yiri inta aan niila talin tashada
Waxaase igu daran mar aan magaalada Hargeysa kula kulmay shaqsi kamid ah beelaha hawiye ee Soo qaxay uu yiri walaahi Xaqbay u leeyihiin kuwa Itoobiyaanka soo kaxeystay maxaa yeelay ayuu yiri aniga diyaarad baan ku soo qaxay guri filaana waa daganahay hadana waxaan dareemayaa in aan dhibanahay bal ka waran ayuu yiri dadkii xuduuda Kenya iyaga iyo ilmahooda lugta ku tagay Kaamaka Keenya dhibkaa ogaa kala kulmay mayena xaq u laheyn dadkii sidaas ku sameyey oo aan u nixin in ay Itoobiya iyo wax kadaran u soo wataan